Munaasabad lagu xusayey Maalinta caalamiga ah ee ka hortaga iyo la dagaalanka cudurka dilaaga ah ee Cagaarshowga (World hepatits Day) oo sanad kasta bishan July laga xuso caalamka ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Munasabadan oo ay soo qaban-qaabiyeen Ururka Ardayda dhaqaatiirta Soomaaliyeed (SOMSA), ayaa halku dhaga sanadkan uu yahay Ciribtirka...
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre iyo wafdi uu horkacayo ayaa goor dhaw u dhoofay magaalada Garoowe ee xarunta dowlad gobolleedka Puntland.
Ra’iisal wasaaraha ayaa magaalada Garoowe uga qeyb-gali doona xuska sanad-guuradii 20aad ee ka soo wareegtay aas-aaska maamulka Puntland, isaga oo dhinaca kalana inta uu joogo Puntland dhagax-dhigi...
Warar naga soo gaaraya deegaanka lagu magacaabo Arbacoow ee dulleedka Muqdisho ayaa sheegaya Al-shabaab madaaafiic ku weerareen saldhig ciidamada AMISOM ku lahaayeen deegaanka.
Goobjoogayaal ayaa warbaahinta u sheegay in sidoo kale Al-shabaab dhinacooda ku jawaabeen madaafiic culus, taasoo keentay in jugta dhawaqa hubka ay is weydaarsanayeen labada dhinac laga maqlo...
Dowladda Eritrea ayaa hadda qorsheyneysa in la bilaabo wada hadallo lagu dhameynayo khilaafka siyaasadeed ee madmadowga soo kala dhax-galay labada dowladood ee Soomaaliya iyo Imaaraadka.
Su’aal arintan ku saabsan oo la weydiiyay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa ku jawaabay’’ mar walba dowladda waa ay soo dhaweyneysaa...
Shan sarkaal oo katirsanaa guddiga doorashooyinka ee dalka Ciraaq ayaa shaqadii laga eryay, kadib markii lagu eedeeyay wax isadabamrin iyo inay iibsadeen codadkii doorashada xiligii doorashooyinka kuraatsa barlamaanka ee dalkaasi.
Guddiga doorashooyinka ee dalkaasi ayaa waxaa ay shegeen in markii shaqada laga eryay kadib ay maamulayeen xafiisyada guddiga doorashooyinka ee...
Kulamadan oo ah kuwo bilow ah oo u dhaxeeya madaxweynayaasha dowladdaha Soomaliya iyo Ertirtea Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhigiisa Eritrea iyo Isaias Afwerki, ayaa sii socon doona labada cisho ee nagu soo foolka leh kaddib markii madaxweyne Farmaajo maalintii shalay ku tagay magaalada Asmara booqasho taariikhi ah.
Qodobadii ugu horeeyay...
Isbadalkan ama qaab dhismeedka oo ah mid cusub ayaa soo ifbaxaya xili maalmihii ugu danbeeyay-ba uu is mari-waa iyo khilaaf adag ka dhax jiray taliska sare ee hay’adda nabad-sugida.
Saadaq John oo horay u ahaa taliyihii nabad-sugida gobolka Banaadir ayaa hadda noqonaya taliyaha Booliiska gobolka Banaadir, madaama la baabi’yay jiritaanka...
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa lugu wadaa inuu booqasho ku tago magaalada Garoowe ee xarunta Puntland , sida ay Hiiraan Online ka soo xigatay saraakiil deegaanka ah.
Booqashadan oo ah middii ugu horreeysay waxaa la filaya ra’iisul wasaaraha in uu ku maro deggano kale oo Puntland ka tirsan,...
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa sheegay in xukuumadda Soomaaliya ka dalbaneyso howlgalka midowga Africa AMISOM in sida ugu dhaqsiyaha badan loo banneeyo garoonka Kubadda Cagta ugu weyn Soomaaliya ee Stadium Muqdisho.
Ra’iisal wasaaraha oo maalintii shalay kudbad ka hor jeedinayay Bandhig ay sameeyeen bahda cayaaraha dalka oo soo...
Ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed oo safar shaqo ku jooga dalka Mareykanka ayaa la kulmay madax-weyne ku-xigeenka dalkaas Mike Pence oo ay ka wada hadleen xiriirka labada dowladood.
Mike Pence ayaa ku hambalyeeyay Abiy Ahmed isbadallada muuqda ee uu sameeyay muddadii koobeyd ee uu xilka hayay, gaar ahaan marka...


















