Golaha Wakiiladda Somaliland, ayaa maanta guddo gallay doodda miisaaniyada Qaranka, waxaana golaha ka hor akhriyey guddidda dhaqaalaha oo sheegay inay miisaaniyada ka saareen lix wasaaradood oo cashuuro ay kordhiyeen ku soo daray miisaaniyadda.
Sidoo kale, guddida dhaqaaluhu waxay soo jeediyeen inay dabagal ku sameynayaan mashaariicdii ku jirtay sanadkii 2018-ka wixii...
Ururada shaqaalaha iyo dadka u oleelaya bulshada rayidka ee dalka Suudaan ayaa ku baaqay dibadbaxyo loo wada dhan yahay oo lagu codsanayo inuu iscasilo madaxweynaha Suudaan Cumar Al Bashiir.
Dadkan waxay codsanayaan inuu xilka ka dego madaxweynha isla markaasna la sameeyo dowlad kumeel gaar ah.
Waxaa ay qorsheynayaan inay dibadbaxyo ka...
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa walaac ka muujiyay Xaaladda Soomaaliya maanta ay ku sugan tahay iyo waliba Arrimaha ku aadan Isdhexgalka dowladdaha Soomaaliya iyo Itoobiya.
Waxaa uu sheegay in faragalintii ay dowlada Itoobiya ay ku sameysay Soomaaliya sanadkii 2006 ay dhalatay Caqabad weyn oo...
Wasiirka Macdanta dalka Eritrea General Sibhat Efrem oo ah shaqsi saameyn badan ku leh xukuumadda Asmara, ayaa lagu waramayaa in si xun loo dhaawacay.
Wasiirka ayaa la sheegay in qof hubeysan uu ku toogtay meel aan ka fogeyn gurigiisa magaalada Asmara, waxaana wararka la helayo sheegayaan in nin hubeesan uu u ganbaday...
Qoraal ka soo baxay Xafiiska guddoomiye ku-xigeenka Maaliyada maamulka gobolka Banaadir ayaa shaqada looga joojiyay guddoomiyaha degmada Yaaqshiid Axmed Maxamed Xassan Geedoow.
Shaqo joojinta guddoomiyaha degmada ayaa loo cuskaday wax is daba-marin iyo musuq maasuq uu dalka dibedda uga maqan yahay guddoomiyaha shaqo joojinta lagu sameeyay.
Qoraalka ayaa lagu sheegay in...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku magacaabay Garsooreyaal ka tirsan Maxkmadda Sare ee dalka, keddib soo jeedin ka timid Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Mudane Baashe Yuusuf Axmed.
Garyaqaannada uu Madaxweynuhu u magacaabay xilalka Garsoorenimo ee Maxkamadda Sare ayaa ah:
▪ Garyaqaan Xasan Cabdinuur Cabdirixmaan.
▪ Garyaqaan Abuukar...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beele ayaa sheegay in warbixin kooban uu madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ka siiyay horumarka Dowladda ka gaartay dib u habeynta iyo hagaajinta hanaanka maaliyadda dalka.
“Sharaf ayay ii tahay inaan warbixin kooban ka siiyo Madaxweynaha Soomaaliya MD Maxamed...
Guddiga xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamaanka Puntland ayaa sheegay in ku dhawaad 200 oo musharrax ay soo gudbiyeen codsiga xildhibaannimo.
Xubno ka tirsan guddiga oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay inay soo gababeyeen qabashada warqaaha codsiga musharraxiinta, xubnaha guddiga ka tirsan ayaa inta ku daray inay jiraan khilaaf ka taagan...
Dowladda Itoobiya ayaa bilowday inay hirgeliso ciidamo gaar ah oo ilaaliya madaxda dalkaasi oo ay kamid yihiin wasiirada, madaxweynaha iyo ra'iisul wasaaraha dalkaasi.
Ciidammadan oo loogu magacdray ilaalada Jamhuuriyadda ayaa dhamesytay tababar gaar ah oo loogu diyaariyay sidii saraakiisha sarsare ee dowladda iyo qoysaskooda ay uga difaaci lahaayeen cid walba...
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kormeeray Golaha Murtida iyo madadaalada Qaranka oo ay ka socdaan howlo dib u dhis ah ka dib weerarkii maalin ka hor lagu qaaday.
Shaqaalaha wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa ku sugnaa Tiyaatarka xilligii uu Ra’iisul waasraha uu tagayay, waxaa ayna ka wadeen shaqa maalmeedka...


















