Guddiga doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland ayaa goor dhow ku dhawaaqay natiijada wareegga koowaad, marka la soo gabagabeeyay codeynta xildhibaannada.
Natiijada wareegga koowaad.
Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobe) 37 cod.
Cabdi Jamaal Cismaan Maxamed 15 cod
Cabdiraxmaan Cali Jibriil 9 cod
Cabdirashiid Yuusuf Jibriil 5 cod.
Wareega labaad waxaa usoo baxay,Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobe) iyo Cabdi Jamaal Cismaan Maxamed , waxaa tanaasulay Cabdiraxmaan Cali Jibriil , halka uu tartanka ka haray Cabdirashiid Yuusuf Jibriil .











