Monday, August 24, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Shirkan oo ay isugu yimaadeen guddiga amniga Jubbaland islamarkaana ay ka qeybgalayaan saraakiisha ciidamada xoogga dalka iyo kuwa AMISOM ayaa furmay shalay gelinkii danbe, waxaana maalintii labaad uu ka socdaa magaalada Kismaayo.   Shirkan oo uu daahfuray madaxweynaha ayaa waxaa gudoominayay madaxweyne kuxigeenka 1-aad ee Jubbaland Mudane Max'uud Sayid Aadan waxaana...
  Ra'iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa laamaha ammaanka dalkiisaa ku eedeeyay in ay ku kacaan falal argagixiso iyaga oo si sharci darro ah dadka u xira una jir dila. Kumannaan ruux oo ay ka mid yihiin dad siyaasad u xirnaa ayaa la sii daayay, bishan horraanteediina wuxuu shaqada ka tiray...
Dowlada Soomaaliya ayaa maanta gudbisey dukumenti ay uga jawaabeysey eeddo cusub oo ay ku soo dartey jawaabteedii ugu danbeysey ee dacwada badda ee Kenya iyo Soomalia oo hortaala maxkamada caalamiga ah The Hague Danjiraha dowladda Soomaaliya ee midowga Yurub Cali Saciid Faqi oo faah faahin ka bixiyay jawaabta ay gudbisay...
Maxkamad ku taalla magaalada Ottowa ee dalka Canada waxa ay ku xukuntay 15 sano oo xabsi ah ku xukuntay Cali Cumar Adeer oo ah muwaadin Soomaaliyeed kadib markii lagu eedeeyay in uu ku lug lahaa afduub 2008-dii meel u dhaw Muqdisho loogu geystay gabar Wariye aheyd. Dacwadda Cali Cumar Adeer...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Oslo oo ay si heer sare ah ugusoo dhaweeyeen safiirka Norway u fadhiya Soomaaliya iyo Masuuliyiin ka socota Wasaaradda arrimaha dibadda Dalka Norway. Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khaye ayaa ka qeyb gelaya shirka sanadlaha...
Ilhan Cumar oo ah Gabar Asalkeedu Yahey Soomaali Haysatana Dhalashada Mareykanka ayaa ku Guuleysatey in Xisbigeedu Kalsoonida Siiyo Si ay uga Mid Noqoto Xubnaha Congress ee Nala Daawo Wacdaraha ay Dhigtey Gabadha Soomaaliyeed ee Lagu Magacaabo Ilhan Cumar. https://youtu.be/luP_d2KrZNs warsom2011@gmail.com
Somaliland oo markii ugu horeysay ka hadashay heshiiskii dhawaan Muqdisho ay ku gaareen Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa sheegtay in heshiiskaasi aanu quseyn iyaga. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Faarax (Guribarwaaqo) oo la hadlay Laanta VOA ayaa sheegay in heshiiskaas aanu...
Dowladda Soomaliya ayaa markii ugu horeysay faah faahin dheeraad ah ka bixisay heshiiskii dhaxmaray dowladdaha Itoobiya iyo Soomaaliya kaddib socdaalkii uu maalin ka hor ku yimid magaalada Muqdisho ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed. Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle oo faah faahin ka bixinayay heshiiskaasi ayaa waxaa...
Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Dr. Abiy Ahmed oo la hadlayay TV Qaranka dalka Itoobiya kaddib booqasho uu maalin ka hor ku yimid magaalada Muqdisho ayaa faah faahin ka bixiyay socdaalkiisii Soomaaliya. Abiy Ahmed ayaa sheegay in laga soo gudbbay sida uu hadalka u dhigay taariikhdii hore ee ku saleysneyd colaada...