Tuesday, August 18, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Kaddib Qaraxyadii maalintii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho tallaabadii ugu horeysay oo ay qaaday dowladda Soomaaliya ayaa noqotay isbadal lagu sameeyay taliyayaasha saldhigyada Booliiska gobolka Banaadir. Dowladda Soomaaliya ayaa magacaawday taliyayaal cuusb oo u badan sarkaaiil dhalinyarro ah, waxaana magacaabistooda soo jeediyay taliyaha Booliiska gobolka Banaadir Saadaq Cumar Xasan (Saadaq...
War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaarradda Amniga gudaha xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu beeniyay warar lagu baahiyay baraha bulshada. Warka lagu baahiyay baraha bulshada oo ay Wasaarraddu ka jawaabtay ayaa lagu sheegay in Wasiirka Amniga Maxamed Abuukar Isloow Ducaale ku wargaliyay Wasiirka arrimaha gudaha Dowladda Qatar in ay jirto...
Qaar kamid ah dadka kasoo cararay colaadaha iyo dagaalada sanado ka hor ka qarxay dalka Yemen ee ku jira xeryaha barakacayaasha ee ku yaala magaalada Muqdisho ayaa dalbaday in dib loogu celiyo dalkooda xili ay wali colaad ka taagan tahay wadanka Yemen Dadkan oo la hadlay warbaahinta ayaa masuuliyiinta dowlada...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka tacsiyeey Alla ha u naxariistee dadkii ku shahiiday weeraradii argagaxiso ee maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Ra’iisul wasaare Kheyre ayaa dhammaan dadka Soomaaliyeed ee ku shahiiday weearka argagaxiso waxa uu ugu duceeyay in Allaha uu jannadii geeyo eheledii iyo asaxaabtiib...
Sida wararku ay sheegayaan gawaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa lagu weeraray dhismaha xarunta wasaarada shaqada iyo shaqaalaha iyadoona weerarka kadib ay rag hubeysan gudaha u galeen xarunta. Ragga hubeysan ee galay dhismaha xarunta ayaa iska caabin kala kulmay ciidamada ilaalada ah ee xarunta wasaarada shaqada waxaana wararka aan...
Wasaarada arimaha Dibadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa u yeertay Safiirka Soomaaliya u fadhiya Switzerland Faadumo Cabdullaahi Maxamuud. U yeeridda safiiraddan ayaa la aaminsan yahay in ay ka dambeyso qaraarkii Trump ee la xiriiray lahaanshaha buuraha Golen Hights oo ay Soomaaliya ka aamustay. Wasiirka arimaha dibadda Axmed Ciise Cawad Wasiirka ayaa...
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa magacaabay guddi ka shaqeyn doona soo xuliska xildhibaanada golaha deegaanka ee degmada Gaalkacyo. Digreeto kasoo baxday xafiiska Madaxweyne Deni ayaana lagu magacaabay guddigan oo ka kooban 12 xubnood kuwaas oo shaqada ay qaban doonaan ay noqon doonto diyaarinta soo xulista iyo kala hufidda xildhibaanada...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa shalay Istanbul kula saxiixday heshiis dhiggiisa Turkiga Mudane Mevlüt Çavuşoğlu. Heshiiskan ay kala saxiixdeen Soomaliya iyo Turkiga gaar ahaan wasiirada arimaha dibadda ee labadan dal ayaa ku saabsanaa isdhaafsi dhul safaaradeed labada dal ee walaalaha ah ay ku...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa muujiyay sida uu ugu qanacsan yahay falcelinta Xukuumadda New Zealand ee ay hoggaamiso Ra’iisul wasaare Jacinda Ardern ay ka sameysay weerarka argagaxiso ee ka dhanka ahaa muslimiin salaadda Jimcaha ku tukanayay laba masjid oo ku yaalla Magaalada...
Ra’iisal wasaare Xassan Cali Kheyre oo mar kale oo hadal qaaday arinta ciidamadii dhawaan gadoodka sameeyay ayaa sheegtay in ay soo martay ciidamada muddo sanad soo wax mushaar ah aan la siin. Ra’iisal wasaaraha ayaa isaga oo ka hadlayay Salaadii Jimcaha ee maanta ayaa sheegay in askariga looga baahan yahay...