Taliska ciidamada howlgalka midowga Africa AMISOM ayaa magaaalada Muqdisho ku leh shir soconaya muddo Afar cisho ah oo la sheegay in looga arinsanayo qorshaha ka bixitaanka ciidamada midowga Africa ee Soomaaliya.
Simon Mulongo oo kuxigeenka Wakiilka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa sheegay in shirka laga filayo in lagu gaaro go’aamo...
Koox ku hubeysan bastoolado ayaa xalay xaafadda Howl-wadaag ee magaalada Beledweyne toogasho ku dilay shaqaale ka tirsanaa waaxda maaliyada gobolka Hiiraan oo lagu magacaabi jiray Cismaan Cali Maadeey
Goojoogayaal ayaa u sheegay Hiiraan Online in toogashada ay ka danbeeyeen dhalinyaro ku hubeysnaa bastoolado xili uu marxuumka ku sugnaa agagaarka...
Haweenka Puntland ayaa Qaylo Dhaan Ka Muujiyey Xukuumadda uu Soo Dhisay M/weyne Saciid C/llaahi Dani iyagoo Sheegaay In Dhismaha Dawladda Puntlan ay ku Qatanyihiin Hay'adaheeda Aas Aasiga ah Sida Barlamaanka Xukuumadda, Caddaaladda iyo Garsoorka,iyagoo Eedda Wada Saarey Xildhibaanada,Odayaaasha Beelaha iyo Madaxweynaha Saciid Dani.
Mid Kamid ah Haweenka Ugu Aqoonta iyo...
22-kii bishii hore ayaa shir wadatashi oo ay soo qaban qaabisay Ha’yadda Qaramada Midoobay u qaabilsan Miinooyinka waxaa lagu martiqaaday Wasaraada Aminga Gudaha Soomaaliya iyo hay” adda SEMA oo u qaabilsan Wasaarada arrimaha miinooyinka iyo qataraha ka dhasha.
Shirka oo ka dhacay magaalada Geneva ee dalka Switzerland ayaa wafdiga Dowladda...
Dabkan oo ahaa mid khasaare ballaaran u geystay dad danyar ah ayaa maanta ka kacay xero ku taala xaafadda Jaamacaddaha degmada Hodan ee magaalada Muqdisho.
Sida ay sheegeen qaar ka mid ah qoysaska guryahan gubtay degenaa dabka ayaa ka dhashay Koronto, taasoo keentay in ay basbellaan tiro badan oo guryo...
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay soo saaristan iyo bandhigga kheyraadka dalka,kaddib kulan ka dhacay magaalada London.
Wasiirka Batroolka iyo Macdanta dowladda Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Axmed ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay dadaal ugu jirto sidii loo soo saari lahaa Kheyraadka dabiiciga ah ee dalka.
Wuxuu sheegay Wasiirka...
Ku dhawaad boqol carruur ah ayaa lagu soo warramayaa in bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo ay ugu dhinteen cudurka Ebola, waxaana la filayaa in tiradaasi ay sii kororto.
Hay'adda samafalka ee Save the Children ayaa ka digaysa in haddii aan degdeg wax looga qaban xanuunkaasi ay qaadan doonti ilaa sanad...
Wasiirka Amniga dowlad gobolleedka Hirshabeelle Cabduqaadir Aadan Jeelle ayaa cabasho ka dhan ah ka bixintaan ciidamada Burundi qeybo ka mid ah deegaannada Hirshabeelle u gudbiyay Aqalka sare ee Soomaaliya.
Wasiirka ayaa kulan kula xildhibaannada laga soo doorto deegannada Hirshabeelle ee ku matala Aqalka sare ee Soomaaliya, ayaa sheegay in ciidamada...
Wasiirka Wasaarradda Arrimaha Gudaha dowlad gobolleedka Hirshabeelle Maxamed Cali Caaadle oo shalay gaaray degmada Buula-burte ayaa halkaa dhagax dhigay mashaariic hormarineed.
Mashaariicda ayaa ka kooban ilaa qeybood oo kala ah dhismaha xarunta degmada, hoolka shirarka, suuqa hilibka iyo khudaarta, garoonka kubada cagta, nalalka cad-ceeda ku shaqeeyo iyo (Taakulaynta Haweenka Beeralayda...
Baarlamaanka Puntland oo maanta yeeshay fadhi ay soo xaadireen 53 Xildhibaan ayaa ka doodday qaabka loo ansixinayo golaha wasiirrada cusub ee la filayo inuu dhawaan magacaabo madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni.
Xildhibaannada waxaa ay si adag uga doodden in wadar codka kalsoonida loogu qaado golaha wasiirrada iyo in si kali...


















