Friday, August 21, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Qoraal ka soo baxay Wasiirka arrimaha gudaha maamulka Hirshabeelle ayaa xilkii looga qaaday xubno ka tirsanaa maamulka gobolka Hiiraan, iyadoo xilalkaa-na loo magacaabay mas’uuliyiin cusub. Wareegtada ayaa looga qaaday xilalkii looga qaaday guddoomiye ku-xigeenkii arrimaha bulshada maamulka gobolka Xusseen Cismaan Cali, iyo Xoghayihii Dowldda hoose ee degmada Beledweyne Cabdixakiin Maxamed...
Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay maanta guud ahaan fasaxday Shaqalaha Dowladda, iyadoo lagu arintaa lagu weyneeynayo munaasabadda dhalashada Nabigeena Maxamed NNKH oo ku beegan 12-ka bishan Mowiid sanadka 1440 H oo ku aadan maanta oo taariikhdu tahay 20/11/2018 darteed. Qoraalka ka soo baxay Wasaarradda Shaqada iyo Shaqaalaha ayaa arintan...
Xafiiska Diiwaangelinta Xisbiyada Siyaasadda iyo gmdq ayaa Maanta waxa Ay Shahaada KMG Gudoonsiiyeen Sideed Xisbi Siyaasadeed oo Soo Buuxiyey Shuruudihii Laga Rabey Iyadoo Munaasabad Ka Dhacdey Xarunta GMDQ Lagu Gudoonsiiyey. Munaasabadda Gudoonsiinta Shahaada 8deeda Xisbi Siyaasadeed Ayaa Waxaa Kasoo Qayb Galey Gudiga MDQ,Madaxda iyo Xubnaha Xafiiska Diiwaangelinta Xisbiyada,Xildhibaano,Madaxda Xisbiyo Hore...
  Guddiga Miisaaniyada, Maaliyada Qorsheynta iyo La xisaabtanka dowladda ee  Golaha Shacabka ayaa hay’addaha dowladda iyo maamulka gobolka Banaadir labaduba ku  eedeeyay wax is daba –marin. Warbixin dheer oo uu guddigu soo saaray ayaa looga hadlay wax is daba marin iyo in si qaldan loo maamulay miisaaniyadda dalka laga soo bilaabo...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Jubbaland ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku fulisay askari lagu magacaabo C/risaaq Cumar C/dullaahi, oo ku eedeeysnaa in uu si bareer ah u toogtay AUN Nabadoon Xasan Gooloow oo kamid ahaa odoyaasha dhaqanka Jubbaland.   27-ka bisha October ayuu askari oo kamid ahaa ciidamo gadoodsanaa...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in saacadaha Soo  socda uu u anbabaxo dalka Talyaaniga magaalada Roma isaga oo marti-qaad ka helay madaxda dalkaasi u sareysa. Madaxweynaha ayaa lagu wadaa in madaxda dalkaasi uu kala hadlo xiriirka labada dal, iskaashiga iyo arrimo kale, waxaana Talyaaniga uu ka...
                    Wararka laga helayo deegaanka Cadaley oo u dhaw degmada Xaradheere ee gobalka Mudug ayaa sheegaya in diyaarado dagaal ay duqaymo ka gaystayn halkaasi. Waxaa lasoo warinayaa in duqeynmahaas lagu bartilmaansaday maleeshiyo ka tirsan kooxda Al-Shabaab. Dadka deegaanka ayaa xaqiijiyey in duqeyntan ay dhacday. Wararka ayaa intaa sku daraya in duqayntan ay bartilmaameedsatay...
Magaalada Kismaayo waxaa kulan ku leh madaxweynihii hore ee Soomaaliya iyo masuuliyiinta ugu sar sareysa maamulka Jubaland. Kadib safar uu maanta ku tagay magaalada Kismaayo xildhiban Xasan Sheekh Maxamuud madaxweynihii hore ee Soomaaliya  ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu kulamo kala duwan Kismaayo kula qaato madaxda Jubaland gaar...
Wararka ka imanaya deegaanka Weydoow ee dulleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax halkaa ka dhacay uu sababay dhimashada hal qof iyo dhaawaca qof kale. Sida laga soo xigtay goobjoogayaal dadka deegaanka waxaa qaraxa lala eegtay  gaari nuuca raaxada ah oo Prado loo yaqaan oo uu watay nin ku lebisan...
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka jamhuuriyadda Afrikada Dhexe ayaa loo gudbiyay Maxkamadda Caalamiga ah ee The Hague, kaddib markii lagu soo eedeeyay dacwado ka dhan ah bani’aadanimada. Xildhibaankan ayaa la xiray bishii la soo dhaafay, kaddib markii uu rasaas ka dhex riday gudaha Barlamaanka, kaddib markii ay murmeen Xildhibaan ka tirsan...