Madaxweynihii Hore ee Dalka Mareykanka Barack Obama ayaa Waxa uu Booqasho Ku Joogaa Dalka uu Asal ahaan kasoo Jeedo ee Kenya Halkaas oo Dad Qaraabo iyo Waalid u ahi Ku Noolyihiin
Barack Obama ayaan Wax La Taaban karo aan u Qaban Guud ahaan Dalka Kenya iyo waalidkiis oo aan Ku nooleyn...
Midnimo oo ah xaafad ay ku noolyihiin 1,100 qoys oo isugu jira qoysaskii kasoo laabtay Dhadhaab iyo qaar kamid ah dadka kusoo barakacay Kismaayo ayaa maanta la geeyay ilaa 60 xabo oo nalalka nooca ku shaqeeya cadceedda ah, kuwaa oo laga hirgelin doono xaafaddaasi.
Midnimo oo ku taal duleedka Galbeed...
Agaasimaha guud ee Wasaaradda arrimaha gudaha dowlad gobolleedka Hirshabeelle Maxamed Caruush Diiroow oo magaalada Garoowe kulan kula qaatay mas’uuliyiinta maamul gobolledka Puntland gaar ahaan madaxweyne Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas.
Agaasimaha ayaa sheegay in madaxweynaha iyo guud ahaanba mas’uuliyiinta maamul gobolleedka Puntland ka wad hadleen xiriirka labada maamul iyo kan...
Ra'isal wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu, ayaa sheegay in ciidamada Israel weerarkii ugu cuslaa tan iyo dagaalkii sanadkii 2014-tii ku qaadeen goobo ay mitidiintu ku leeyihiin marinka Qasa.
Waxa uu ra'isal wasaaraha Israel sheegay in weeraradaas lagaga falcelinayo falalka aragagixisada ah ee Xamaas oo goobahooda gantaallo lagaga ganay Israel. Waxaanu ku...
Wararka naga soo gaaraya gobolka Jubbada Dhexe gaar ahaan degmada Jilib ayaa sheegaya in Al-shabaab meel –fagaro ah ku toogteen Labo ruux oo dhalinarro ah kuwaa oo ay ku eedeeyeen in ay horay u dileen Nin reer Miyi ahaa.
Dhalinyaradan toogashada lagu fuliyay ayaa magac-yadooda lagu kala sheegay Gaabow Yare...
Dowladdaha Caalamka iyo Ururro Caalami ah ayaa si kulul u cambaareeyay Qarax-yadii shalay lagu weeraray Kontoroolka laga galo Madaxtooyadda Soomaaliya.
Dowladdaha Carabta, kuwa Yurub, iyo dalka Mareykanka ayaa sheegay in Qaraxaasi ay aad uga naxeen,islamarkaana uu ku soo aaday xilli Amniga caasimadda uu soo hagaagaayay.
Waxaa ay sheegeen in dowladda Soomaaliya...
Dowladda Soomaaliya ayaa War ka soo saartay weerarkii iyo Qaraxyadii shalay Al-Shabaab ay ku qaadeen Agagaarka Madaxtooyadda Soomaaliya.
War ka soo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya, ay si weyn u cambaaraynayso weerarkaasi.
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska,Daahir Maxamuud Geelle, ayaa sheegay in ciidamada Ammaanka dowladda Soomaaliya...
Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Labo Qarax oo maataanno ah kuwaa oo durnimadii maaanta ka dhacay Agagaarka SYL gaar ahaan meel aan ka fogeyn Isgoyska Beerta Nabada.
Wariyayaal tagay goobta ayaa sheegay in ay arkeen meydadka rag ku labisnaa dareyska ciidamada laakiin loo maleynayo in ay ahaayeen...
Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCIDEng;Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay inuu Hargeysa ku casuumi doonno Cabdikariim Sheekh Muuse Qalbi dhagax oo dhowaan laga soo daayey xabsiga Itoobiya.
Gudoomiye Faysal waxa uu sheegay inuu soo celin doonno xidhiidhkii walaaltinimo ee u dhexeeyey Soomaalidda itoobiya iyo Somaliland, waxaanu eedeeyey madaxweynaha kililka shanaad...
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Labo Qarax oo is xigay oo goor dhaw ka dhacay beer Nabada oo aan ka fogeyn Isoyska SYL ee magaalada Muqdisho.
Qaraxyada kaddib ayaa waxaa mar kaliya is qabsatay rasaas culus oo dhex martay Ciidamada Milateriga ee Ilaalada Madaxtooyada iyo rag hubeysan.
Wararka ayaa...


















