Friday, August 21, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre oo guddoomiyay kulankii maanta ee golaha wasiirrada ayaa faray dhammaan wasiirrada xukuumadda in kahor dhammaadka bisha December ay dhamaystiraan hawlaha uga harsan qorsha hawleedka sannadka 2018-ka. Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre ayaa sheegay in dhammaystirka qosha howleedka sannadkaan ay fududaynayso in si...
Arrintan ayaa dood wey ka dhax abuurtay saacadihii aynu soo dhaafnay xildhibaanada Baarlamaanka dhax-dooda, iyaga oo ku kala qeybsan cidda awood sharci u leh in ay kala dirto guddiga Maaliyada iyo Miisaaniyada Golaha Shacabka. Qaar ka mid ah xubnaha guddiga Maaliyada ee la sheegay in la kala diray ayaa warbaahinta...
                    Tartanka doorashada kasocota koonfur galbeed ayaa noqotay mid muhiimad gaar ah u leh dowladda federaalka musharaxa ku guuleysanaayo doorashada, dadaalka tirada badan oo ay DF ku buxinayso tartanka doorashada koonfur galbeed ayaa u muuqda mid macno mug weyn u leh jiritaanka siyaasada mustaqbalka dowladda FS hadda jirta. Iscasilaadda wasiirada iyo taliyeyaasha amniga DF waxay...
Komishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa maanta shaaciyey in aanay doorashaddii golaha Wakiilada iyo deegaanku aanay dhacayn mudadii hore loogu cayimay oo ahayd March 29,2019. Guddida doorashooyinka ayaa sheegay markii uu dhameeyey dhamaan waxyaalihii iyaga ku xidhnaa inay caqabad u noqotay xeerarka qaarkood, dhaqaalihii iyo murano ka dhex jiray xisbiyada dhexdooda, waxaanay...
Ururka ay ku mideysan yihiin Jaamacada Carabta ayaa lagu wadaa in dhawaan ay qabteen shir looga hadlayo arrimaha Soomaaliya oo looga hadlayo taakuleynta Soomaaliya iyo Deyn cafiska. Wasiiru-dowlaha Wasaarradda arrimaha dibedda Xukuumadda Soomaaliya Cabduqaadir Axmed Kheyre ayaa sheegay in shirkaan la qaban doono Bisha soo socota December, islamarkaana diiradda lagu...
 Golaha Iskaashiga maamul goboleedyadda ayaa war kasoo saaray Go’aankii maalintii shalay kasoo baxay Golaha Aqalka Sare ee dhigayay in la xaliyay khilaafkii dowladda dhexe iyo dowlad gobolleedyada. Warka ka  soo baxay Golaha Iskaashiga maamul goboleedyadda oo hadda uu  Gudoomiye ka yahay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa  si buuxda...
Taliyaha ugu sareeya howlgalka Mareykanka ee Africa ee loo soo gaabiyo AFRICOM Gen. Thomas D. Waldhauser ayaa safar lama filaan ah maalintii shalay ku tagay magaalada Muqdisho Taliyaha kulan uu la qaatay madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo sidoo kale waxaa qeyb ka ahaa oo joogay safiirka cusub ee Mareykanka Don Yamamoto iyo...
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay duqeyn mar kale habeennimadii xalay diyaarado dagaal ka geysteen deegaan ka tirsan gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya. Gaar ahaan duqeyntan ayaa ka dhacday deegaanka Caad oo ka tirsan degmada Xarardheere halkaa oo lagu bartilmaameedsaday xubno ka tirsan Ururka Al-shabaab sida laga soo xigtay...
Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Nuur oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa warbaahinta u sheegay 48 –dii saac ee la soo dhaafay fariimo kala duwan oo loogu hanjabayo uga imaanayeen madaxda ugu sareysa dalka. Gaar ahaan waxaa uu farta ku fiiqay xukuumadda oo sida uu sheegay si toos ah u...
Wafdi ka socda Midowga Africa oo uu horkacayay Gudoomiyaha golaha siyaasada iyo amaanka midowga africa maxamad idiris faarax ahna safiirka dowlada Jabuuti ee Itoobiya ayaa maanta soo gaaray magalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan. Wafdiga waxaa magaalada Beledweyne ku soo dhaweeyay madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamad Cabdi Waare gudoomiyaha gobolka Hiiraan...