Monday, August 24, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Maamulka gobolka Shabeellaha hoose ee Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay Buundo muhiim u aheyd marinka iyo isku socodka dadweynaha oo ay qarxiyeen Al-shabaab. Buundadan la qarxiyay ayaa la sheegay in ay muhiim u aheyd isku socodka deegaannada Qoryooley, Danaw illaa Shalanbood ee gobolka Shabeelle Hoose. Mas’uuliyiinta...
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay waddo qorshe ku aadan in xarumo Caafimaad laga furo meelaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ay kaga sugan yihiin maamul goboleedyadda. Prof. Sokor Jaamac Agaasimaha Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa sheegay in Wasaaradda Difaaca ay dooneyso in la xoojiyo adeegyadda Caafimaad ee ay helaan ciidamada xoogga dalka...
Saraakiisha caafimaadka magaalada Gaza ayaa xaqiijiyay in ugu yaraan laba ruux oo Falastiiniyiin ah ay dhinteen kadib isku-dhacdyo Jimcihi shalay Marinka Gaza ku dhexmaray ciidamada Israel iyo dad Falastiiniyiin oo mudaaharaad ka dhigay xadka Gaza. Ashraf Al-Qudra oo ah afhayeenka wasaarada caafimaadka Falastiin ayaa sheegay in labada ruux ee ay...
Dagaal Aad u Qaraar ayaa Galabta Ka Dhacay Degmada Qoryoolay ee Gobolka Shabeelaha Hoose Kaas oo La adeegsadey Madaafiic iyo Duqeymo Magaalada Lala Dhacey iyadoo lagu Soo Waramayo in Buundada Wabiga ee Magaalada Qarax Lala eegtay Taasoo ay Sameeyeen Dagaal Yahano Al-shabaab ka Tirsan oo Ciidamada Dawlada kula Dagaalama...
Mas'uuliyiinta dawladda Soomaaliya ayaa ayaa sheegay in dad ka badan 80 qof oo laga soo masaafuriyey dalka Maraykanka ay maanta yimaadeen garoonka diyaaradaha eee Aadan Cadde. Afhayeenka Wasaaradda Amniga Soomaaliya Cabdulcasiis Cali Ibraahim Xildhibaan ayaa VOA u sheegay in 83 qof oo laga keenay Maraykanka ay soo gaadheen garoonka maanta...
Dowlada Itoobiya ayaa sheegtay markii ugu horeysay in ay bilaabeyso sidii shidaal looga saari lahaa dhuka ismaamulka Soomaalida Itoobiya. Shirkadda Poly-GCL ee xarunteedu tahay dalka Shiinahaa ayaa bilowgii sanadkii hore waxa ay ka bilowday sahminta saliida iyo weliba horumarinta gooblka ay Soomaalidu degto ee dalka Ethiopia. Keydka shidaalka ee ku jira...
Saddex ka mid ah shanta dowlad goboleed ee hoos taga dowlada federaalka Somalia ayaa qaadacay qodobadii ka soo baxay shir looga hadlay arrimaha isgaarsiinta dalka oo lagu soo gebagebeeyey shalay magaalada Garoowe. Shirkan oo ay soo agaasintay Wasaaradda Warfaafinta iyo isgaarsiinta Puntland ayaa waxaa lagu casuumay masuuliyiin ka kala socotay...
Shirka Madasha shanaad ee ay ku mideysanyihiin Wasaaradda Arrimaha dastuurka ee dowladda Federaalka Soomaaliya, dowlad Goboleedyada iyo Maamulka Gobolka Banaadir oo looga doodi doono qodobo badan ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Shirka oo socon doona muddo labo maalin ah ayaa wasaaradaha iyo gobolka Banaadir ku soo bandhigi doonaan horumarka...
  Toogashada ayaa ka dhacday dhismaha Wargeyska Capital galabnimadii talaadada xiliga Maraykanka, waxaana lagu dilay dad gaaraya shan qof, tiro kalena waa dhaawac Weriye meesha joogay ayaa sheegay in qof hubaysan uu dadka ka toogtay muraayada dhismaha, shir jaraa’id oo maamulku ay qabteen ayaa lagu sheegay in ay dhacday toogasho galabnimadii...
Golaha wasiirrada Puntland ayaa  cod ku ansixiyay  magaca iyo mideynta labada hay’ad ee sirdoonka iyo nabadsugidda , kuwaaso oo looga yeeri jirey PIA iyo  PSS. Waxa qasbey in labada hay’ad la mideeyo waxaa lugu sheegay baahida loo qabo hay'add amni oo si buuxda u shaqeysa, dhawaan ayayna ahayd markii...