Sunday, August 23, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Maanta oo Isniin ah waxaa ka furmaya magaalada Beijing shirka u dhaxeeya Shiinaha iyo Afrika ee (FOCAC) oo ay sanadkan ka qeyb galayaan ku dhawaad madaxda 53 dal oo qaarraada ka tirsan. Kulanka ayaa inta uu socdo waxaa lagu eegi doonaa iskaashiga ganacsiga iyo maalgashiga, hiigsiyada cusub ee iskaashiga dhaqaale,...
Guud ahaa marka la eego waa kulankii saddexaad oo ay yeesheen golaha Isbaheysiga ay ku mideysan yihiin madaxda dowlad gobolleedyada, kulankan maanta ka furmaya Kismaaya-na waxaa uu noqonayaa kii labaad oo ay marti-galiso Jubbaland, marka laga reebo Baydhabo oo sidoo kale horey loogu qabtay shirkan. Kulankan waxaa la oran karaa ...
Wasaaradda Gaashaandhigga Maraykanka ee Pentagon ayaa eegaysa in ciidamada kamandosta ee Maraykanka ay kala soo baxdo dalka Niger, isla markaana ay soo xirto badi xeryaha ay deggan yihiin ciidamada aragixiso la dirirka ee qaaradda Afrika, sida laga soo xigtay wargeyska The New York Times. Saraakiil wasaaradda ka tirsan ayaa wargeyska...
Madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta ku-meel-gaarka ah ee dowlad-gobolleedka Jubbaland, halka oo u ugu qaybgelayo shirka hoggaamiyayaasha dowlad-gobolleedyada dalka. "Waxaan u nimid shirka madasha wada-tashiga dowladdaha xubnaha ka ah dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo looga wada-hadlayo arrimaha masiiriga ah ee u...
Baarlamaanka dowlad deegaanka Soomaaliya Itoobiya ayaa maanta meel mariyay islamarkaana ansixiyay gole Wasiirro cusub oo uu soo dhisay madaxweynaha Ku-meel-gaarka ah ee dowlad deegaanka Mustafe Maxamuud Cumar Cagjar. Ma’aha oo kaliya gole Wasiirro sidoo kale magacaabistan cusub waxaa qeyb ka ah maareeyayaal dhamaantood-na waxaa maanta meel mariyay baarlamaanka dowlad deegaanka...
Danjiraha Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Michael Keating ayaa hoyga uu ka degan yahay magaalada Muqdisho ku booqday madaxweynihii hore ee dowladda Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud. Waxaa ay ka wada hadleen xaaladaha dalka gaar ahaan dhinacayada siyaasada, amniga iyo dhaqaalaha, iyaga oo sidoo kale isla soo qaaday isbedelada mandiqada Geeska Africa. Xasan...
 Madaxweyneyaasha dowlad goboleedyada Galmudug, Hirshabeelle iyo Puntland ayaa maanta soo gaaray magaalada Kismaayo, ayadoo lagu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee magaalada. Madaxdan oo ka qeybgali doonta shirka golaha iskaashiga dowlad goboleedyada dalka ayaa waxaa garoonka kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Max'ed Islaam, Xubno ka tirsan labada gole ee Jubbaland,...
Weerar loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa barkhanimadii maanta lagu weeraray xarunta degmada Howl-wadaag ee gobolka Banaadir. Qaraxan ayaa bur bur xoog leh u geystay degmada iyo guryo ka agdhawaan, sidoo kale waxaa goobta ku dumay dugsi Qur’aanka laga barto oo ku dhawaa xarunta degmada, kaa oo...
Dowladda Suuriya ayaa beenisay warar sheegaya in qaraxyo is xig-xigay oo ka dhacay garoonka diyaaradaha militariga ay ku leeyihiin magaalada Dhimishiq ay ka dambeeyeen diyaaradaha dagaalka ee Israa'iil, sida ay sheegtay warbaahinta dowladda. Warbaahinta maxalliga ee Sanca oo soo xigatay iloo wareedyo militariga ka tirsan ayaa sheegtay in qaraxyada ay...
Guddoomiye ku-xigeenka gobolka Shabeellaha hoose Cabdifataax Xaaji Cabdulle ayaa ka badbaaday isku dey dil kaddib markii qarax miino loogu xiray gaarigiisa oo ay ku dhaawacmeen labo askari. Qaraxan ayaa ka dhacay degmada Dherkeenley ee gobolka Banaadir galinkii danbe ee shalay waxaana uu guddoomiye ku-xigeenku u sheegay Idaacada VOA in watiga...