Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka soo laabtay safar labo cisho qaatay oo uu ku tagay magaalada Bujunbura ee dalka Burundi ayaa xalay gaaray dalka Jabuuti.
Madaxweyne Farmaajo ayaa lagu wadaa in maanta oo Arbaco uu kulan la qaato dhiggiisa dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo la filayo...
Shirkadda Spectrum oo ah shirkaddii sahminta shidaalka ka sameysay Soomaaliya ayaa sheegtay in shirkii London ka dhacay dhawaan aan marnaba lagu iibgeeynin xermooyin shidaal ah.
Sidoo kale shirkadda ayaa intaa ku dartay in dhulka sahminta iyo sahanka shidaal baarista laga sameeyay dhul ay leedahay dowladda Soomaaliya, waxaana ay meesha ka...
Kun iyo shan boqol oo dhallinyaro ah oo ku guulaystay imtixaankii shaqo qaran ayaa maanta si rasmiya u bilaabay tobobaradii lagu siinaayey dugsiga tobabarka ciidamda ee Dararweyne, kuwaas oo muddo saddex bilood ah ku jiri doonna.
Kun iyo shantan boqol ee shaqo qaran ayaa shan boqol ay yihiin haween, kuwaas...
Qaar ka mid ah ganacsatada Soomaaliyeed oo shir jaraa'id ku qabtay garoonka diyaradaha Muqdisho ayaa sheegay in ay joojiyeen gabi ahaanba Khaadkii uga iman jiray dalka Kenya
Qaar ka mid ah Ganacsatada oo Wariyeyaasha kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay joojinayaan Khaadka, si ay ula saftaan dowladdooda oo...
Mareykanka ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in saddex askari looga dilay duqeyn Al-shabaab ay ku bartilmaameedsadeen horaantii todobaadka saldhigga Balli –Doogle ee gobolka Shabeellaha hoose.
Christopher P. Karns oo ah afhayeenka taliska Mareykanka ee Africom ayaa u sheegay wakaallada wararka u faafisa China ee Xinhua in Al-shabaab faafiyeen warar...
Sida ay qoreen qaar ka mid warbaahinta dalka Kenya oo maanta oo Talaado ah ayaa la filayaa in Wasiirka arrimaha dibadda Kenya Munica Juma hortagto baarlamaanka dalkeeda si wax looga weydiiyo khilaafka cusub ee soo kala dhaxgalay dowladdaha Kenya iyo Soomaaliya.
Guddoomiyaha guddiga difaaca iyo arrimaha Dibadda baarlamaanka Kenya Katoo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku sugan dalka Burundi ayaa xalay waxaa dalkaasi loogu sameeyay munaasabad Casho sharaf ah oo uu ku marti qaaday Madaxweynaha dalkaasi Burundi Pierre Nkurunziza.
Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa safarkiisa Burundi ku wehliya mas’iiliyiin ay ka mid yihiin Wasiika Gaashaandhigga Soomaaliya Xassan Cali Maxamed...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray caasimada dalka Burundi ee Bujumbuura iyadoo garoonka diyaaradaha uu ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Burundi Pierre Nkurunziza.
Dalka Burundi ayaa waxaa uu ka mid yahay wadamada ay ciidamadooda joogaan dalka Soomaaliya kuwaasoo dadaalka qayb ka ah Ciidamada Nabad Ilaalinta...
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa Xadhigga ka jaray dhismeyaal cusub oo dhawaan laga kordhiyey cisbitaalka Hargeysa, kuwaas oo wax weyn ka tari doona baahiyaha uu cusbitaalku qabo.
Xarumaha cusub ayaa kala ah Waadhadh cusub oo loo hirgeliyey Hooyada iyo dhallaanka, qayb loogu talo galay bukaan-socodka iyo waax lagu keydiyo tamarta...
Waxaa maanta caasimadda DDS ee Jigjiga booqasho ku timid Zinash Tayajaw oo ah xaaska Ra'iisal wasaaraha dalka Itoobiya, Abiyi Axmed.
Zinash Tayajaw ayaa markii ay kasoo degtay garoonka diyaaradaha ee Jigjiga ayaa waxaa garoonka kusoo dhaweeyay madaxwaynaha DDS Mustafe Muxumed.
Haddaba intaa kaddib ayaa xaaska Ra'iisal wasaaraha Itoobiya waxay dhagax dhigtay...


















