Howlgal qorsheysnaa oo ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya ka sameeyeen degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose waxaa ay sheegeen in ay ku qabteen 11 dagaalyahanno ka tirsan xoogagga Al-shabaab.
Mid ka mid ah saraakiisha howlgalka ka qeyb-qaatay oo magaciisa ka gaabsaday lana hadlay warbaahinta ayaa sheegay in dadka lagu soo...
Dhibaato dhaqaale, shaqaale yari iyo waliba daruufo kale oo la soo darsay ayaa laga yaabaa ugu danbeyntii ay meesha saarto Adeega AAMIN AMBULACE ah adeeg siweyn 12kii sano ee la soo dhaafay u mahadiyeen shacabka reer Muqdisho oo ay daashadeen dagaallo iyo colaado sokeeye.
‘’Adeegan gurmadka deg deg ah ee...
Wefdi ka socdey urur goboleedka IGAD iyo Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa booqasho ku kala bixiyey magaalooyinka Garoowe iyo Hargeysa waxaana ay kulan la qaateen madaxda labada maamul, wada hadalka ayaa la xiriirey in ay labada dhinac oggolaadaan qorshe IGAD iyo UNSOM ay soo dejisey oo xaaladda lagu...
Waxaa si wayn magaalada Qardho maanta loogu soo dhaweeyay raisal wasaaraha dawlada federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre boqolaal shacab ah oo isugu jira qaybaha kala duwan ee bulshada aya araisal wasaaraha kaga hortay banaanka magaalada, Markii uu raisal wasaaruhu soo gaaray gudaha magaalada waxa uu ku...
Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya isgoyska Sanca ee magaalada Muqdisho, rag hubeysan ayaa duhurnimadii maanta waxa ay halkaasi ku dileen askari ka tirsanaa ciidanka Booliska Somaliya.
Laba dhalinyaro oo ku hubeysan bastoolado ayaa rasaas hubiyay askarigan oo xilliga la dilayay fadhiyay maqaaxi yar oo lagu shaaheeyo, watayna qori...
Xaalad cabsi dhanka ammaanka ayaa ka jirta Magaalada Muqdisho, xilli inta badan wadooyinka Magaalada aysan joogin ciidamo ka tirsan dowladda Federalka Somaliya oo ka shaqeynaya ammaanka caasimadda.
Saraakiil ka tirsan Hay’addaha ammaanka dowladda ayaa sheegay in laga cabsi qabo weeraro cusub oo Shabaab ay ka gaystaan Magaalada gudaheeda, xilli dhamaan...
Soo saaraha wargeyska New York Times ayaa uga digay Madaxweyne Trump in weerarka uu ku hayo saxaafadda in uu yahay mid khilaafka sii badinaya oo halis ku ah Maraykanka.
A G Sulzberger ayaa soo saaray hadal qoraal ah kaddib markii Donald Trump uu twitterka ku qoray kulan uu horraantii bishan...
Wararka ka imanaya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in Al-shabaab xalay weerar xoogan ku qaadeen fariisimo ciidamada dowladda ku leeyihiin degmada Afgooye.
Weerarkan ayaa markiisii hore ku bilaawday Bam kuwa gacanta laga tuuro ah, waxaana xigay dagaal culus oo fool ka fool ah oo dhaxmaray Al-shabaab iyo ciidamada dowladda Soomaaliya...
Iyadoo la soo xiganayo wareysi uu bixiyay guddoomiyaha Ururka ONLF Admiral Maxamed Cumar Cismaan, madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa isaga oo ku sugan Asmara raali-galin ka bixiyay xariggii Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi-Dhagax.
Hadaba su’aasha is weydiinta mudan ayaa ah maxaa ku soo beegay watigan in dowladda Soomaaliya raali...
Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow gaaray magaalada Garoowe ee xarunta Puntland.
Wafdiga uu hoggaaminayo ra'iisul wasaare Khayre, waxaa ku soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe ee Jen. Maxamed Abshir, madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Gaas iyo golayaasha xukuumadda Puntland oo ay waheliyaan dadweyne badan...


















