Thursday, August 20, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Madaxwaynaha Ciraaq ,Berhaam Saalix ayaa ka tanaasulay dhalashadiisii Britishka, isagoo fulinaya sharciga dalkiisa ee dhigaya madaxwaynaha inuu wadan baasboor ajnabi ah, afhayenka madaxwaynaha ayaa sidaasi sheegay maalinimadii Axaddii. 'Isagoo u hoggaansamaya sharciga , madaxwaynaha waxaa uu ka tanaasulay dhalashadii kalle ee Britishka ' ayuu yiri Luqmaan Fayli war qoraal ah...
Warar Xog Ogaal ah oo Nasoo Gaarey Ayaa Sheegaya in Gudoomiyaha Baralamaanka Max'd Mursal Sheekh iyo R/wasaare Xasan Cali Khayre ay Wada Kulmeen Kuna Kulmeen Xarunta Hiddaha Tacliinta Sare ee Ku Dhaw Zoope Agagaarka KM5 ee Magaalada Muqdisho. Madaxda Ayaa Halkaa U Doortey Kadib Markii Mid Kasta Kan Kale Aamini...
Taliska Mareykanka ee AFRICOM ayaa maant oo Isniin ah sheegay duqeyn ay ka fuliyeen Soomaaliya gaar ahaan gobolka Shabeellaha Hoose Sabtidii iyo Axadii todobaadka ku dileen 62 dagaalyahan oo ka tirsanaa Al-shabaab. Labo duqeyn oo ka dhacday deegaanka Gendershe labo maalmood isku xigta, taariikhda marka ay aheyd 15 iyo 16...
Ra'iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa Wasiirka Howlaha Guud iyo Dib -u dhiska u magacaabay Cabdi Aadan Hoosoow. Booska loo magacaabay Hoosoow ayaa waxaa maalintii shalay banneeyay Cabdifitaax Geeseey oo ku eedeeyay dowladda in ay fara-galin ba'an ku heyso doorashada maamulka Koonfur Galbeed. Magacaabistan oo aheyd mid dg deg...
Xukuumadda iyo xisbiyada mucaaradka ayaa xalay isku afgartay wakhtiga doorashooyinka golaha Wakiilada iyo Deegaanku dhici doonaan oo wakhtigii hore loo qorsheeyey dib u dhac ku yimid. Madaxweyne Muuse Biixi oo uu wehelinayo madaxweyne ku xigeenkiisa C/raxmaan Saylici ayaa xalay kulan la qaatay hoggaanka axsaabta qaranka, madaxweyne ku xigeenadii hore, siyaasiyiin...
Deegaanada ku teedsan gobolka Jubadda Dhexe ayaa la qorshay-nayaa in ay ka dhacaan howlgalo ballaaran oo ay si wada jir ah ay u fulin doonaan ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed,kuwa Midowga Afrika iyo ciidanka Jubbaland oo isgarabsanaya si xoogagga Al-shabaab looga saaro gobolkaasi. War ka soo baxay taliska AMISOM ayaa lagu...
Kulankan oo Ahaa Mid Lagu Gorfeynayo Xaaladda Siyaasadeed ee Dalka ayaa Waxaa Kssoo Qayb Galey Masuuliyiin ka Kala Socdey Xisbiyada Dalka Ka Jira Kuwaas oo Kala ahaa Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed, Xisbiga, Xiis,Xisbiga Horumarinta,Xisbiga Midnimada iyo Dimuquraadiyada,Xisbiga Midnimo Qaran,Xisbiga Samu,Xisbiga Ileys,Xisbiga U Hiili Dadkaaga,Xisbiga Samadoon,Xisbiga Umadda. Dood iyo Falaqeyn Dheer...
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta sheegtay in ay gabi ahaanba ay xirtay God Jilicoow oo muddo dheer ahaa xabsi lagu xiro dadka loo heysto danbiyada kala duwan oo ay ka mid ah Argagixisada. Wasiirka Wasaarradda Amniga Gudaha Maxamed Abuukar Isloow Ducaale oo warbaahinta kula hadlayay xarunta Godka Jlicoow ayaa sheegay in...
Tababarkan oo soconayay mudo sideed bilood ah ayaa maanta magaalada muqdisho ee caasimada dalka waxaa loogu sooxirey sadax dhalinyaro Soomali ah oo soobartay cilmiga baabuurta. Dhalin-yaradan somaliyeed ayaa mudada sideeda bilood tababarka ku  baranayay cashiro kala duwan oo laxiriira gawaarida iyadoona maanta  la gudoon siyay shahaado muujineysa cilmigii ay soo...
Maamulka Koonfur Galbeed oo markii ugu horeysay war ka soo saaray xaigga Mukhtaar Rooboow ayaa iska fogeyn in ay wax lug ah ku lahaayeen dhinacooda. Wasiirka Warfaafinta maamulka Koonfur Galbeed Xassan Cabdi Maxamed ayaa sheegay in dowladda dhexe ee Soomaaliya lagula xiisaabtami doono wixii ka dhacay magaalada Baydhabo, madaama ay...