Sunday, August 23, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Hay’addaha ICRC ayaa ku dhawaaqday in yareyneysa howlgaladeedii samafalka ee gudaha dalka Soomaaliya sida lagu baabacay Bogga Internetka ee Relief-web sababo la xiriira xaalada dhinaca Amniga ee bilihii ugu danbeeyay soo food saaray shaqaalaha hay’adda. Warbixinta ayaa lagu sheegay bishii Maarso ee sanadkan si ula kaca ah mid ka mid...
                  Ciidamada nabad-sugidda Soomaaliya ayaa xalay weerar saqdhexe ah ku qaaday guriga wasiir ku xigeenkii hore ee wasaaradda howlaha guud iyo dib u dhiska Soomaaliya Maxamed Cumar Geedi, oo ka tirsanaa xukuumaddii Cumar Cabdirashiid. Shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay magaalada Muqdisho, ayuu wasiirka ku sheegay in ciidamada ay kasoo...
Malaayiin qof ayaa xalay oo dhan cirka ku dheegaagayay si ay indhaha u saaraan dayax madoobaadkii ugu mudadda dheera ee qarnigaan soo mara caalamka. Dayax madoobaadkan ayaa ahaa midkii ugu dheeraa qarniga 21aad, sida ay sheegayso hay'adda hawada sare u qaabilsan Maraykanka (NASA). Dadka nasiibka u yeeshay inay daawadaan dayax madoobaadka,...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta socdaal taariikhi ah ku tagaya magaalada Asmara ee dalka Eritrea. Socdaalkan madaxweynaha Soomaaliya uu maanta ku tagayo magaalada Asmara sidoo kale waxaa xaqiijiyay wasiirka arrimaha dibeda xukuumadda Asmara, waxaana lagu wadaa uu uu kulan rasmi ah...
Madax-weynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi ballaaran oo uu horkacayo ayaa lagu wadaa in maalinta berri ah booqasho taariikhi ah ku tagaan magaalada Asmara ee dalka Eritrea. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle oo xogta arintan ku saabsan la wadaagay Warbaahinta ayaa sheegay in madaxweynuhu hogaamin...
Wasiiru-dowlaha Wasaarrada Arr Diinta iyo Aw-qaafta dowladda Soomaaliya ahna ku-simaha Wasiirka Diinta Cabdixakiin Xassan Ashkir ayaa sheeegay isaga oo ku sugan dalka Boqortooyada Saudi Arabia in la bilaabayo soo qaadista xujeyda Soomaaliyeed ee guda-naya sanadkan waajibaadka Xajka. Wasiirka ayaa sheegay in Shan Shirkadood ka shaqeyn doonaan soo qaadista xujeyda Soomaalida,...
Guddiga Doorashada Pakistan ayaa sheegay in cayaaryahankii hore ee isku beddelay siyaasaiga, Imran Khan, uu ku guuleystay doorashadii baarlamanka ee dalkaas ka dhacday, hase yeeshee xisbigiisa uusan helin codad ku filan si uu dowlad usoo dhiso. Ku dhawaaqistan ayaa timid saacado kadib markii Khan uu sheegtay in xisbigiisa PT uu...
Dowladda Turkiga ayaa cambaareysay weerarkii ay Xuutiyiinta Yemen ku qaadeen Markab Shidaal oo laga leeyahay dalka Sacuudiga. “Waxaan cambaaraynaynaa weerarkii lagu qaaday laba Markab shidaal, oo laga lahaa Sacuudi Carabiya, kuwaas oo marayay Marinka Bab-el Mandeb, ayaa lagu yiri warka kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibedda ee dalka Turkiga. Turkiga aya ku...
Maxkamada ku taalla dalka Uganda ayaa xalay ridday gudoon ay ku taageerayso isbadal ay baarlamaanka dalkaasi ku sameeyeen dastuurka, taasi oo meesha ka saartay qodobkii xaddadiyay da'da cidda u tartamaysa madaxwaynanimada in ay noqoto mid ka sareysa 35 sano islamarkana uusan qofka ka waynaan 75. Garsoorayaasha ayaa xukumay in laalida...
Dabley ilaa iyo hadda aan la garan ayaa xalay toogasho ku dilay xildhibaan hore oo ka tirsanaa Baarlamaankii 9aad ee dowladdii KMG oo lagu magacaabi jiray Cali Maxamed Cabdi. Dableyda ayaa la sheegay in xildhibaanka ay ku weerareen gurigiisa, iyaga oo toogashada kaddib-na goobta ka baxsaday, waxaana geeridiisa warbaahinta u...