Monday, August 17, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha cusub ee Boqortooyada Baxrayn iyo Dowladda Burundi ay usoo magacaabeen Soomaaliya Mudane Juma Axmed Alkaabi iyo Mudane Remy Barampama. Danjiraha cusub ee Boqortooyada Baxrayn Dr Juma Axmed Alkaabi ayaa Madaxweynaha soo gaarsiiyay salaan uu ka...
Dhalinyarada oo gaaraya lix qof waxay isugu jireen shan wiil iyo hal gabar waxana ay ka kala tahriibeen Muqdisho, Garowe, Hargeysa iyo Mandheera, iyagoo Dhawr sano kuxirnaa Xabsiyo kuyaala dalka Liibiya halkaasoo Ay kuheysteen kooxaha Dadka qafaasha ee Magafayaasha ah. Waxaana maanta Nasiib ay u yeesheen inay dib dalkooda ugusoo...
Golaha Aqalka sare BFS ayaa yeeshay kal-fadhiga 5aad kulankiisa 3aad, ajandahana waxa uu ahaa Dhagaysiga warbixinta guddiga la socodka iyo dib u eegista dastuurka iyo Akhrinta 1aad ee hindise sharciyeedka xaqsiinta Siyaasiyiinta. Kulanka ayaa waxaa shir guddoominayay guddoomiye ku-xiggeenka 1aad golaha aqalka sare baarlamaanka federaalka Soomaaliya  sen, Abshir Maxamed Axmed. Sen....
Amiirad Reema Bintu Bandar Binu Suldaan oo oo ka tirsan qoyska boqorootyada Sucuudiga ayaa noqotay haweenaydii u horraysay ee Safiir noqoto, waxaana loo magacaabay safiirka Sucuudiga ee Dalka Maraykanka Safiirka cusub ayaa lagu hor dhaariyay boqorka Sucuudiga Boqor Salmaan Bin Cabdicasiis, iyadoo ku dhaaratay inay daacad ugu shaqaynayso wadanka iyo...
Maamulka Hirshabelle cabasho xooggan keenay habka loo qayb-saday Dhaqaalaha loogu talo galay ka hortagga masiibooyinka, islamarkaana Hirshabelle saami aad u yar laga siiyay, ayaa mas’uuliyiinta Hirshabelle, waxaa ay sheegeen haddii dowladda aysan wax ka qaban cabashadaasi in ay qaadayaan tallaabooyin. Wasiirka madaxtooyadda maamulka Hirshabelle Cabdullaahi Cadoow oo ayaa sheegay in...
Taliye Ku-xiggeenka ciidamada Booliska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Zakiya Xuseen Axmed oo shir jaraa’id ku qabatay magaaladda Muqdisho, ayaa warbaahinta sharaxaad ka siisay howlgalada amniga lagu sugayo ee ciidamada ammaanka ay ka wadaan Muqdisho. Gen. Zakiya ayaa sheegtay in ciidamada amniga ay ku guuleysteen in miinooyin aad u culus oo nooca...
Shirka wada-tashiga wasaaradaha boostada iyo isgaarsiinta ee federaalka iyo dawlad-goboleedyada ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Boostada, Md. C/casiis Duwane Isaaq, oo soo dhoweeyay ka-soo-qeybgalayaasha ayaa sheegay in shirkan oo ah kii 3aad ee ay isugu yimaadaan wasaaradahan looga hadli doono ajandayaal ay ka mid yihiin...
Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqeyn lagu dilay ku-xigeenka Ururka Daacish ee dalka Soomaaliya Cabdixakiin Dhocob, waxaana dilkan faah faahin dheeraad ah ka bixiyay taliska Mareykanka ee Africom,. Qoraal ka soo baxay taliska Mareykanka ee Qaarada Africa ayaa lagu sheegay in 14-kii Bishaan duqeyn dhinaca cirka ah...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay booqday xarunta taliska Booliiska Soomaaliyeed ayaa kulan gaar ah halkaa kula yeeshay saraakiisha ciidamada booliiska. Taliye ku-xigeenka Booliiska Soomaaliya Zakiya Xusseen Axmed oo kulanka kaddib warbaahinta la hadashay ayaa sheegtay in madaxweynuhu kula dardaarmay saraakiisha in ay xoojiyaan sugida Amniga magaalada Muqdisho,...
Shirkadda Turkish Airline ayaa u balanqaaday dowladda Somaaliya in ay tababar siin doonto duuliyayaal cusub oo loo qaadan doono shirkadda diyaaradaha Somali Airlines iyadoo dhanka kalana tababar kooban (Refreshment) ah la siin doono qaar ka mid ah duuliyayaashii hore ee shirkaddii Somali Airlines. Maareeye ku-xigeenka garoonka Adan Cadde, Capt. Ceydaruus...