Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Dr. Abiy Ahmed oo la hadlayay TV Qaranka dalka Itoobiya kaddib booqasho uu maalin ka hor ku yimid magaalada Muqdisho ayaa faah faahin ka bixiyay socdaalkiisii Soomaaliya.
Abiy Ahmed ayaa sheegay in laga soo gudbbay sida uu hadalka u dhigay taariikhdii hore ee ku saleysneyd colaada...
Guddoomiye ku-xigeenka koowaad dhanka Amniga iyo siyaasadda Gobolka Gedo Aadan Siraad Maxamuud ayaa sheegay in xoogagga Al-shabaab khasaare lagu gaarsiiyay duqeynta laga fuliyay deegaanka Ceel-Cadde iyo deegaanada kale ee hoos yimaada magaalada Garbahaareey ee xarunta Gobolka Gedo.
Guddoomiye ku-xigeenka ayaa intaa ku daray in wax yeello kala duwan duqeyntaasi lagu...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay magaalada Oslo ee dalka Norway, halkaasoo ay uga qeyb galayaan Madasha Oslo Forum oo ah shir sanadle ah oo ay qabato Wasaaradda Arrimaha Dibadda Norway.
Kulankan ayaa socon doona 19-20 June waxaa lagu casuumay Madax iyo...
Hal qof ayaaa ku geeriyooday, ilaa saddex qofna way ku dhaawacmeen roob dabeelo wata oo xalay ka da’ay degmadda Sallaxley oo koonfur kaga beegan magaaladda Hargeysa.
Roobkan Dabeelaha wata ayaa la sheegay in guryo badan dumiyeen oo ay ku jireen xafiiskii gudoomiyaha, cisbitaalka magaalada iyo bakhaaro ay dawladdu lahayd.
Sida uu...
Ciidamo isugu-jira kuwa Galmudug iyo Puntland ayaa maalmihii u dambeeyay howlgallo wada-jir ah oo ammaanka lugu xaqiijinayay ka wadey magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.
"Amniga hadda waa mid aad u wanagsan wax-badan ayaana is baddalay tan iyo inta ay ciidamada wada-jirka ah howlgallada billaabeen, wayna sii socon doonan." ayuu...
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in socdaan dadallo ku aadan in dib loo celiyo Macalimiinta dugsiyadda Waxbarashadda ee gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya.
Macalliinta ayaa mar
Maamulka Waxbarashadda gobolka Waqooyi Bari ayaa waxaa uu sheegay in ay muhiim tahay in dowladda dhexe ay qeyb ka qaato in dib degaanadii ay ka...
Qeybo ka mid ah waddada Maka Al-Mukarama ayaa saakay la arkayay iyagoo furan oo dib gaadiidka ay u isticmalayaan, sidoo kale waxaa la furay waddooyinka soo gala Maka Al-Mukarama oo gaadiidka aanu soo gaari jirin, isla markaana dhexda ku kala wareegi jiray.
Maalmihii aynu soo dhaaafnay ciidamada ammaanka ayaa shacabka...
Guddoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland,Xasan Maxamed Khaliif ayaa markii ugu horreysay sheegay inuu rajo ka qabo gobolka Mudug inuu hal noqdo oo hal maamul uu yeesho, wuxuu caddeeyay muddooyinkii u dambeeyay si wadajir ah inay u shaqeynayeen labada maamul.
Khaliif, ma sheegin halka maamul ee u filayo gobolka inuu yeesho,...
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa lagu waddaa in saacaddaha soo socda in uu ku dhawaaqo gole wasiirro sidda ay xaqiijiyeen mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug.
Madaxweyne Xaaf ayaa lagu waddaa in uu magaalada Dhuusa-mareeb uu kaga dhawaaqo Gole Wasiirro oo ay ka soo dhex muuqan doonaan Xubno ka tirsan...
Marka laga soo tago saameynta siyaasadeed iyo militari ee dowladda Itoobiya ay ku leedahay Soomaaliya haddana dhinaca kale tan iyo wixii ka danbeeyay heshiiskii DP World ee Dekedda Berbera waxaa jiray madmadow siyaasadeed oo soo kala dhaxgalay labada dowladdood Soomaaliya iyo Itoobiya.
Soomaaliya waxaa ay u aragtay heshiiskaa mid dhaawacaya...


















