Somaliland waxa muran ka dhex abuuray xeerka kufsiga oo golaha Wakiiladu ansixiyeen, madaxweynuhuna dhaqangaliyey, taas oo keentay in qaybaha kala duwan ee bulshadda si weyn uga qayliyaan.
Xeerkan muranka dhaliyey ayaa dadka diidan ku doodayaan inuu ka hor imanayo shareecada islaamka, isla markaana laga soo minguuriyey dalalka Reer Yurub, waxaana...
Wasiirka Wasaaradda Wax Barashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare Cabdullaahi Goodax Bare Ayaa Maanta Waxa uu Soo Saarey Wareegto La Xiriirta Dugsiyada Waxbarashada ee Dawladu Maamuli jirtey Balse Wixii ka Danbeeyey Bur burkii Dawladii Dhexe Gacanta ay ku Hayeen Dad Gaara,kuwaasoo Magacyo kale ula Baxey.
Wareegtada Ayaa Waxaa Lagu Yiri Laga...
Inta badan shaqaalaha dowlad deegaanka Soomaalida ayaan wax mushahaar ah ma qaadanin labadii bilood ee la soo dhaafay, sida ay BBC-da u xaqjiyeen mas'uul sare oo ka tirsan wasaaradda maaliyadda iyo shaqaale aan mushaar qaadaninba.
Shaqaalaha magaalada Jigjiga ayaa iyagu qaatay mushaar hal bil ah, wararkuna waxay sheegayaan in bil...
Wasiirka arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya,Axmed Ciise Cawad ayaa u ambabaxay magaalada New York,isaga oo hoggaaminaya wafdiga Soomaaliya ee ka qeybgalaya fadhiga guud ee Jimciyadda Qurumaha ka dhexeysa.
Cawad waxa uu ka jeedin doonaa shirweynahaasi khudbadda Madaxweynaha isaga oo ka wakiil ah Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo.
Sanadkii...
Ra'iisul wasaare kuxigeenka Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) wuxuu markii ugu horreeysay sheegay dowladda Federaalka inay qorsheysay kulan fool ka fool ah oo ay yeeshaan madaxweyne Farmaajo iyo madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi.
" Wada-hadalladii Soomaaliland iyo dowladda federaalka oo wajiyo badan yeeshan si fiican noogu qabsoomay, waxaa naga go'an haddii...
Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay dhacdadii ay dadka badan ku dhinteen ee dalka Tanzania, ayaa ka tacsiyeeysay dhimashada Doontii degtay,Warka ka soo baxay dowladda Soomaaliya ayaa sidan u dhignaa :-
amhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay tacsi u direysaa Xukuumadda iyo Shacabka saaxiibka ah ee Tanzania kadib markii doonida...
Qaraxan oo ahaa mid lagu soo xiray gaari ayaa daqiiqado ka hor ka dhacay Isgoyska dabka ee magaalada Muqdisho sida ay goob-joogayaal u sheegeen Warbaahinta
Gaar ahaan qaraxan ayaa ka dhacay ilinka hore dhisme ka soo horjeeda Daarta Colow Tower, waxaana la sheegay in uu yahay gaari Nooca raaxadda ah...
Kooxo hubeysan ayaa duhur-nimadii maanta gudaha Jaamacada UNISO ku dhax toogtay gabar Ardey aheyd oo lagu magacaabi jiray Aamina Xusseen Xassan gudaha fasalkii ay wax ka baraneysay.
Maamulka Jaamacadda ayaa sheegay in dableyda toogashada u geysatay gabadha oo u muuqdeen kuwo hayay xog dhameystiran si toos u abaareen fasalkeeda iyaga...
Madaxweynaha dalka Kenya,Uhuru Kenyatta ayaa maanta qalinka ku duugay sharciga cusub ee maaliyadda, kaaso oo dooddisa ay tagneyd toddobadyadii u dambeeyay.
Sharcigan wuxuu horseedaya in canshuurta la kordhiyo,dowladda Kenya waxay ku sheegtay sharcigan waxa ugu weyn ee laga dhaxlayo inay tahay boqollaal milyan oo lacagta Marekanka ah oo dowladda u...
Suldaan Xasan Cali Jibriil oo ka mid ahaa duubabka dhaqanka Puntland ayaa u geeriyooday rasaas uu furay askari ka tirsan ciidammada booliska degmada Badhan ,xilli uu ka yimid deegaanka Hadaaftimo.
Suldaanku ayaa ku soo wajahnaa martiqaad uu ku magacawnaa in uu u dhigo madaxweynaha Puntland iyo wafdiga uu hoggaaminayo ee...


















