Maxamed Cabdullaahi oo ah muwaadin Soomaali ah maxkamad lagu soo taagay dalka Mareykanka isaga oo ku eedeysan in uu ku lug lahaa dilka gabar cadaan oo dhacay 14kii bishan.
Ciidamada Booliiska ayaa la sheegay in ay soo xireen aroornimadii Isiinta Maxamed Cabdullaahi oo 27 sano jir Soomaali ah, waxaana qabashadiisa...
Saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in ay toogasho ku dileen sarkaal ka tirsanaa Ururka Al-shabaab saddex ilaaladiisa ah oo la socday kaddib howlgal ay ciidamadu ka sameeyeen deegaan lagu magacaabo Lafoole oo ka tirsan gobolka Bakool.
Sarkaalka la dilay oo magacaabiisa lagu sheegay Macalin Diiroow ayaa intii uu socday...
Kulankan oo ay ka Qayb Galeen Xisbiyada iyo Ururada Siyaasadda Ayaa waxaa Lagu Soo Bandhigay Qabyo Qoraalka Xeerka Doorashooyinka Soomaaliya Kaas oo ay Soo Qaban Qaabisey Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Dib u Heshiisiinta,Kaas oo uu Daah Furey Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Dib u Heshiisiinta Diini,dhanka kale waxaa Sidoo...
Ra’iisul wasaaraha , Xasan Cali Khayre oo maanta saraakiisha ciidanka xoogga dalka kula hadlay xarunta wasaaradda difaaca iyo taliska ciidanka xoogga, ayaa amar ku bixiyay in la dardar geliyo qorshaha dib-u-dhiska ciidanka iyo dib-u-xoreynta deegaannada ay dalka uga suganyihiin al-Shabaab.
Ra’iisul wasaaraha ayaa ku celiyay in dawladda Soomaaliya ay garab...
Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa baaq nabadeed ka soo saartey dagaal beeleed dib uga soo cusboonadey shalay deegaanka Dhumay oo 45 km xagga koonfur galbeed kaga beegan magaalada Laascaanood.
Madaxwaynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra'iisul wasaaraha xukuumadda, Xasan Cali Khayre ayaa si wadajir ah ugu baaqay Garaadada, Madaxdhaqameedka,...
Ganacsatada gobolka Banaadir ayaa ka soo horjeestay qoraal kasoo baxay Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow oo ganacsatada looga dalbanayay in ay bixiyaan lacago loogu tala galay dhismaha Wadooyinka oo dhawaan la joojiyay.
Ganacsatada gobolka Banaadir ayaa dhawaan shaacisay in ay joojiyeen lacagihii ay ku...
Shirka hal abuurka teknoolojiyada ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho ,iyadoo ay ka qaybgalayaan mas'uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya.
Wakiillo ka socda tobannaan shirkadood oo soo bandhigaya waxyaabaha ay ku soo kordhiyeen suuqa teknoolojiyada Soomaaliya ayaa sidoo kale shirka ka qaybgalaya.
Saddex maalin oo u socon doono shirka waxaa kaloo lagu...
Dawladda Shiinaha ayaa xariga ka jartay buundada adduunka ugu dheer ee badda laga sameeyo, taas oo gaaraysa 55 km.
Buundadan oo isku xirta Honkong iyo Zhuai-Macau waxaa loo isticmaalay farsamo cajiib ah marka la eego sidda looga taxadaray inay ku dhacaan Maraakiibta badda gooshaysa amaba ay hakiso duulimaadka garoonka Hongong...
Olole doorasho iyo loolan siyaasadeed oo aad u xoogan ayaa ka socda magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay oo ay isugu tageen musharixiin u taagan doorashada madaxweynaha Koonfur Galbeed oo dhici doota 17ka bisha November ee sanadkan.
Musharixiinta qaarkood ayaa la leeyahay waxaa ay taageero xoogan ka heystaan dowladda federaalka,...
Maanta ayaa lagu wadaa in la soo gabagabeeyo shirka Wadatashiga madaxda dowlad gobolleedyada ee magaalada Garoowe.
Kulanka oo soconaya maalintiisii Saddexaadii ayaa waxaa ka qeyb-galay madaxda maamulada Puntland, Jubbaland, Galmudug iyo Koonfur Galbeed, waxaana Madaxda maamuladaas oo khudbado ka jeediyay shirka ay eedeyn kulul ugu soo jeediyeen dowladda Federaalka.
Madaxda maamul...


















