Monday, August 24, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Ku xigeenka Ergayga Xoghayaha Guud Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Peter De Clerk ayaa sheegay in khilaafka ka taagan degaanka Tukaraq darteed ay u barakaceen dad ka badan 12 Kun oo qof. Mr. De Clerk ayaa ugu baaqay labada dhinac ee isku horfadhiya deegaankaasi in ay ka fogaadaan gacan ka hadalka,...
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya tiro madaafiic ah oo goor dhaw lagu weeraray xarunta ciidamada AMISOM ee Xalane ee degmada Wadajir. Ilo xog ogaal ah ayaa Warbaahinta warsom u sheegay mid ka mid ah madaafiicdan uu ku dhacay dugsi Qur’aan kaa oo sababay dhaawaca tiro ka badan Shan...
 Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku eedeeyay Al-shabaab iyo Ururka isku magacaabay dowladda Islaamiga ah ee Daacish in ay dhibaatooyin badan ay ka waddaan Soomaaliya, kuwaasoo halis ku ah madaxbaanidda. Waxaa uu sheegay Madaxweyne Farmaajo in Al-shabaab iyo Daacish u dhaqmaan sidii gumeytihii oo kale iyaga oo adeegsanaya Qabiil...
 Koox hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa shalay gelinkii dambe ku dilay magaalada Muqdisho oday dhaqameed ka mid ahaa ergadii soo dooratay xildhibaanada Golaha shacabka. Dilkan ayaa gaar ahaan ka dhacay degmada Dharkeenley, waxaa oday dhaqameedka la dilay lagu magacaabi jiray Ibraahim Cali Xassan, kaasoo ka mid ahaa ergadii soo...
Magaalada Nouakchott ee dalka Mauritania ayaa lagu waddaa in maanta uu ka furmo shirka caadiga ah ee Madaxda dowladaha ee Midowga Afrika. Shirkan caadiga ah ee Madaxda dowladaha ee Midowga Afrika ayaa ka mid ah shirarka Ururka Midowga Afrika, waana shirka labaad ee ururka uu yeesho sanad walba, marka laga...
Magaalada Muqdisho waxaa ka soconaya dibadbaxyo la xiriira maaalmaha xoriyada, gaar ahaan dabaal-dega munaasabada 1da Luulyo. Waxaa saaka xiran wadooyinka waa weyn ee magaalada Muqdisho, kadib markii wadooyinka lagu soo daadiyay ciidamo badan oo wata gaadiidka dagaalka, kuwaasi oo ammaanka sugaya. Jidadka muhiimka ah ee magaalada ayaa keliya saaka waxaa isticmaalaya...
Madaxda Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyyed ayaa Hambalyo Ku Aadan Sanad guurada 58'aad ee 1da July U Diray Umadda Soomaaliyeed Meel Kasta oo Ay Ku Noolyihiin iyagoo u Rajeeyey Sanadkan Kiisa Kale in ay ku Gaaraan Horumar iyo Barwaaqo. Cali Maxamed Nuux Timajilic Gudoomiyaha Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed ayaa Isaga oo...
Wararka ka imanaya gobolka dulleedka Muqdisho gaar ahaan deegaanka Siinka Dheer ayaa sheegaya in Qarax lala eegtay gadiid ay la socdeen mas’uuliyiinta gobolka Shabeellaha Hoose. Qarax oo ahaa miino dhulka lagu aasay ayaa waxaa ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac, waxaana dadka ku dhaawacmay Qaraxa ka mid ahaa...
Portugal, ayaa ka qaadeysa dalka Masar afar boqol (400) oo ka mid ah qaxooti ku nool dalkaas oo dib u dejin ka helay Portugal , waxaana ay qaadista dadkan ka dambeysay heshiis ay waddamada reer Yurub la galeen dowladda Masar, kaaso dhigaya Masar inay ka hortagto tahriibiyaasha ka...
Kooxda ISIS ama Daacish ayaa sheegatay in ay iyagu ka danbeeyeen dilka labo ruux oo ka tirsanaa shaqaalaha Wasaaradda Maaliyada dowladda federaalka oo ka dhacay Muqdisho. Wakaallada Wararka u faafisa ISIS ee Amaq ayaa lagu baahiyay sawirro iyo muuqaalo tusinaya dilkan labada ruux oo ka dhacay magaalada Muqdisho, laakiin ma...