Friday, August 21, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Wararka naga soo gaaraya degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal culus oo leysku adeegsaday noocyada kala duwan ee halka uu deegaan hoostaga degmada ku dhaxmaray ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo Al-shabaab. Dagaalka ayaa bilaawday kaddib markii xoogagga Al-shabaab weerar dhabo-gal ah ku qaadeen gaadiid ay la...
Madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas waxa uu meesha ka saaray inay dib u dhici karto doorashada madaxweynaha Puntland, isagoo sheegay in waqtigeeda ku dhici doonto. "Doorashada waligeed waxay dhici jirtay siddeeda January... 8 January 2019-ka doorasho fiican oo xor ah oo xalaal ah oo kuwii hore ka sii fiican...
Gudiga Golaha Aqalka Sare ee Dhex dhexaadinta Dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyadda  ayaa Ku dhawaaqay in la dhameeyay Khilaafkii u dhaxeeyay Dowladda Iyo Maamul Goboleedyadda. Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole oo ah xildhibaan ka tirsan Aqalka  sare ayaa Warbaahinta u sheegay in arintan ay ku timid dadaal ay  sameeyeen golaha Aqalka...
Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xalay magaalada Nairobi kula kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Kenya. Xaflada oo xalay ka dhacday Hotelka Laico Regency ayaa muddo saacado ah ay dib uga dhacday waqtigii la filayay, iyadoo la dhaliilay qaabka hab maamuuska Safaaradda Soomaliya ee Nairobi. Madaxweynaha ayaa...
Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Haysom, ayaa si kulul u cambaareeyay qaraxyadii shalay ka kala dhacay magaalada Gaalkacyo iyo caasimadda Soomaaliya ee lagu dilay sheekh caan ah iyo tiro kale oo ah dad rayid ah. “Weerarradii maanta lala beegsaday dad rayid ah...
Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ayaa sheegay in maareeyaha garoonka diyaaradaha magaalada Jowhar oo lagu magacaabo Cali Dheere uu habeennimadii xalay toogasho ku dilay Xaaskiisa oo xaamilo aheyd lagu-na magacaabi jiray Jamiila Sheekh Cali Ibraahim. Arrintan oo la yaab iyo naxdin ku abuurtay dadka magaalada Jowhar oo siweyn u...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay shir looga hadlayay dib-u-habaynta qorshayaasha amniga dalka iyo ku hoos shaqeynta tubta amniga iyo caddaaladda ee xukuumaddu u qorsheysay in dalka xasillooni lagula soo dabbaalo. Ra’iisul Wasaare Xassan Cali Khayre ayaa kulanka ka sheegay in dawladdu ay dadaal badan u...
Mu’tamarka sanadlaha ah ee uu qabto sanad walba Islamic Center of St. Cloud ayaa usbuucaan lagu qabtay xarunta weyn ee shirarka ee magaalada St. Cloud. Kulankan balaadhan, ayaa lagu maamuusay qalin-jabinta 48 arday, kuwaas oo ku dhammeeyay quraanka kariimka ah magaalo aanay laga jecleyn muslimiinta. Mu’tamarkan oo sanadle ah ayaa...
Qaraxan oo ahaa mid loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa ka dhacay xaafadda Kaawo Godey degmaada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhacay goob Suuq Qaadka lagu iibiyo  ah, islamarkaana laga raro gaadiidka oo ay xiligaa ku sunaayeen dadweyne aad u faro...
Xoogagga Al-shababa ayaa sheegtay mas’uuliyada Qaraxyo culus iyo weerar toos ah oo saakay lagu qaaday xarun uu Koonfur magaalada Gaalkacyo ka deganaa Wadaad lagu magacaabo Cabdiwali Cali Calmi Yare. Al-shabaab ayaa qoraal ay soo saareen ku sheegay in weerarkaasi ay ku dileen sida ay hadalka u dhigeen Cabdiwali Cali Calmi...