Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya ayaa lagu wadaa in magaalada Seoul ee Jamhuuriyada Kuuriyada Koonfureed uga qeybgalaan shir looga hadlayo arrimaha nabadda.
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdulahi iyo Wafti ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa maanta ka qeyb-galaya ayaa Somaaliya ku matalaya shirka oo noqonaya markii ugu horeysay oo...
Hay'adaha ammaanka Puntland ayaa wada baaritaan la xiriira dilka maareyihii dekedda Boosaaso ee shirkadda PO & Ports,Paul Anthony Formosa oo subixii Isniin nin hubeysay uu ku toogtay bannaanka dekedda Boosaaso.
Wasiirka dekedaha iyo gaadiidka badda Puntland , Saciid Maxamed Raage oo uu dhinac fadhiyay agaasimaha guud ee wasaaradda ayaa u...
Wasiirka waxabasrashada Xukuumadda Soomaaliya,Cabdullaahi Goodax Barte ayaa maanta dagmada Hol-wadaag ee gobalka Banaadir ka dhagax dhigay dugsiga sare oo ay wax ku baran doonaan ardayada degan howlwadaag.
Sidoo kale wasiirka Waxbarashada mudane Cabdulahi Goodax Barre ayaa ka qeyb galay munaasabadda xariga looga jarayay iskuulladda hoose dhexe ee howlwadaag iyo Xassan ...
Shirka tubta horumarinta arrimaha bulshada oo maanta lagu qabtay xarunta wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya , ayaa looga hadlay dar-dar gelinta halbeegyada iyo hawlaha tubta ee sannadka 2019.
Kulanka oo ay ka qayb galeen wasaaradaha, guddiyada iyo dhammaan hay’adaha halbeegyada ku leh tubta arrimaha bulshada, ayaa waxaa...
Madaxweynaha Maraynkanka Donald Trump ayaa jeediyey khudbaddii sanadlaha ahayad ee “State of the Union” taas oo uu kaga hadlo xaaladda dalka iyo waxyaabihii u qabsoomay dowladii mudadii ay jirtay.
Madaxweyne Trump ayaa Khubaddiisa waxaa uu si gaar ah kaga hadlay dhaqaalaha, arrimaha socdaalka, qodobka muranku ka taagan yahay ee darbi...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar, ayaa maanta Muqdisho uga qayb galay daah-furka Shir sannadeedka garsoorka dalka oo markii ugu horreysay la qabtay burburkii kadib.
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka ayaa sheegay in loo baahan-yahy in shirkaan labada maalin ee uu soo socdo ka qayb galayaashu ay ku dadaalaan in...
War ka soo baxay taliska Mareykanka ee qaaradda Afrika ayaa lagu faah faahiyay howlgal ka dhan Alshabaab,kaasi oo ka dhacay 5-dii bishan Koonfurta Soomaaliya, waxaana Mareykanka uu sheegay in uu Al-shabaab gaarsiiyay Khasaare.
Warka ayaa lagu sheegay in ciidamada oo kaashanaya kuwa Mareykanka ay bartilmaameedsadeen degaanka Leego ee gobolka Shabeellaha...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Iskaashiga Caalamiga ah iyo horumarinta ee Midowga Yurub Mudane Stefano Manservisi ayaa sheegay in qorshaha Maamulka Gobolka ee sanadkan uu yahay hirgelinta mashaariic lagu horumarinayo caasimadda iyo sidii xal-waara loogu heli lahaa...
Guddiga Kheyraadka, kaabayaasha dhaqaalaha iyo gaadiidka ee Aqalka Sare ee baarlamanka Soomaaliya ayaa kasoo horjeestay Shirka shidaalka Soomaaliya ee la qorsheeyey inuu London ka dhaco 7-da Febraayo.
Ilyaas Cali Xasan Guddoomiyaha guddigaasi War kasoo baxay Xafiiskiisa ayaa lagu sheegay in shirkan uu yahay sharci-darro, islamarkaana Soomaaliya aysan qaban karin shir...
Dowladda Soomaaliya ayaa 01dii bishii Janaayo ee sanadkan u sheegtay wakiilkii Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Michael Haysom in uu isaga baxo dalka, kaddib markii lagu eedeeyay in uu ku xadgudbay Qarannimada iyo madax-bannaanida guud ee Soomaaliya.
Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres oo ay VOA la hadashay ayaa isaga oo ka...


















