Friday, August 21, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Qoraal ka soo baxay hanta dhowrka guud ee Qaranka Maxamed Maxamuud Cali Afgooye ayaa lagu muujiyay walaaca uu ka qabo qoraalka ka soo baxay guddiga maaliyada Golaha Shacabka ee wax is daba marinta lagu eedeeyay Wasaarradda Maaliyada iyo maamulka gobolka Banaadir. Qoraalka oo ahaa mid loo diray guddoonka Golaha Shacabka...
Ugu yaraan 5 weerar oo cirka ayuu Mareykanku ka geystay Saddexdii maalmood ee la soo dhaafay deegaanno ka tirsan gobollada dhexe Soomaaliya, kuwaa oo lagu bartilmaameedsaday dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab. Wararkii ugu danbeeyay ee sidoo kale ka imanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in ay dhaceen duqeymo kale oo dheeraad ah...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa mar kale faah faahin dheeraad ah ka bixiyay danta Soomaaliya uga jirta isbaheysiga ka socda d Geeska Africa. Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in muhiimada ugu weyn oo Soomaaliya isbaheysiga la leedahay tahay in leys tixgaliyo oo aan lagu xadgudbin sida uu hadalka u...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa waxa uu sheegay in CIA-du aanay ku eedayn Amiirka dhaxalsugaha ah ee Sucuudiga Maxamed bin Salmaan inuu amray dilka weriye Jamaal Khaashuqji. Khaashuqji ayaa waxaa qunsuliyadda uu Sucuudiga ku leeyahay Istanbul lagu dilay 2-dii bishii Oktoobar. Saraakiisha Mareykanka ayaa waxa ay warbaahinta dalkaasi u sheegeen in...
Guddiga doorashada madaxweyne ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxba kama jiraan ku sheegay sheegayay in dowladda Soomaaliya guddiga cadaadis ku saareyso in doorashada laga reebo qaar ka mid ah musharixiinta. Xog-hayaha guddiga doorashadda Koonfur Galbeed Nuur Cismaan ayaa faahfaahin ka bixiyay Wararka sheegaya in dowladda dhexe ee Soomaaliya ay caddaadis...
Gudoomiyaha Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed Ahna Xiriiriyaha Xisbiyada Siyaasadda Md Cali Maxamed Nuux Timajilc,Xildhibaanada Labada Aqal ee Federalka Soomaaliya,Wasiiro,Xildhibaanada Maamul Goboleedyada,Ururada Bulshada Rayidka,Aqoonyahano,Haween Dhalinyar iyo Marti Sharaf Kale Ayaa Maanta Ka Qayb Galey Munaasabadda Daah Furka Xisbiga Shacabka Soomaaliyeed oo Maalmo ka Hor ku Guuleystey In La gudoonsiiyo Shahaadada...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalintiii labaad booqasho rasmi ah ku jooga Talyaaniga ayaa wada hadallo kula yeeshay Qasriga Quirinale Madaxweynaha dalka Talyaaniga Sergio Mattarella. Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay sidii loo dardargalin lahaa iskaashiga taariikhiga ah ee labada dal kaasoo ku dhisan wax wada qabsi iyo kala...
Guddiga doorashada madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee dhawaan la magacaabay ayaa soo saaray jawdalka doorashada madaxweynaha iyo dariiqa loo marayo ilaa laga gaarayo waqtiga doorashada. Guddiga ayaa sheegay in maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 22ka bisha November, la bilaabi doono diiwaan-galinta musharixiinta oo ku eg ilaa 23ka oo...
Dowladda Soomaaliya gaar ahaan War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta ,Dhaqanka iyo Dalxiiska ayaa lagu sheegay Ciidmada Amniga oo taageero ka helaya ciidamo Mareykan ah in ay Mar kale weerar qorsheysan ay ka fuliyeen fariisimo Al-shabaab ku la haayeen Gobolka Mudug. Warsaxaafadeedka ayaa sidan u qornaa:- “Ciidmaada Qaranka oo taageero Ka...
Ergooyin kala duwan ayaa saacadihii la soo dhaafay ku soo qulqulayey magaalada Taleex ee gobolka Sool si ay qayb uga noqdaan soo afjatida colaad toban sano ku dhowaan ka taagnayd oo u dhexaysey laba beelood oo halkaa wada dega. Wufuudan oo ka kala yimi degaano badan oo dalka gudihiisa iyo...