Sunday, August 23, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa joojiyay qorshe toddobaadka dambe uu xoghayaha arrimaha dibadda Mike Pompeo uu booqasho uga tegi lahaa Kuuriyada Waqooyi, qoraalo is xiga xiga uu kusoo qoray Twitter-ka ayuu Trump kaga cawday inaysan jirin horumaro laga gaaray qorshaha xukuumadda Pyongyang ee ku aadan bur-burinta barnaamijka Nukliyerka. Madaxweyne Trump...
Subaxnimadii shalay ayeey aheyd markii xaafadda Weston and Lawrence ee magaalada Toronto dagaal ka dhacay gudaha dhisme  ku yaalada xaafadda lagu dilay Kaafi Bashiir oo ahaa wiil Soomaali ah. Yuusuf Maxamed Xuseen (Yuusuf Kowneyn) ayaa sheegay in markii hore uu dagaal ka dhacay gudaha dhismaha ku yaala xaafadda, hasse ahaatee...
          War Qoraal Ah Oo Ka Soo Baxay Xafiiska Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaaluiyeed Ayaa Lagu Cambaareeyy Wax Laga Xumaadana Ku Tilmaamay fal Lagula Kacay Masuul Ka Tirsaan Xisbiyada Siyaasada soomaaliya Kaasoo Lagu magacaabo Xamza C/qaadir Masuulkani Ka Tirsana Xisbiyada Dalka Ka Jira  Ayaa 02:00 Habeenimo Ay Gurigiisa Kala Bexeen Isaga...
Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa toogasho ku dilay qof rayida ah oo la socday gaari Ambulance ah oo lagu siday qof meyd xili uu ku sii socday Aaskiisa. Askariga oo ka mid ahaa ciidamada ku sugan bar-koontarool oo ku taala Agagaarka Warshada Taraqa ee degmada Hodan ayaa la...
Laba wasiir oo ka tirsanaa xukuumadii madaxweynihii hore ee deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamed Cumar, ayaa la sheegay inay dhuumasho ku soo galeen Hargeysa, isla markaana lagu qabtay madaarka Cigaal oo ay ka dhoofayeen. Labadan wasiir oo kala ahaa Wasiirkii waxbarashada dawlad deegaanka Soomaalidda Itoobiya Ibraahim Aadan Mahad iyo wasiirkii...
Afhayeen u hadashay aqalka cad ayaa diidday inay sheegto goorta uu madaxweynuhu ogaa lacago Mr Cohen uu laba qof oo dumar ah siiyey, intii uu socday ololaha doorashada ee 2016, kuwaasoo sheegay in xiriir uu dhex maray ayaga iyo Mr Trump. Qiraalkiisa dambiga ee Talaadadii ayuu Mr Cohen ku sheegay...
Wararka ka imanaya dalka Sacuudiga ayaa sheegaya in Afar Xaaji oo Soomaali ah geeriyoodeen iyaga oo gudana-waajibaadka Xajka. Wararka ka imanaya dalka Sucuudi Carabiya ayaa sheegaya in tirada dadka Soomaalida ah ee ku dhimatay Xajka sannadkan ilaa haatan ay marayso Afar qof,  Laba ka mid ah dadkaasi ayaa ku dhintay...
Xaalada magaalada Marka ee xarunta u ah gobolka Shabeellaha Hoose ayaa degan kaddib dagaallo culus oo labadii cisho ee la soo dhaafay ka dhacay gudaha magaalada. Saraakiisha ciidamada gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegay in dagaalladii ugu danbeeyay ka dhacay degmada lagu dilay Shan dagaalyahan oo ka tirsan Al-shabaaab dagaalkii ugu...
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa qorsheynaya in maalinta Jimcaha magaalada Addis Ababa kulan kula yeesho 1000 qof oo ka kala socda deegaannada Ismaamulka Soomaalida Itoobiya. Wararku waxaa ay sheegayaa in 700 oo oo ka mid ah dadkan imikaba ku sugan yihiin magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ,...
Ururka Al-shabaab ayaa Ciddii shalay degmooyinka Saaakow iyo Jilib oo ka wada tirsan gobolka Jubbada dhexe Soomaaliya ku soo bandhigay cutubyo ka tirsan xooggagooda oo ku labisan dareyskii ugu danbeeyay ee ciidamada militer-ga Soomaaliya. Tuutaha ay soo bandhiggeen Al-shabaab ee lagu baahiyay baraha bulshada ayaa dareyskii ugu danbeeyay ee loo...