Ganacsatada gobolka Banaadir oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa mar kale ku celiyay in aysan bixineyn lacagihii loogu tala galay dib u dhiska Wadooyinka Muqdisho ilaa laga helo gacan aamin ah oo ay ganacsatu ku kalsoonaan karaan.
Gudoomiyaha Ganacsatada Suuqa Bakaaraha Xasan Mirre Dhiif oo kulanka ka hadlay...
Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow ka dhoofay caasimadda Muqdisho, isagoo ku sii jeedda dalka Koonfurta Suudaan.
Madaxweyne Farmaajo , ayaa uga qaybgalaya dalka Koonfurta Suudaan munaasabad lagu dhammeystirayo heshiiska nabadda ee dhinacyada isku haya siyaasadda dalkii ugu dambeeyay Afrika.
Xalfadda waxaa kalo ka qaybgalaya...
Ergayga gaarka ah ee geeska Afrika u qaabilsan hay'adda qaxootiga QM ee UNHCR ,Ambassador Maxamed Cabdi Afey oo booqasho ku jooga dalka Canada ayaa la kulmay wasiirka socdaalka, jinsiyadaha iyo arrimaha qaxootiga Canada, Axmed Xuseen.
Kulanka ayaa inta uu socday looga hadlay arrimo ku saabsan sidii kor loogu qaadi lahaa...
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada, ayna xubno ka yihiin mas'uuliyiinta Hay'adda Isgaarsiinta Qaranka, ayaa ka qeyb galaya shirweynaha ugu sarreeya ee Midowga Isgaarsiinta Caalamiga ah (ITU) oo ka furmay magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta.
Shirweynahan, oo afartii sanaba mar la qabto, ayaa ah shirka ugu heerka...
Iyadoo 17ka bisha November ee nagu soo foolka leh la filayo doorashada madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed waxaa soo baxaya digniinno loo jeedinayo ciidamada qalabka sida looga digayo in ay ku milmaan arrimaha siyaasada ama doorashada Koonfur Galbeed oo ay isku hayaan musharixiin dhowr ah.
General Ibraahim Yarow Isaaq oo ah...
Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxa koox hubeysan oo dulleedka magaalada Muqdisho toogasho ku dishay Shan ruux oo la sheegay in ay la socdeen gaari marayay inta u dhaxeysa magaalada Muqdisho iyo deegaanka Ceelasha Biyaha.
Weerarka ayaa Shan ruux ee lagu dilay la sheegay in saddex ka mid...
Madaxa xakuumadda Galmudug,Sheekh Axmed Shakiir ayaa soo dhaweeyay baaqii madaxweynaha dowladda federaalka , Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku aaddanaa ka qaybgalka shir wada-tashi ah, taasina waxay dhibaato ku tahay madaxweynaha dowlad-gobolleedka ,Axmed Ducaale Xaaf.
Hoggaanka maamulka Galmudug ayaa horay labo ugu kala qaybsamay, madaxweyne ku-xigeenka Galmudug iyo guddoomiyaha Baarlamaanka oo...
Madaxweynaha dowlad-gobolleedka Koonfurgalbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa beddelay saraakiisha iyo ciidanka ilaalada madaxtooyadda maamulka, sida ay xaqiijiyeen saraakiil ku dhow madaxtooyadda.
Warar kale oo laga helayo deegaanka ayaa sheegaya in lagu xareeyay dhammaan ciidanka madaxtooyadda dowlad-gobolleedka Koonfurgalbeed xero ku taalla gudaha magaalada Baydhabo, la-taliyayaal dhinaca amniga ayaa u soo...
Dowladda Soomaaliya ciddi ugama qaybgalin mashruuca lagu dhagax dhigayay garroonka Istanbul oo qayb cusub lagu kordhiyay,iyadoona hoos u dhacay xiriirkii kala dhaxeeyey Turkiga kaddib markii dowladda Soomaaliya taageertay Sacuudi Carabiya xiisaddii ka dhalatay dilka wariyaha Jamaal Khashoggi.
In ka badan 18 hoggaamiye oo ka socday dalalka Qatar,Suudaan, Pakistan, Serbiya, Uzbekistan...
Nin kalkaaliye caafimaad horay uga ahaan jirtay dalka Jarmalka oo lagu eedeeyay in uu dilay 100 ruux oo bukaan ah ayaa hortagi doona maxkamad ku taallamagaalada Oldenburg ee dhanka waqooyiga ku taalla.
Baareyaasha ayaa sheegay in Niels Hoegel oo 41 jir ah uu dawooyin ka badan qiyaastii dadka loo qoray...


















