Tan iyo wixii ka danbeeyay khudbadii madaxweynaha dowladda Soomaaliya uu ka jeediyay magaalada Jubba oo si aan horay looga baran uu ugu weeraray siyaasiyiinta mucaaradka ku ah dowladda uu madaxweynaha ka yahay iyo madaxda dowlad gobolleedyada iyo khudbadii ugu danbeysay ee Duqa Muqdisho waxaa sii xoogeysanayay xifaaltanka labada dhinac.
Saacadihii...
Wali waxaa soconaya doodda ku saabsan halka uu ku danbeeyay meydka Wariye Jamal Khashoggi oo lagu dhax dilay Qunsuliyada Sacuudiga ee magaalada Istanbul ee dalka Turkiga.
Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in cadeymo kimikal ah oo laga helay beerta qunsulka ay tilmaamayaan in ay suurtogal tahay in halkaa ay tahay meesha...
https://youtu.be/SW6hv49HzjA
Iyadoo 17ka bishan November, lagu wado in la qabto doorashada madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ayeey ku guddiga doorashada ku dhawaaqeen sharuudaha laga doonayo musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha.
Sharuudaha laga doonayo musharaxa ayaa kala ah :
1- Inuu yahay muwaadin Soomaali ah, una dhashay deegaannada Koofur Galbeed, oo aan qabin xaas...
Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow ayaa weerar ku qaaday siyaasiyiinta mucaaradka ku ah dowladda, isaga oo sheegay in aan laga aqbali doonin sida uu hadalka u dhigtay in ay xagxagtaan dowladda dhexe.
Wuxuu sheegay in siyaasiga mucaaradka ah aan looga baahneyn in uu...
Xilidhibaan Aaden Barre Ducaale oo ka tirsan barlamaanka dalka Kenya ayaa sheegay in loo baahan yahay in mas'uuliyiinta Soomaaliya ay u midoobaan sidii ay dalkooda uga saari lahaayeen jahawareerka iyo isjiidjiidka siyaasadeed ee muddaba taagnaa.
Hadalkiisa ayaa waxa uu imanayaa xilli kalaqeybsanaan baahsan ay ka dhex jirto madaxda dowladda Federaalka...
Wareegto ka soo baxday xafiiska Wasiirka Wasaarradda arrimaha Gudaha dowlad gobolleedka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa xilkii duqa degmada Beledweyne looga qaaday Cali Cabduqaadir Sandheere, kaddib khilaaf xoog leh oo soo kala dhax-galay guddoomiyaha gobolka iyo mas’uulkan xilka laga qaaday.
Wareeg-tada ayaa sidoo kale Khadar Xassan Afrax loogu magacaabay in...
Xukuumadda Soomaaliya iyo Bankiga Adduunka ayaa maanta ku kala saxiixday magaalada Muqdisho qeybtii u horeysay ee mashruuca $80 Milyan ee Bankiga Adduunka ugu deeqay Soomaaliya, kaasoo lagu fulinayo mashaariicda horumarineed.
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle iyo Agaasimaha Bankiga Adduunka ee Bariga Afrika Bella Bird ayaa kala saxixday heshiiska...
Golaha iskaashiga dowlad-gobolleedyada Soomaaliya ayaa ka jawaabay baaqii golaha Aqalka sare ee federaalka, kaas oo ku aaddanaa maamul-gobolleedyada inay soo magacaabaan xubno Wasiiro ah oo ka socda dowlad gobolleedyada, kuwaasoo wada-hadal la yeesha xubno wasiirro ah uu soo magacaabay Ra’iisul wasaaraha.
Golaha iskaashiga dowlad-gobolleedyada oo warsaxaafadeedka ka soo baxay uu...
Wakiillada Qaramada Midoobey iyo Midowga Afrika oo maalmihii ugu danbeeyayba waday kulamo ay la lahaayeen madaxda dowlad gobolleedyada ayaa magaalada Baydhabo kulan kula qaatay madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xassan Sheekh Aadan.
Shariif Xassan Sheekh Aadan oo dhinaca kale hadda ah guddoomiyaha Golaha Iskaashiga dowlad gobolleedyada ayaa kulanka uu la...

















