Monday, August 24, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Kulan Golaha Wasiirada Soomaaliya ay maanta oo Khamiis ah ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa lagu ansixiyay magacaabista Ilaa Saddex Safiir oo aan la sheegin dalalka loo magacaabay. Saddexda Safiir ee la magacaabay ayaa kala ah Maxamuud Axmed Tarsan oo ka mid ahaa La Taliyeyaasha Madaxweyne Farmaajo, C/risaaq Shoole oo  Agaasime...
Ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa lagu wadaa in maanta safarkiisii ugu horeeyay uu ku gaaro magaalada Washington ee dalka Mareyknka, isaga oo 30ka bishan-na lagu wado in uu tago magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota. Booqashadiisan ayaa imaaneysa waqti kooban oo uu xilka hayo, hasse ahaatee la leeyahay waxaa...
Maxkamadda darajada koowaad ee ciiamada qalabka sida ayaa waxay ku dhawaaqday Xukun dacwad ciqaabeed loo heystay eedeysane Jaamac Xusseen Xasan Nuuni oo xafiiska xeer ilaalinta ciidamada Qalabka sida ay ku soo eedeysay inuu ka tirsan yahay Kooxda Argagixisada Daacish una qaabilsanaa farsameynta Qaraxyada. Eedeysane Jaamac Xuseen Xasan Nuuni ayaa ka...
Waxaa soo baxaya eedeymo ay u jeedinayaan ciidamada Kenya qoysaska 46 ruux oo lagu la’yahay howlgalo ciidamada ka sameeyeen gobolka xeebta ah oo lagu baacsanayay kooxo ka tirsan Argagixisada iyo burcad. Xarun u doodda Xuquuqda Aadanaha oo lagu mgacaabo Haki Afrika ayaa sheegtay in dadka la la’yahay, ay kasoo jeedaan...
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa xalay gurigiisa degmada Waaberi ee gobolka Banaadir ka soo qabtay agaasimihii Wasaaradda Maareynta Masiibooyinka Daahir Maxamed Nuur oo lagu soo eedeeyay musuq-maasuq. Hay’adda Dambi Baarista (CID) ayaa xaqiijiyay in Daahir Maxamed Nuur oo ahaa Agaaasimihii Waaxda Dib u Dejinta Barakacayaasha,lagu soo eedeeyay musuq–maasuq xatooyo sida hadalka...
Wali waxaa soconaya dagaallada iyo iska horimaad-yada u dhaxeeya Qowmiyadaha Oromada iyo Soomaalida, waxaana saacadihii ugu danbeeyay lagu waramayaa in maleeshiyo ka tirsan Qowmiyada Oromada ay dileen Afar Ruux oo Soomaali ah. Afartan ruux ayaa la sheegay in lagala degay gaari ay la socdeen oo ka soo anbabaxay degmada Nagleyle...
Wareegto ka soo baxday xafiiska ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cali Khayre maanta oo ay Taariikhda ku beegan tahay 26ka July 2018 waxaa xilkii Wasiirka Wasaaradda Wax-barashada looga qaaday Cabdiraxmaan Daahir Cismaan. Wareegtadan ka soo baxday xafiiska ra'iisal wasaaraha  ayaa lagu sheegay  in uu xilka wasaaradda si KMG u soo heyn...
Wararka dheeraad ah ayaa ka soo baxay goor dhaw oo maanta ah dulleedka magaalada Muqdisho lagula eegtay sarkaal ka tirsan ciidamada militari-ga dowladda Soomaaliya oo marayay deegaanka Ceelasha Biyaha. Wararka qaar ayaa sheegaya in sarkaalka iyo ilaaladiisa la bartilmaameesaday la socdeen gadiid kuwa dagaalka ah, halka wararka kale oo soo...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hindaha iyo Tacliinta Sare Cabdiraxmaan Daahir Cismaan ayaa markii ugu horeysay sheegay in aysan jirin Jaamacad ay aqoosan tahay Wasaaraadiisa, xitaa marka lagu daro Jaamacada Ummadda Soomaaliyeed oo hoos-tagta dowladda Soomaaliya . Wasiirka ayaa sheegay in guud ahaan marka la eego Jaamacada ka dhisan dalka midkood-na aysan...
  Madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa xarunta madaxtooyada Puntland ee dulleedka magaalada Garoowe ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayay wakiilka gaarka ah ee xoghaya guud ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya,Michael Keating oo wada-hadal gaar ah ay yeesheen. Kulanka ayaa inta uu socday looga hadlay arrimaha siyaasada Soomaaliya, amniga iyo xaaladda...