1
XISBIGA GARSOOR
2
XISBIGA MIDNIMADA IYO DEMOQORAADIYADDA
3
XISBIGA UMMADDA SOOMAALIYEED
4
XISBIGA QARANKA EE DIMUQRAADIGA
5
XISBIGA MIDNIMADA JAMHUURIGA SOOMAALIYEED
6
XISBIGA HORUMARINTA
7
XISBIGA MIDNIMADA BULSHADA SOOMAALIYEED
8
XISBIGA SINAANTA AMMAANKA IYO MIDNIMO U OLOLEYNTA
9
XISBIGA CADDAALADDA & MIDNIMADA
10
XISBIGA WADAJIR
11
XISBIGA DAMIIRKA SOOMAALINIMADA IYO HORUMARKA
12
XISBIGA CADDAALADDA IYO BADBAADADA
13
XISBIGA SHAKHSIYADDA & WADDANIYADDA SOOMAALIYEED
14
XISBIGA DADKA SOOMAALIYEED
15
XISBIGA XAL-QARAN
16
XISBIGA SHAQAALAHA SOOMAALIYEED
17
XISBIGA XORIYADDA
18
XISBIGA MUWAADINIINTA SOOMAALIYEED
19
XISBIGA MIDNIMO-QARAN
20
XISBIGA DALKA IYO...
Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto oo maanta soo saaray war saxaafadeed ayaa sheegay in Soomaaliya ay siin doonaan adduun lacageed oo gaareya $900 million oo lagu maalgelinayo Soomaaliya.
Dawladda Mareykanka ayaa sheegtay in Soomaaliya ay ka caawin doonaan dhanka, gargaarka bani’aadanimada, dhismaha hey’adaha dowliga ah, waxbarashada, caafimaadka, garsoorka shaqo...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Abdirahman Omar Osman (Eng; Yariisoow) oo la kulmay dhiggiisa Duqa Magaalada Geneva ee Dalka Switzerland, Sami Kanaan, ayaa kala hadlay hirgelinta xiriirka iyo wadashaqeynta Labada Magaalo.
Eng;Yariisoow ayaa uga mahadceliyey Duqa, Geneva soo dhoweynta iyo martigelinta uu u sameeyay, isagoo uga warbixiyey horumarka...
Musharrixiinta u tartamaya xilka madaxweynaha qaar ka mid ah oo maanta kulan ku yeeshay magaalada xarunta ah ee Garoowe ayaa walaac ka muujiyay hab xukuumadda ay u maamullayso doorashada.
Musharrixiinta ayaa sidoo kale, ku baaqay in amniga caasimadda Garoowe loo daayo ciidanka Daraawiishta iyo kuwa Booliska Puntland, iyagoo ku baaqay...
Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay in Isbadalka ka socda Geeska Africa loo baahan yahay marka hore in si taxadir leh leysaga eego wixii dan iyo dibin-daabyo ah ee ku jira.
Ismaaciil Cumar Geelle ayaa hadalka ka sheegay xiritaankii madal ay isku arkeen Aqoonyahanno ka kala socda deegaannada...
Magaalada Baydhabo waxaa ka soconaya diyaar-garoow ballaaran oo loogu jiro qabanqaabada doorashada madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo dhaceysa 19ka bishan oo ku beegan maalinta berri ah.
Waxaa maanta kulan wada tashi ah iyo is xog-wareysi ku yeelanaya magaalada Baydhabo guddiga doorashada madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed, iyadoo amaankana siweyn loo...
Magaalada Muqdisho waxaa xalay kulan gaar ah ku yeeshay ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre iyo guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan.
Kulanka oo ka dhacay xarunta Wasaarradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta ayaa looga wada hadlay xalinta khilaafka ka abuurmay mooshinka xil ka qaadista ah ee xubno ka...
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guuleed ayaa magaalada Jabuuti kula kulmay madaxwaynaha dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle.
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka iyo madaxwayne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka wada hadlay xariirka walaaltinimmo ee labada dawladood iyo labada shacab, arrimaha gobalka, iyo amniga.
Guuled ayaa madaxwaynaha Jabuuti uga mahad-celiyey taageerrada reer...
Sacuudi Carabiya ayaa ku gacan seertay qaraarka Aqalka Senate-ka Mareykanka ee ku baaqay in Mareykanka uu soo geba gebeeyo taageerada uu siiyo dagaalka Sacuudiga ee Yemen, islamarkaana dhaxal-sugaha dalkaas ku eedeeyey dilka weriye Jamaal Khaashuqji.
Bayaan ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibedda Sacuudiga, ayaa lagu yiri “Boqortooyada waxay cambaareeneysaa qaraarka...


















