Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay in ciidamadii ka joogay Suuriya ay halkaasi kala soo bixi doonto.
Ma jirto waqti caayiman oo arrintan loo qabtay,balse mid ka mid ah saraakiisha Mareykanka ayaa sheegay in muddo 100 maalmood gudahood ah ay dalkooda ku soo laaban doonaan.
Madaxwayne Trump ayaa bartiisa Tweetarka ku soo qoray...
Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay in ciidamadii ka joogay Suuriya ay halkaasi kala soo bixi doonto.
Ma jirto waqti caayiman oo arrintan loo qabtay,balse mid ka mid ah saraakiisha Mareykanka ayaa sheegay in muddo 100 maalmood gudahood ah ay dalkooda ku soo laaban doonaan.
Madaxwayne Trump ayaa bartiisa Tweetarka ku soo qoray...
Hagaajinta amaanka duulista hawadda iyo xaalada guud ee wadanka ayaa sababtay in shirkaddo caalami ah bilaabaan duulimaadyo toos ah oo ay ku imanaya Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde Airport ee magaalada Muqdisho.
Said Eliye,oo ah Agaasimaha howlgalada iyo xiriirka caalamiga ah ee Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa sheegay in ay jiraan...
Odayaasha deegaanka Ceel afweyn ayaa gacanta dawladda ku soo wareejiyey laba qof oo ku eedeysan gacan ku dhiigle deegaanka Dararweyne qof socota ah ku dilay, taas oo muddo laga sugayey inay odayaashu soo qabtaan dambiileyaashaasi.
Labadan qof ee ku eedeysan gacan ku dhiiglaha ayaa magacyadooda la kala yidhaahdaa Cabdirisaaq Cawild...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, saraakiisha ciidamada iyo mas’uuliyiin ka tirsan hay’addaha kala duwan ee dowladda ayaa lagu wadaa in ay maanta ka qeybgalaan xuska 75 sano guuradii ka soo wareegtay Aas-aaska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed.
Amaanka magaalada Muqdisho ayaa siweyn loo adkeeyay waxaana la xiray dhamaanba jidadka muhiimka ah...
https://youtu.be/JNGV_GqXeQQ
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya , Xasan Cali Khayre ayaa maanta guddoomiyay shir lagu daah furayay qorshaha horumarinta qaranka ee 2020-2024 kaas oo gundhig u noqonaya horumarka la doonayo in dalku gaaro muddda shan sano gudahood ah.
Wasiirka qorshaynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha XFS, Jamaal Maxamed Xasan, oo ka war...
Cabdi Casiis Xassan Maxamed Lafta -Gareen ayaa maanta ku guuleystay doorashada madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed isaga oo ku guuleytay wareegii horeba 101 cod oo noqoneysa guushii ugu ballaarneyd oo musharax madaxweyne maamul gobolleed uu wareega horeba gaaro doorashada.
Hadaba waa kuma Cabdicasiis Lafta-Gareen madaxweynaha Labaad ee maamulka Koonfur Galbeed:
Cabdicasiis Xassan...
Waxaa goor dhaw si rasmi ah u bilaabatay codeynta wareegii koowaad ee doorashada madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed.
Doorashada ayaa waxaa u tartamaya shan musharax iyadoo hore dhowr jeer dib loo dhigey doorashada Koofur Galbeed, kuwaa oo dhamaantood ku sugan hoolka doorashada ay ka socto.
Mas'uuliyiin iyo waxgarad ka soo jeeda deegaannada...
Wafdi ka tirsa dowladda federaalka Soomaaliya oo uu horkacyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Cabdi Maxamed Sabriye ayaa goor dhaw gaaray hool doorashada madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Xildhibaannada Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed ayaa la filiyaa in ay dhawaan bilaabaan codeynta doorashada madaxweynaha oo ay ku tartamayaan ilaa Shan musharax oo ay...

















