Friday, August 21, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Ilaa Shan ruux ayaa ku dhaawacantay  dalka Kenya  nin u dhashay dalka Talyaaniga waa la Afduubtay ka dib markii dagaallyahano lagu tuhunsan yahay Shabaab ay weerar ku qaadeen goob looga dukaameysto. Weerarka ayaa ka dhacay  xarunta dukaamada ee Chakama oo ku taalla degaanka Kilifi hoos yimaada Magaalada Mombaza ee dalka...
Wararka xiligan naga soo gaaraya Suuqa Weyn ee Bakaaraha degmada howl-wadaag ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in toogasho lagu dilay labo ruux oo ka tirsanaa shaqaalaha Shirkadda Hormuud. Dad ku suganaa goobta toogashadu ka dhacday ayaa warbaahinta u sheegay in labada nin oo wada socday mar kaliya lagu weerar ku...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamed uu ayaa si adag uga horyimid ololaha siyaasadeed ee ka socda Geeska Africa, gaar ahaan isku soo dhawaashiyaha siyaasadeed ee dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya. Xassan Sheekh ayaa ku tilmaamay tallaabo lagu deg degayo waqtigan islamarkaana suurtagal aheyn in Soomaaliya iyo Itoobiya ka midoobaan...
Madaxweyne Donald Trump ayaa si weyn u taageeray dowladda Sacuudiga, xilli ay Bulshada Caalamka ay aad ugu cambaareysay Riyadh dilka wariye Jamal Kashikji. Ka hor inta uusan u ambabixin fasax sannadeedka Mareykanka ee loo yaqaano Thanksgiving, ayuu madaxweyne Trump u sheegay wariyaasha in Mareykanka oo dhabarka u jeediya Sacuudiga ay...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo magaaladda Rome kula kulmay Ra'iisal Wasaaraha Talyaaniga Mudane Giuseppe Conte ayaa sheegay in dib u xoojinta xiriirka labada dal uu yahay qorshe mudnaan gaar ah u leh Dowladda Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa la wadaagay Raiisul Wasaaraha dalka Talyaaniga kaalinta uu dalkaasi kasoo qaatay dowlad...
Taliska Mareykanka ee Africom ayaa sheegay in iyaga oo kaashanaya ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed duqeyn ay ka fuliyeen deegaanno hoostaga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ku dileen 37 dagaalyahan oo ka tirsanaa Ururka Al-shabaab. Duqeynta oo labo jeer kala dhacday ayeey Mareykanku ka fuliyeen deegaanno hoostaga degmada Xarardheere, iyaga oo...
Wasiirka Ganacsiga iyo Washadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Rugta Ganacasatada iyo Warshadaha Soomaaliya ayaa maanta kala saxiixdeey heshiiskii Sadaxaad ee Madasha Wada hadalka, Ganacstada iyo Dowladda ee 'Public Private Dialogue (PPD). Heshiiskan ay wada gaareen Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda iyo Rugta Ganacsatada Soomaaliyeed ayaa qeexayso in labada dhinac ay...
Wasiirka Wasaarradda Maaliyada xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle ayaa jawaab ka bixiyay eedeyn uga timid guddiga Maaliyada u qaabilsan Golaha Shacabka Soomaaliya. Wasiirka ayaa sheegay in uu arkay warbixinta ay soo saareen guddiga oo sida uu hadalka u dhigay xaq u leh in ay arintaa ka hadlaan, balse waxaa uu...
Waxaa magaaladda Istanbul ee dalka Turkiga  ka furmay maanta shirka  Bandhiga Shirkadaha Ganacsiga Qalabka Dhismaha  ee Turkiga iyo Carabta oo ay soo qabanqaabisay Jimciyada Isku xirka  Ganaacsatada Turkida iyo Carabta ee loo soo gaabiyo TURAP. Sidoo kale waxaa ka soo qeyb galey 200 Shirkado Turki ah, Dhanka  Soomaaliyana, waxaa uga ...
Qaraxan oo ahaa mid lagu soo xiray gaariga xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo ka tirsan mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa goor dhaw ka dhacay ilinka hore ee hotelka Maka Al-Mukarama. Xildhibaanka oo markii uu qaraxa dhacay kaddib warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in gaariga uu qarxay wax yar uun kaddib markii...