Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib-u-heshiisiinta iyo ergooyinkii shirka ka soo qaybgalay, waxay si wayn u soo dhaweynayaan Soo-bandhigidda iyo Xaqiijinta xogta Hannaanka Dhab-u-heshiinta Qaran (HDQ) oo hal-ku-dheggiisu ahaa “AAN DUUGNO COLAADDA, OO NABADDA BEERNO!” oo si habsami leh u qabsoomay intii u dhexaysay 19 ilaa 21ka February.
Laga soo...
Wararka ka imanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Ciidamada Nabadsugida maamulka Galmudug magaalada Dhuusa-Mareeb ku qabteen gaari hub badan ay saarnaayeen.
Saraakiisha ciidamada ayaa sheegay in howlgal gaar ah oo ay ka sameeyeen kontorool ku yaala duleedka magaalada ay ku soo qabteen hub la sheegay in loo waday Kooxda Al-Shabaab.
Saraakiisha...
Wararka ka imanaya gobolka Shabeellaha hoose gaar ahaan deegaanka Baladul-amiin ee duleedka Degmada Afgooye ayaa sheegaya in ciidamada Dowladda oo garab ka heleya saaxiibada taageera ayaa weerar qorsheysan waxay ku qaadeen deegaankaas.
Ciidamada ka tirsan kumaandooska dowladda Soomaaliya iyo kuwa Mareykanka ah ayaa la sheegay in ay labo diyaaradood ay...
Isgoyska Banaadir ee Magaalada Muqdisho oo Maanta Lagu Dilay Mid Kamid ah Wadayaasha Mooto Bajaajka.
Mid ka mid ah ilaalada Isbitaalka Banaadir ee magaalada Muqdisho ayaa toogasho ku Nin dhalinyaro ah oo ka mid ahaa darawalada ku shaqeysta Mooto Bajaajka.
Lama oga sababta keentay toogashada ninkan dhalinyarada ah, balse xilliga uu falka dhacayay ayaa goobta waxaa ay aheyd mid mashquul badan oo gawaari farabadan ay...
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ka hadlay muranka Diblomaasi-yadeed ee Soomaaliya iyo Kenya ayaa sheegay in siyaasadda arrimaha dibadda sida uu qabo dastuurka ay tahay in looga danbeeyo dowladda federaalka Soomaaliya.
Hasse ahaatee waxaa uu sheegay in uu aad ula yaabay halka ay arrimuhu iska diidan yihiin, madaama...
Wararka naga soo gaaraya degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in xalay Al-shabaab weerar culus ku qaadeen fariisin ciidamada dowladda ay halkaa ku lahaayeen.
Goobjoogayaal ayaa sheegay in Al-shabaab ay weerar ku soo qaadeen koontorool ay ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ku leeyihiin dhinaca Galbeed ee degmada...
Habraaca Heshiisyada Debedda iyo Gudaha oo Markii Ugu Horeysey Lagu Soo Saarey Xeer Ra’iisalwasaare.
Qoraal laga soo saaray xafiiska ra'iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa lagu asteeyay faah faahin ku saabsan habraac loo mari doono heshiisyada dowladda la gasho dalalka ama shirkadda shisheeye.
Qoraal ayaa lagu sheegay in hay'addaha dowladda ay reeban tahay in heshiis-yo toos ah ama si dadban ula galaan...
Koox hubeysan ayaa lagu waramayaa in ay ku toogteen xaafadda Siigaale ee degmada Hodan sarkaal ka tirsanaa xafiiska xeer ilaalinta Qaranka.
Goobjoogayaal ayaa warbaahinta u sheegay in marxuumka la dilay oo lagu magacaabi jiray Maxamed Mursal toogteen rag hubeysan oo watay Mooto Bajaaj.
Sidoo kale wararka ayaa intaa ku daraya in...
Dowladda Burundi ayaa dalbtay kulan deg deg ah oo ay ka soo qeybgalaan dalalka ciidamada ay ka joogaan Soomaaliya kaa looga arinsanayo qorshaha la xiriirka ka bixitaanka ciidamada AMISOM Soomaaliya.
Baaqa Burundi ayaa soo baxay kaddib booqasho labo cisho qaadatay uu madaxweynaha dowladda Soomaaliya ku tagan magaalada Bujunbura isaga oo...
Toddobo ilmood oo la rumaysan yahay in ay isku qoys yihiin ayaa ku dhintay, dab subixii hore qabsaday guri ku yaalla magaalada Halifax ee dalka Canada, sida ay booliisku sheegeen.
Nin iyo haweenay ayaa ku dhaawacmay dabkaas oo kacay 01:00 saqda dhexe ee saacadda Canada Talaadadii.
Dab damiska ayaa bakhtiiyay dabka...


















