Waxaa soo baxaya warar sheegaya in UK ku biireyso dalalka Imaaraadka iyo Rushka, iyada oo dooneysa in ay saldhig militari ku yeelato Somaliland.
Toddobaadkan waxaa magaalada Hargeysa markii ugu horeysay tagay xoghayaha Difaaca Britain Gavin Williamson oo kulan la qaatay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, iyaga oo ka wada hadlay sidii loo...
Madaxweyne Donald Trump ayaa isaga baxay kulan uu la lahaa hoggaamiyeyaasha xisbiga dimuquraadiga ah ayadoo ay burbureen wada xaajoodyadii ku aaddanaa laamaha xukuumadda Maraykanka ee xiran maalintii 19aad.
Madaxweynaha ayaa isaga baxay wadahadalkii kadib markii Nancy Pelosi iyo Chuck Schumer ay ku adkaysteen diidmadooda ku aaddan dhaqaalaha lagu bixinayo qoorsha...
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay duqeyn cusub oo diyaaradaha Mareykanku ka geysteen deegaan ka tirsan gobolka Baay halkaa oo ay ku dileen xubno ka tirsan Ururka Al-shabaab.
Qoraal ka soo baxay taliska ciidamada Mareykanka ee Africom ayaa lagu sheegay in 08 bishan ciidamada Mareykanku duqeyn diyaaradeed ka fuliyeen...
Magaalada Marka ee G/shabeelaha Hoose oo Dagaal Ku Dhexmarey Ciidamada Dawladda iyo Kuwa Al-shabaab.
Wararka naga soo gaaraya degmada Marka ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in xalay uu halkaa dagaal culus ku dhaxmaray ciidamada dowladda Soomaaliya iyo dagaalyahannada ururka Al-shabaab.
Dagaalka ayaa bilaawday kaddib markii xoogag ka tirsan Ururka Al-shabaab dhowr jiho ka soo weerarreen fariismo ciidamada dowladda ay ku lahaayeen degmada, halkaa...
Iyadoo Beryahanba ay Gudiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Xafiiska Diiwaangelinta Xisbiyada Siyaasaddu ay Kormeerayeen Xarumaha Xisbiyada Siyaasaddu Ku Leeyihiin Caasimadda Muqdisho Ayaa Maanta Waxa ay Kormeer Ku Tageen Xarumaha Shan Xisbi Siyaasadeed,kuwaasoo Si Heer Sare ah ay Madaxda Xisbiyadu ugu Soo Dhaweeyeen Gudiga iyo Xubnaha Xafiiska Diiwaangelinta Xisbiyada...
Sida Lala Wada Socdo Waxaa La Meelmariyey Xeerka Isgaarsiinta Soomaaliya oo ay Soo Diyaarisay Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta,Waxaana La Dhisey Guddi Maamulaya Hay'adda Isgaarsiinta Qaranka Soomaaliya,Hadaba Dadka Soomaaliyeed Waxba Kalama Socdaan,Sida Gudigu U Dhisanyahey,iyo Musumaasuq Baahsan oo Hay'addaas Kajira,iyo Waxyaabo Xagga Maamulka ah oo ay Wasaaraddu Sameysey.
La Soco Waqtiyada...
Madaxii hore ee ololaha doorashada madaxweyne Donald Trump, Paul Manafort ayaa xog ku saabsan codadka ra’yiga dadweynaha la wadaagay qof xiriir la leh sirdoonka Ruushka, sida ay shaaca ka qaadeen waraaqo maxkamadeed oo la diiwaan geliyey talaadadii.
Shaac ka qaadistan ayaa sii xoojineysa caddeymo isa soo taraya oo muujinaya in...
Madaxwaynaha Maraykanka ayaa jeediyey khudbad uu kaga hadlayo xaaladda ismari waaga ah ee ka taagan Maraykanka, tan iyo markii lagu guul daraystay in la ansixiyo miisaaniyadda dawladda ee sanadkan 2019-ka.
Donald Trump waxa uu sheegay inuusan wali ka tanaasulin doonistiisa ku aadan in miisaaniyadda dawladda loogu daro in ka badan...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. Bashiir Cabdi Maxamed iyo Taliyaha ciidanka xoogga dalka Jen. Daahir Aadan Cilmi ayaa kormeer ku tagay degmada Afgooye.
Kormeerka Taliyeyaashan iyo Abaanduulaha ciidanka xoogga dalka ayaa la xiriira u kuur gelida xaalada amniga degmadaas oo maalmihii la soo dhaafay ay howlgalo ka socdeen.
Afgooye waa degmada...
Wakiilka gaarka ah Urur Goboleedka IGAD u qaabbilsan Soomaaliya, Dr, Maxamed Cali Guuyo, ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee Puntland, Siciid Maxamed Deni, oo shalay ku guuleystay doorashadii madaxtinimo ee ka dhacday Garoowe.
Guuyo, ayaa sidoo kale ammaanay doorkii ay ka qaateen, Dowladda federaalka, maamulka Puntland, Odayaasha dhaqanka iyo...


















