Wefti madax dhaqameedka ka socda dalka Itoobiya gaar ahaan qoomiyada Oromada ayaa shalay galab ka soo degay madaarka Cigaal ee magaaladda Hargeysa.
Madax dhaqameedkan Qoomiyada Oromada Itoobiya waxa madaarka ku soo dhoweeyey madax dhaqameed reer Somaliland iyo madaxda gobolka Maroodi jeex, waxaana la socday wakiilka Somaliland u fadhiya Addis ababa.
Weftigan...
Iyadoo loo balansan yahay in 19ka bishan magaalada Baydhabo lagu qabto doorashada madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed, ayaa waxaa isa soo taraya baaqyada loo jeedinayo guddigga doorashada oo laga dalbanayo in ay dib u dhigaan waqtiga doorashada in xaalka magaalada Baydhabo laga dajinayo.
Xaaladda magaalada Baydhabo oo maalamahan ba kacsaneyd kadib...
War saxaafadeed ay wada jir u soo saaraan Beesha Caalamka ayaa looga hadlay xaalada ka soo kordhay magaalada Baydhabo, iyagoo sheegay inay ka walaacsan yihiin dhacdooyinka u dambeeyay ee ka dhacay Koofur Galbeed, gaar ahaan rabshadaha magaalada Baydhabo.
Warka ayaa lagu sheegay in ay ka soo horjeedaan qalalaasaha iyo gacan...
Xildhibaannada tiradooda lagu sheegay 135 mudane oo kulan qado ah ku yeeshay Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho ayaa siweyn uga soo horjeestay mooshinka ka dhanka ah madaxweynaha dowladda Soomaaliya.
Xildhibaannada kulanka ka hadlay qaarkood ayaa sheegay in Mooshinka uu buray, waxaana ay codsadeen dib loo furo kulamadii Golaha Shacabka, dhinaca...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo shir jaraa'id ku qabtay hotelka uu ka deggan yahay magaalada Muqdisho ayaa ka hadllay xarigga Mukhtaar Rooboow iyo mooshinka madaxweynaha.
Guddoomiye Mursal ayaa ka tacsiyeeyay geerida ka dhalatay rabashadihii ugu danbeeyay ee ka dhacay magaalada Baydhabo isaga oo ugu baaqay shacabka...
Warar hoose oo soo baxay ayaa sheegaya in hubkii laga dhigay ay wateen iyo gaadiid dagaal illaada C/qaadir Maxamed Nuur Jaamac oo hadda ah la taliyaha Gudoomiyaha Golaha Ssacabka Somaliya horeyna u soo noqday Taliye ku xigeenka Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA.
Ciidanka Jaamac ayaa dhamaadka isbuucii...
War ka soo baxay xafiiska wakiilka gaar ah ee howlgalka midowga Africa AMISOM Ambassador Francisco Madeira ayaa lagu sheegay in xafiiska midowga Africa uu si dhaw ula socdo xiisada siyaasadeed ee ka taagan Koonfur Galbeed gaar ahaan magaalada Baydhabo.
Qoraalka ayaa lagu sheegay in AMISOM marnaba qeyb ka aheyn xariga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa dalka Ereteriya Isaias Afwerki oo kulamo wadatashi ah ku yeeshay Villa Soomaaliya ayaa ku heshiiyey.
1- in la xoojiyo iskaashiga ka dhaxeeya labada dal.
2-Labada Madaxweyne ayaa hoosta ka xariiqay muhiimadda ay leedahay in la ballaariyo iskaashiga ku aaddan arrimaha ganacsiga.
3-maalgashiga...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka, isgaarsiinta iyo dekada dawladda Qatar, Jassim Bin Saif Ahmed Al Sulaiti, ayaa shaaca ka qaaday in dhawaan ay dawladdiisu bilaabayso mashruuca dhismaha dekadda Hobyo ee gobolka Mudug.
Wasiirka ayaa qorshaha billaabidda mashruucaan ka sheegay kulan gaar ah oo ay wada qaateen ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane...
Guddoonka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa magacaabay guddi xalliya khilaafka hey’adaha fulinta iyo Golaha Shacabka Soomaaliyeed.
Xog-hayaha Guud ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, Cali Maxamed Jaamac ,ayaa Warbaahinta Qaranka uga warramay Guddigaas lamagacaabay iyo Shaqooyinka uu qabanayo, wuxuuna Xubnaha Guddigan kula dardaarmay in ay la yimaaddaan isku-duubni, dhex-dhexaadnimo...


















