Thursday, August 20, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Madaweynaha Turkiga ayaa gaashaan u daruuray hadalkii Mareeyknaka ee ahaa in dalkiisa uu difaaco dagaalyahanada Kurdiyiinta ee Suuriya. Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in warbixinta la talihaya dhanka aminga ee Mareykanka John Bolton ay tahay mid aan la aqbali karin. Mr Bolton ayaa ku sugnaa magaalada Ankara si uu Turkiga...
Dowladda Mareykanka ayaa sii wada duqeymaha ka dhanka ah dagaalyahannada Ururka Al-shabaab saldhigyada ay ku leeyihiin Koonfurta iyo Bartamaha dalka Soomaaliya. Sanadkan cusub ayuu Mareykanku dhowr weerar ka fuliyay qeybo ka mid ah gobollada dalka, waxaana weerarradaa lagu bartilmaameedsaday xubno ka tirsan Ururka Al-shabaab, sidoo kalana waxaa lagu bur buriyay...
Gudiga Madaxa Banaan oo Ay Horkaceyso Gudoomiyaha GMDQ Xaliima Ismaaciil Ibraahim (Xaliima Yareey) iyo Xubno Ka Socdey Xafiiska Diiwaangelinta Xisbiyada Ayaa Maalintii Afaraad Waxey Kormeer Ku Tageen Xarumo Xisbiyo Siyaasadeed uu Kamid ahaa Xisbiga Shaqaalaha Soomaaliyeed Iyadoo ay Halkaasi Kula Kulmeen Madaxda Xisbigaas uuna Hormuud u Ahaa Gudoomiye Kuxigeenka...
Wafdigii ugu horreeyay oo ka socda xukuumadda federaalka ayaa galinkii dambe gaaray magaalada Garoowe ee xarunta Puntland, kaddib muddo toddobaad ah oo mas'uuliyiinta dowladda federaalka laga mamnuucay inay tagaan deegaannada Puntland. Wafdiga waxaa hoggaaminayay wasiirka arrimaha dibadda Axmed Siciid Cawad , waxaana ka mid ahaa xildhibaanno labada gole ah. Madaxweynaha cusub...
Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa ku  guuleystay doorashadii madaxweyne kuxigeenka Puntland, iyadoo jagada ay ku tartameen 11 musharrax. Doorashada ayaa la isla soo gaaray wareegii saddexaad,waxaana isugu soo haray labada musharrax ee kala ah; Axmed Cilmi Cismaan   oo helay  47 cod 2- Cabdi Cismaan Qawdhan oo helay  19 cod Natiijaddan  ayaa soo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka cusub ee Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) iyo Mudane Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) oo maanta ku guuleystay doorashadii ka qabsoontay Puntland. “Waxaan  Madaxweynaha cusub ee Puntland Siciid Deni iyo K/xigeenkiisa  Mudane...
Wafdi ka socda dowladda federaalka Soomaaliya ayaa goor dhaw u anbabaxay magaalada Garoowe ee xarunta maamul gobolleedka Puntland. Wafdiga oo ka dhoofay garoonka diyaarada Aadan Cadde ayaa waxaa horkacaya Wasiirka Wasaarradda Arrimaha dibedda Xukuumadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad, waxaana ka mid ah xildhibaanno ka tirsan labada Gole ee dowladda oo...
  Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland,Cabdikariin Maxamed Axmed (Dhoobo-dareed) ayaa goor dhow shaaciyay natiijada doorashada madaxweynaha Puntland oo la isla soo gaaray wareegii saddexaad. Wareega u dambeeyay ee saddexaad waxaa ku tartamay labada musharrax ee kala ah Saciid Cabdullaahi Deni oo helay 35 cod iyo Jen Asad Cismaan Cabdullaahi Diyaano oo helay 31...
Hadalkan oo ay Jeediyeen Madaxda Xisbiga Wadajir Waxa ay kaga Hadleen Siminaar Nabadeed oo U Socdey Xubno Xisbiga Kamid ah Lana Xiriirey Habka Dawlad Wanaaga Iyo Maamul Wadaaga Taas oo Ciidamada Amnigu Joojiyeen iyadoon Cidina Garaneyn Sababta Ka Danbesa ee Dhageyso Waakan Hadalki Madaxdu Ka Jeediyeen Banaanka Hore ee...
  Ciidamada Booliiska dowladda Soomaaliya ayaa joojiyay siminaar hotelka Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho uga socday Xisbiga Wadajir oo ka mid ah Asxaabta siyaasada dalka. Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo goor dhaw bartiisa Facebook uga hadlay dhacdadan ayaa ku eedeeyay xafiiska madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo in uu...