Saturday, August 22, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Weerar koox la tuhusan yahay in ay ka tirsan yihiin Al-shabaab ay ku qaadeen deegaanka Carabiya ee gobolka Waqooyi Bari Kenya, ayeey ku dileen sida la xaqiijinayo labo Macallimiin ka tirsan deegaanka, iyaga oo sidoo kalana dab qabadsiiyay mid ka mid ah gur-yaha macalimiinta. Booliiska dalka Kenya oo warbaahinta faah...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee  Soomaaliya, Xasan Cali Khayre  ayaa maanta qasriga boqortooyada kula kulmay boqorka dalka Sucuudiga, Boqor Salman bin Abdulaziz Al Saud. Ra’iisul wasaare Khayre iyo Boqor Salmaan ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee Soomaaliya iyo Sucuudiga, iskaashiga dhinacyada amniga, dhaqaalaha iyo siyaasaddaa. Khayre...
Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa xukuntay labo nin oo lagu soo eedeeyay inay ka tirsanayeen Al-Shabaab, gaar ahaan qeybta loo yaqaano Amniyaadka ee fulisa dilalka qorsheysan. Labada eedeysane ayaa lagu kala magacaabaa Maxamed Cabdisalaad Nuur iyo Gacal Maxamed Cali, waxaana Maxkamadda dhageysatay dacwada loo heystay. Labada nin ayaa...
Fadhiggii xildhibaannada Golaha Shacabka ay maanta ku yeesheen xaruntooda magaalada Muqdisho ayaa waxaa hadal ka hor jeediyay wasiiru-dowlaha wasaarradda Maaliyada xukuumadda Soomaaliya Maxamuud Xayir Ibraahim oo raaligalin siiyay dadka ku hadla afka Maay’ga. Dhawaan ayeey aheyd markii uu wasiirku jawaab ay dhibsadeen bulshada ku hadasha Afka May'ga uu siiyay xildhibaan...
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa waxaa uu sheegay in maamulka Hirshabeelle uusan qeyb ka aheyn shirar u dhaxeeyay maalmihii lasoo dhaafay Madaxda maamul goboleedyadda. Waare ayaa sheegay in Hirshabeelle aysan ka qeyb galin shirarkii ugu dambeeyay ee ay yeesheen madaxda maamulada ee looga soo horjeeday dowlada dhexe Soomaaliya,kuwaasoo...
Guddoomiyihii hore ee xilka laga qaaday ee Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir laakiin ka biyo diidan xil ka qaadistiisa ayaa sheegay in magaalada Cadaado ay ku dooranayaan sida uu hadalka u dhigay madaxweyne cusub oo yeelanayo maamulka Galmudug. Maalintii shalay ayeey aheyd markii degmada Dhuusa-Mareeb lagu doortay guddoomiye uu yeelanayo...
Xildhibaannada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku yeelanaya kulan qeyb ka ah kulamo is daba –jooga oo maalmihii aynu soo dhaafnayba ay ku lahaayeen xarunta Golaha Shacabka. Kulanka oo uu shir guddoomin doono guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa ajandihiisa wuxuu yahay xisaab xirka misaaniyadda dowladda...
Guddiga joogtada ah ee Golaha Aqalka sare ayaa maanta kullan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay kaga hadleenn ka tashiga furitaanka kalafadhiga 4-aad ee Golaha Aqalka sare iyo waliba xogwareysi halka uu marayo dadaaladii ay wadeen Aqalka sare ee lagu xalinayay khilaafka Dowladda Federaalka iyo Maamul Gobolleedyada dalka. Kullanka ayaa...
lix boqol iyo todoba arday ayaa maanta ka qalinjabiyey jaamacada Admas ee magaalada Hargeysa, kuwaas oo munaasibad balaadhan loogu qabtay Hotel Maansoor ee Magaalada Hargeysa. Munaasibadan Qalinjabinta Dufcada 10aad ee jaamacada Admas waxa ka soo qaybgalay Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Ardayda qalinjabinaysay, waalidiin, maamulka jaamacada Admas, Masuuliyiinta xisbiyada qaranka iyo...
Madaxweynihii hore ee dowlad deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya, Cabdi Maxamuud  Cumar ayaa maanta ka soo muuqday markii saddexaad maxkamad ku taalla magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya. Hoggaamiyihii hore wuxuu wajahaya eedeymo la xiriira xad gudub ka dhan ah xuquuqda aadanaha, kicinta rabshadihii ka dhacay Jigjiga iyo deegaanno...