Iyadoo wali la hadal hayo islamarkaana dood weyn uu ka taagan yahay kiiska dilkii wariye Jamaal Khashoggi oo bishii hore lagu dhaxdilay qunsuliyada Sacuudiga ee magaalada Istanbul dalka Turkiga ayaa markii ugu horeysay arintan waxaa dareenkooda ka muujiyay wariye-yaal Soomaaliyeed.
Koox Weriyayaal ah ayaa isugu yimid barxadda xarunta warbaahinta Goobjoog...
Shir looga hadlayo Ganacsiga Soomaaliya iyo Horumarada dhaqaale ee dalka ayaa ka furmay magaalada Muqdisho, waxaana shirkaasi ka qeyb galaya ra'iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.
Shirkaan ayaa waxaa ka qeyb galaya Shirkadaha Ganacsiga Caalamiga ah, kuwa Maxaliga ah iyo dowladda Federaalka Soomaaliya.
Wasiirka Wasaarada Ganacsiga Xukuumada Federaalka Soomaaliya Maxamed...
Dilkii Wariye Jamaal Kashoggi oo Aqalka Cad ee Mareykanku Sheegay in aan Wali Baaritaanku Dhamaanin.
War ka soo baxay Aqalka Cad ee Mareykanka ee maamulka madaxweyne Donald Trump ayaa lagu beeniyay warbixintii CIA da Mareykanka ee la xiriirtay dilkii Wariyihiin u dhashay dalka Boqortooyada Saudi Arabia ee Jamaal Khashoggi.
Hay’adda sirdoonka Mareykanka ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in baaritaan kaddib ay ogaadeen in...
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka ee Muqdisho,iyadoo uu shir guddoominaayay kusimaha guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna guddoomiye ku xigeenka koowaad , Cabdiweli Sheekh Ibraahim (Muudeey) waxaa soo xaadiray 155 xildhibaan.
Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa ansixiyay hindise sharciyeedka dhismaha hay’adda dadka naafada...
Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed islamarkaana ah ku-simaha madaxweynaha C/qaadir Shariif Sheekhuna ayaa ku dhawaaqay guddi doorasho oo ku kooban 15 xubnood.
Guddigan ayaa markii la magacaabay kaddib waxaa la horgeeyay fadhiga xildhibaannada maamulka Koonfur Galbeed oo iyaguna ku ansixiyay cod aqlabiyad ah.
Gudigan oo badali doonaan xubnihii horey isku casilay...
Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee Mareykanka u soo magacaabay Soomaaliya Amb. Donald Yamamoto.
Madaxweyne Farmaajo ayaa tagay xarunta Xalane oo ku taal xeyndaabka sida weyn loo ilaaliyo ee garoonka diyaaradaja Muqdisho, halkaasoo wada hadalo kula qaatay Amb Donald Yamamoto.
Danjiraha cusub...
Hogaamiyeyaasha wadamada Qaaradda Afrika ayaa shir muhiim ah uga furmaya magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya, waxaana Soomaaliya uga qeybgalaya wafdi ka socda dowladda Soomaaliya.
Mahdi Maxamed Guuleed Ra’iisul wasaare kuxigeenka Xukuumadda Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo oo shalay gaaray dalka Itoobiya ayaa Soomaaliya ku matalaya shirka madaxda Afrika...
Ururka Al-shabaab ayaa markii ugu horeysay looga digay in marnaba wax is hortaag ah ku sameyn xoogagga ku abtirsada Daacish ee howlgalada ka wada gudaha dalka Soomaaliya.
Wargeyska Todobaadlaha ah ee ku hadla afka Daacishta ka dagaalanta Syria oo lagu magacaabo Al-Naba ayaa waxaa lagu soo daabacay in hogaamiyayaasha sar...
Maanta ayaa lagu wadaa in la shaaciyo guddi cusub oo qaabilsan doorashada Madaxweynaha Koofur galbeed, kaddib markii Guddigii hore ay is casileen.
C/qaadir Shariif Sheekhuna ku-simaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Koofur Galbeed C/qaadir Shariif Sheekhuna ayaa la filayaa in uu magacaabo Guddiga doorashada Madaxweynaha, si ay u diyaariyaan howlaha doorashada.
Kulan...
Hay’adda Sirdoonka dalka Mareykanka ee CIA da ayaa sheegtay in Amiir Maxamed Bin Salmaan uu ka danbeeyay dilkii Wariye Jamaal Khashoggi oo 2dii bishii October ee sanadkan lagu dhax dilay gudaha Qunsuliyada Sacuudiga uu ku leeyahay dalka Turkiga magaalada Istanbul.
CIA ayaa si toos ah u sheegtay in Amir Maxamed...


















