Tuesday, August 18, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay booqday xarunta taliska Booliiska Soomaaliyeed ayaa kulan gaar ah halkaa kula yeeshay saraakiisha ciidamada booliiska. Taliye ku-xigeenka Booliiska Soomaaliya Zakiya Xusseen Axmed oo kulanka kaddib warbaahinta la hadashay ayaa sheegtay in madaxweynuhu kula dardaarmay saraakiisha in ay xoojiyaan sugida Amniga magaalada Muqdisho,...
Shirkadda Turkish Airline ayaa u balanqaaday dowladda Somaaliya in ay tababar siin doonto duuliyayaal cusub oo loo qaadan doono shirkadda diyaaradaha Somali Airlines iyadoo dhanka kalana tababar kooban (Refreshment) ah la siin doono qaar ka mid ah duuliyayaashii hore ee shirkaddii Somali Airlines. Maareeye ku-xigeenka garoonka Adan Cadde, Capt. Ceydaruus...
                                                                                                ...
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii magaalada Washington ee dalka Mareynkanka uga soo qeyb galeen shirkii deyn cafiska Soomaaliya. Wafdiga Ra’iisal wasaaraha ayaa Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho waxaa si weyn ugu soo...
 Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Qin Jian oo wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyay Wakaaladda warar Soomaaliya ee SONNA ayaa ka hadlay xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal,Ganacsiga,mashaariicda Shiinaha uu ka fuliyay Soomaaliya,horumarada la gaaray iyo arrimo kale oo badan. Mr. Qin Jian: ayaa marka hore wareysigiisa ku sheegay in Shiinaha iyo...
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha dalka ahna Ra’iisul Wasaare ku-xigeen Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa guddoomiyay shirka amiga oo looga hadlay xaaladda amniga ee dalka gaar ahaan adkaynta amniga caasimadda. Shirka amniga oo ay ka qayb galeen guddiga loo xil saaray sugidda amniga caasimadda ayaa looga hadlay mudaaharaadkii ka dhacay caasimadda...
Hogaamiyaha golaha milateriga ku meelgaarka ah ee Suudaan ayaa waxa uu wacad ku maray inuu "xididdada u siibi doono maamulkii hore" laba maalmood un kaddib markii uu dhacay afgambigii milateriga. Isagoo ka hadlayay taleefishinka ayuu Janaraal Cabdulfataax Cabduraxmaan Burhaan ku dhawaaqay in dib loo qaabeyn doono hay'adaha qaranka, in la...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Maxamed Mursal Sh. Cabdiraxmaan, ayaa maanta ka codsaday xildhibaannada in aysan hadda wixii ka dambeeya sameyn fowdo, sida uu hadalka u dhigay, si uusan u xumaan ama u istaagin Kulanka Golaha. Waxaa uu sheegay in sababtii  keentay in uu fashilmo Kulankii Golaha ee Sabtidii hore la xaliyey. Guddoomiye...
Madaxweynaha Dawladda Degaanka Soomaalida Mustafe Cagjar ayaa maanta mar uu booqasho ku tagay gobolka Sitti waxaa uu dhagax-dhigey Hospital ay yeelanayso degmada Shinniile ee gobolka Sitti. Booqashada madaxwaynaha ayaa waxaa ku wehelinayay Ugaas Mustafe iyo waliba masuuliyiinta Gobolka iyo kuwa degmada Shinniile, waxaana isugu yimid Xafladda dhagaxdhiggan shacab badan oo...
Madaxxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Ayaa Maanta Ka Hadley Dadka Dibad Baxyada Ka wada Magaalada Muqdisho Kuwaas oo uu Ku Sheegay In ay Qabyaalad iyo Wax Laga Gudbey Wadaan Loona Ogolaan Doonin In Hantida Shacabka La Burburiyo Amnigana La Khal Khal Geliyo. Madaxweynaha  oo Hadalkiisa Sii Wata ayaa Sheegay In La...