Wednesday, August 19, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska, Daahir Maxamuud Geelle, ayaa tacsi u diray ehelada iyo asxaabta Wariye ,Cawil Daahir Salaad iyo qaar ka tirsan shaqaalaha Universal TV oo qarax ka dhacay Tiyaatarka Qaranka agtiisa ku dhintay. Wasiir Geelle, ayaa naxariista  Janno Alle ugu baryay Wariye, Cawil iyo dadkii kale ee ku...
Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax-yo is xig xigay oo subaxnimadii hore ee saakay ka dhacay magaalada Muqdisho,Kuwaas oo ay Ku Dhinteen Ku Dhawaad Labaataneeyo Isugu Jira Ciidan iyo Shacab uuna ku jiro Wariye Caan ah. Wariye ka tirsan TV Universal oo lagu magacaabo Cabdicasiis OK ayaa...
Qaraxyadan oo ahaa Kuwo xoogan oo inta badan laga maqlay degmooyinka gobolka Banaadir ayaa goor Barqadii Saaka ka dhacay nawaaxiga madaxtooyada Soomaaliya iyo Ex Barlamaan Gaar ahaan Hal Qarax Ayaa warar kala duwan ka soo baxayaan Waxa uuna ka dhacay Barkootarool oo aan ka fogeyn Tiyaartarka Qaranka, waxaana la arkayay...
Dooddan oo ay kaqayb-galeen ilaa 100 qof oo isugu jira Barayaal wax ka dhiga Jaamacado kala duwan, Siyaasiyiin, Xildhibaano iyo culimada diinta ayaa waxaa soo qaban qaabiyey Xarunta Xayaat ee tababarada hoggaamineed iyo cilmibaarista ee magaalada Muqdisho. Aqoon yahanka kaqayb-galay doodda ayaa si weyn u lafaguray sababaha isbeddelka geeska Afrika,...
Dowladda Burundi ayaa sheegay in ilaa 1, 000 askari oo ka mid ah ciidamada ka jooga Soomaaliya ee qeyba ka ah howlgalka midowga Africa AMISOM la baxayaan, kaddib markii uu sida ka codsaday Ururka midowga Africa. Dowladda Burundi ayaa ah wadanka labaad ee ciidamada ugu badan ku deeqay howlgalka AMISOM...
Iyadoo maalintii Shaley Qoraal ka soo baxay xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan lagu sheegay in laga tanaasulay mooshinkii xil ka qaadista madaxweynaha Soomaaliya, ayaa dhinaca kale waxaa jira sharuudo xildhibaannadii tanaasulay ay ku xireen madaxweyne Farmaajo. Qoraalka oo ka koobnaa ilaa 9 qodobo ayaa lagu soo bandhigay...
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi iyo madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Cagjar ayaa maanta ku kulmay magaalo xuduudeedka Tog-wajaale, gaar ahaan dhinaca Somaliland. Shirkan labada madaxweyne ayaa la sheegay inuu ahaa mid lagaga hadlayey is dhexgalka bulshada, xoojinta amaanka, ganacsiga, maalgashiga iyo sidii deegaanada ku teedsan xaduuda labada dal looga...
Madaxweynaha Dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa ammaanay doorka fir-fircoon ee uu Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed, kaga jira nabadda iyo is-dhexgalka Wadamada Geeska Afrika. Isaga oo ka hadlaya, kulan Saddex Cisha ahaa oo ay yeesheen Safiirro reer Jabuuti ah iyo Diblomaasiyiin sare, oo Maanta lagu soo gaba-gabeeyay Magaalada Jabuuti,...
Xoghayaha difaaca Mareykanka Jim Mattis ayaa sheegay inuu shaqada ka tagayo bisha February. Madaxweyne Trump ayaa bartiisa Tweeter-ka soo dhigey in uu howl-gab noqonayo Gen. Mattis bisha February ee sanadka dhalanaya. Balse Gen. Mattis ayaa qoraal uu soo saarey ku sheegay inuu shaqada uga tagayo ka dib markii ay isku aragti...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa qoraal ka soo baxay waxaa in markii uu dhinacyo badan ka eego mooshkii dhawaan laga keenay madaxweynaha dowladda Soomaaliya ugu danbeyntii go'aan lagu gaaray in laga tanaasulo mooshinka. Qoraalka oo ahaa mid labo Bog ayaa lagu sheegay in mar ka dhinacyo badan...