Waxaa hakad ku yimid howlihii dulimaadka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, kaddib dab ka kacay maqaaxi ku taala gudaha Garoonka.
Gaar ahana maqaaxidan uu dabka ka kacay ayaa la sheegay in ay ku taalo qeybta duulimaad-yada caalamiga ah, iyadoo sababta dabkana lagu sheegay cilad koronto.
Ma jiro khasaare nafeed...
Lix ruux oo Falastiiniyiin ah oo uu ku jiro sarkaal ururka Xamaas ka tirsan ayaa la dilay intii Israa'iil ay hawlgalka ka waday marinka Qaza, sida ay masuuliyiinta Falastiintu sheegeen.
Milatariga Israa'iil ayaa sheegay in hal askari laga dilay mid kalana laga dhaawacay intii ay hawlgalka wadeen ciidammada khaaska ah...
Madaxweynaha dowlad gobolleedka Galmdug ayaa ku eedeeyay dowladda dhexe ee federaalka in ay ka danbeyso sida uu hadalka u dhiggay dilallka iyo dagaallada ka dhaca deegaannada Galmudug.
Wuxuu sheegay in muddadii ay jirtay Galmudug aysan jirin wax u soo kordhay isaga oo arintaa ku sababay dhibaatooyin ka dhashay saameynta dowladda...
Dahir Mirreh Jibreel, Ph. D
Profile
I have extensive academic knowledge and experience on Somalia State-building, peace building and Conflict Resolution and management. During my tenure as Chief of Staff of President Abdullahi Yussuf, I interacted and dealt with dozens of foreign dignitaries of all levels and regional and international bodies...
Ka dib markii horay loo sii wadi waayey qorshe-hawleedka iyo sharciyeynta baaritaanka shidaalka iyo gaaska ee xeebta Soomaaliya, Mudane Cabdirashiid Maxamed Axmed, Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ayaa maanta ku dhawaaqay faahfaahin dheeri ah oo ku saabsan hirgelinta shidaal baarista ah ee dhul-gariirka.
Taariikhda 7 Febraayo 2019 ayaa loo qoondeeyay...
Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta kulan deg deg ah isugu yeeray Taliyeyaasha ciidammadan oo ay ka wada-hadleen arrimo la xiriira amniga iyo weerarkii Muqdisho ka dhacay maalintii Jimcaha.
Madaxweyne Farmaajo ayaa faray taliyeyaasha uu kulanka deg deg ah la qaatay in ay si dhakhso ah ula yimaadaan warbixin...
Duqa caasimadda Muqdisho ahna guddoomiyaha gobolka Banaadir , Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa ku sugan magaalada Jabuuti , halkaas oo uga qeyb galayaan shirka Maayarada dalalka Islaamka.
Guddoomiyaha ayaa markii uu gaaray garoonka diyaaradaha caasimadda Jabuuti waxaa ku soo dhaweeyey dhiggiisa magaalada Jabuuti Marwo Faadumo...
Madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in dowladda dhexe ee federaalka Soomaaliya ay rabto inay awoodaha, daqliga iyo dhismaha dowladnimo iyo xariirka dibadda ay rabto in iyada isku koobto.
Cabdiweli, oo la hadlay idaacadda VOA-da ayaa ka hadlay khilaafka dowladda faderaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah ,waxa uu...
Ra'iisul wasaaraha dalka Itoobiya, Abiy Axmed ayaa sheegay gobolka Geeska Afrika inuu sii yeelan doonin saddex madaxwayne, isagoo ka hadlayay khudbad uu ka jeedinayay Tibebe Ghion Specialized Hospital ee magaalada Bahardar ee gobolka Amxaarada, iyadoo ay dhinac taaganyihiin madaxwaynayaasha Soomaaliya iyo Eriteriya, sida laga soo xigtay Eritrean Press (EP).
Ra'iisul...
Madaxweynaha dalka Turkiga,Recep Tayyip Erdoğan ayaa safiir cusub u magacaabay Soomaaliya,sida ku cad wareegto uu baahiyay xafiiska madaxweynaha Jimcihii.
Mehmet Yilmaz ayaa loo magacaabay safiirka cusub ee Turkiga u fadhiya Soomaaliya, isagoo booska ka bedelaya safiirkii hore Olgan Bekar.
Olgan Bekar, ayaa tan iyo 2014 waxaa uu ahaa safiirka Turkiga u...


















