Monday, August 24, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay culima’udiinka Soomaaliyeed kala hadashay in ay qeyb ka noqdaan dagaalka lagula jiro Ururrka Al-shabaab oo todobaadyadii ugu danbeeyay xoojiyay weerarrada ka dhanka ah xarumaha dowladda. Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa kulan uu la qaatay qaar ka mid culimada Soomaaliyeed kala hadlay...
Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ah-na Ku-xigeenkiisa ee Arrimaha Maamulka iyo Maaliyadda Mudane Xuseen Maxamed Nuur ayaa xarigga ka jaray xafiiska Amniga Gobolka Banaadir oo qeyb ka ah qorsheyaasha ku qotoma dhammeystirka qaab-dhismeedka Amniga Qaranka. Guddoomiye Xuseen ayaa sheegay in maamulka Gobolka Banaadir oo fulinaya qodobbadii ka soo baxay Shirkii Amniga...
War Qoraal ah oo ka soo baxay agaasimaha hay’adda Nabad-sugida Qaranka ee NISA ayaa lagu sheegay in shaqadii laga joojiyay laba sarkaal oo sare oo ka tirsanaa hay’adda. Saraakiishan shaqo joojinta lagu sameeyay ayaa kala ah Sarreeye Guuto Cabdalla Cabdalla Maxamed oo ah Taliye xigeenka koowaad ee NISA iyo Cabdulqaadir...
                          Quraanka Kariimka ee Imam Shatiba ee ka socday Masjidka Karmel ayaa la soo gabagabeeyey tartankaan oo soo bilowday bishaan July 7 mar kay aheed ,waxaana ka qaybgalay in ka badan 350 Arday oo kula tartamaayey  1 Juz ,5 Juz ,10 Juz ,15 Juz iyo quraanka oo dhan ,ardayda ku tartamaysay...
Jaaliyadda Somaliland ee Mareykanka ayaa taageero buuxda u muujiyay shirka aayo ka tashiga ee dhawaan ka dhacay deegaanka Gacan libaax Shirkan oo ay Beelaha Garxajis ee Soomaaliland isugu yimaadeen ayaa ujeedadadiisa lagu sheegay raadinta xal waara iyo nabad ku wada noolaansho laga hirgaliyo Somaliland iyada oo la marayo hanaan awood...
Waxaa goor dhaw magaalada Brussels ee dalka Belgium-ka si rasmi ah uga furmay shir heer caalami ah oo loogu eegayo xaalada Soomaaliya iyo wax-yaabihii u qabsoomay dowladda hadda jirta. Shirkan ayaa sidoo kale dib u eegis ku sameyn doona wax-yaabihii ka hergalay shirkii horey loogu qabtay magaalada London bishii May...
Wefti iskugu jiray madax dhaqameed iyo ganacsato reer Somaliland oo afar cisho joogay Garoowe ayaaa dib ugu soo laabtay magaalada Hargeysa, waxaanay ka warbixiyeen ujeedadda safarkoodda oo ay ku sheegeen mid nabadeed. Weftigan ayaa sheegay inay ka jawaabayeen wefti hore oo uga yimid Garoowe oo ku casuumay inay Garoowe ugu...
Maalmahaan waxaa magaalada Garoowe ee xarunta Puntland hawlo nabadeyn ah u joogey Isimo ka yimid maagaalada Hargeysa, joogitaankoodana aysan saxaafaddu u dhuundaloolin. Isimadaan ka yimid magaalooyinka Hargeysa iyo Burco ayaa kulamo la qaatay qaar ka mid ah isimadda Puntland. Suldaan Siciid Maxamed Garaase oo ka mid ah isimadda Puntland ee...
Magaalada Brussels ee dalka Belgium-ka ayaa lagu wadaa in uu maanta ka furmo shirka Somali Partnership Forum looga hadlayo xaalada Soomaaliya. Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay la socdaan wafdi isugu jira Wasiirro iyo madaxda dowlad gobolleedyada ayaa ku sugan madasha shirka oo sidoo kale ay ka qeyb...
https://youtu.be/UNQxAM4woCw warsom2011@gmail.com