Sunday, August 23, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Getachew Assefa wuxuu ahaa madaxii ugu sareeyay hay’adda sirdoonka Itoobiya, waxaa amar lagu bixiyay in la soo xiro isaga oo ku eedeysan in uu galay danbi-yo kala duwan muddadii uu xilka hayay. Waxaa la sheegay in uu muddo bil ah ku qaatay hotel aan magaciisa la sheegin oo ku yaala...
Wararka naga soo gaaraya degmada Marka ee xarunta gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in weerar bar bar socday duqeyn xooggan ay xalay Al-shabaab ku soo qaadeen demada. Dad ku sugan degmada Marka ayaa warbaahinta u sheegay in gaar ahaan weerarka ay soo qaadeen Al-shabaab uu ka dhacay saldhig Booliis iyo...
Wararka naga soo gaaray degmooyinka Dhuusa-Mareeb iyo Guri-Ceel ayaa sheegaya in maanta ay u tahay maalintii koowaad ee Ciidul-Axda oo siweyn looga dabaal-degay guud ahaanba dunida muslim-ka maalintii shalay. Wariye ku sugan degmada Dhuusa-Mareeb ee gobolka Galguduud oo la hadlay Hiiraan Online laakiin magaciisa codsaday in aan la shaacin ayaa...
Madaxweynaha Maraykanka D. Trump ayaa ka niyad xun dambi lagu helay madaxii hore ee ololihiisii doorashada, Paul Manafort, kaas oo la kulmi kara xarig tobanaan sano gaaraya. “Waa wax laga murugoodo waxa dhacay” ayaa Trump uu warbaahinta u sheegay mar uu joogay gagi dayuuradeed oo ku taalla magaalada Charleston ee...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku boorinaya ciidamada qalabka sida in ay laba-jibaaraan dagaalka ka dhanka ah sida uu hadalka u dhigay koooxaha argagixisada. Madaxweyne Farmaajo oo shalay la hadlay cutubyo ka tirsan ciidamada qalabka sida ayaa ku tilmaamay Al-shabaab iyo kooxaha kale ee argagixisada shisheeye dalka ku...
Xukuumadda Somaliland ayaa ka jawaabtay hadalo hanbajaad ahaa oo ka soo yeedhay maamulka Puntland ee Soomaaliya. Afhayeenka wasaarada Gaashaandhiga Somaliland Cumar Cabdirisaaq ayaa sheegay inay tixgalinayaa go’aamadii ka soo baxay urur goboleedka IGAD iyo xafiiska wakiilka UN-ta u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya ee ahaa in deegaankaasi nabad lagu soo celiyo. “Madaxda...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa ku dhawaaqay in 10-ka bisha September uu si rasmi ah u furmi doono Kalfadhiga 4aad ee Golaha Shacabka. Qoraal uu soo saaray guddoomiyaha ayaa lagu war-galiyay xildhibaannada in ay ugu dambeyn 5-ta bisha September ay ku soo xaroodaan, kuwooda...
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame xilal kala duwan horay uga soo qabtay dowladihii isaga dan-beeyay dalka Soomaaliya, islamarkaana hadda ah guddoomiyaha Xisbiga Wadajir oo maalmihii ugu danbeeyay socdaal ku marayay dalalka dibeda ayaa warbixin guud ka siiyay Soomaalida ku dhaqan magaalada Toronto xaalada guud ee wadanka. Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa khubadiisa...
Malaayiinta Muslimiinta ah sanadkan xajinaya ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ka soo anbabaxaan deegaanka Mina iyaga oo u jiheysan doona Buurta Carafo,halkaasoo lagu wado in ay ku gutaan mid ka mid ah Ruk-niyada ugu muhiimsan Xajka. Qaban-qaabo xoog leh oo arintan ku saabsan ayaa socta iyadoo basas looga...
Kaddib kulan maalmihii ugu danbeeyayba uga soconayay magaalada Addis Ababa xubnaha ugu sareeya xisbiga ka arimiya dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa leysku afgartay in ka mid ahaanshaha xisbiga laga saaro saddex xubnood oo ku ku eedeysan in ay ka danbeeyeen rabshadii ka dhacay magaalooyinka waaweyn ismaamulka Soomaalida. Shir jaraa'id oo...