Wednesday, August 19, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta kulan deg deg ah la qaatay Guddiga Maaliyadda ee Golaha Shacabka BFS, maalin ka hor  dib u habeyn lagu sameeyay. Kulanka oo ka dhacay xarunta Guddiyada ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa shir Guddoominayay Maxamuud Siraaji oo Shalay loo doortay Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda...
In ka badan 10 ruux oo ay ka mid ahaayeen Carruur iyo Haween ayaa ku dhintay dagaal culus oo maalintii shalay deegaanka lagu magacaabo Kaxandhaale oo dhaca xadka gobolka Galguduud iyo Ismaamulka Soomaalida ku dhaxmaray labo maleeshiyo beelleed. Odayaasha deegaanka ayaa sheegay in dagaalkii shalay uu ahaa mid culus oo...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo haweeneyda koobaad Melania Trump ayaa booqasho aanan la shaacin waxa ay ugu tageen ciidammada Mareykanka ee ku sugan waddanka Ciraaq. Waxa ay halkaas u safrene "xilli dambe habeenkii loo dabaaldegaayay Kirismas-ka" si ay ciidammada uga mahadceliyaan "adeegooda, guushooda iyo sida ay naftooda u hurayaan", Aqalka...
Ra'iisal wasaare Xassan Cali Kheyre ayaa xalay ka qayb galay casho sharaf ay wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha Soomaaliya u sameeyay kooxda kubbadda cagta Som United ee dalka Sweden ka timid, Kuwaasi oo Muqdisho u jooga ciyaaro saaxiibtinimo iyo is-dhaxgal bulsho sidii ay qeyb uga qaadan lahaayeen. Khayre ayaa kooxda Som...
Wasiirka Gaashaandhigaa Somaliland iyo Taliyaha ciidanka Militeriga  Somaliland  oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa  sheegay inay talaabo ka qaadi doonaan Puntland hadii ay joojin waydo tuur-tuurka  ay ciidanka  Somalialnd ku hayso. Taliyaha Ciidanka Militeriga Somaliland Gen Nuux Ismaaciil Taanni ayaa sheegay in muddo sanad ah ciidanka jiida hore ee deegaanka...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Max’ed Islaam oo maanta isaga oo xiran Tuutaha ciidanka, islamarkaana ay wehlinayeen saraakiisha ciidamada Jubbaland waxa uu booqday deegaanka Cabdalla Biroole oo qiyaastii 45 KM dhanka galbeedka kaga beegan Kismaayo, halkaa oo fariisin u ah ciidamada Jubbaland iyo kuwa AMISOM gaar ahaan ciidanka...
Madaxweynaha dhawaan la doortay ee Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xassan Maxamed Lafta-Gareen ayaa maanta si rasmi ah xilka ula wareegay. Waxaa xilka ku wareejiyay guddoomiyaha Golaha Shacabka Cabduqaadir Shariif Sheekhuna Miye oo ahaa ku-simaha Madaxweynaha tan iyo markii uu xilkaa iska casilay Shariif Xassan Sheekh Aadan. Wuxuu sheegay in maanta uu si...
Guddiga Maaliyadda, Miisaaniyadda iyo qorsheynta ee Golaha Shacabka ayaa Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho galabta ku doortay guddoonka guddiga maaliyada. Xildhibaan Maxamuud Siraaji ayaa loo doortay guddoomiyaha guddiga maaliyada, miisaaniyadda iyo qorsheynta ee Golaha Shacabka. Xildhibaan Aamino Sheekh Cusmaan ayaa loo doortay guddoomiye ku xiggeenka guddiga maaliyada, miisaaniyadda iyo qorsheynta...
Israsaasayn ka dhacay Bariga magaalada Laascaanood xarunta Gobolka Sool ayaa laba nin ku dhinteen oo ka mid ah labadii kooxood, waxaana ku dhaawacmay sida la sheegay wiil arday ah oo goobta marayey. Is rasaasayntan oo daba socotey fallal dil ah oo xili hore ka dhacay goobo ka mid ah degmada...