Maanta oo Jimco ah 19ka bisha April waxaa mar kale dib u dhac uu ku yimid shir ay isugu iman lahaayeen madaxda dowlad gobolleedyada, kaa oo horay uu ugu baaqay madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo
Shirkan oo ka furmi lahaa magaalada Muqdisho ayaa lagu wada in looga arinsado arrimaha...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa Khamiistii kula kulmay magaalada Qaahira dhiggiisa Masar Mudane Sameh Shoukry.
Wada-hadalka ayaa intiisa badan diiradda lagu saarray xiriirka walaalnimo iyo iskaashiga u dhexeeya Soomaaliya iyo Masar iyo habkii lagu xoojin lahaa, laguna horumarin lahaa dhinac waliba oo u...
Waxaa si lama filaan ah isku dilay madaxweynihii hore ee wadanka Peru oo kamid ah wadamada dhaca qaaradda Laatiin America.
Wasiirka arrimaha gudaha Peru ayaa uxaqiijiyay warbaahinta in uu is daldalay Alan Garcia oo muddo sedax jeer ah soo hoggaamiyay wadankan,
Saraakiisha Booliska ayaa sheegay in madaxweynuhu uu ka codsaday ciidamadii...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta tababar usoo xiray ururka Gorgor oo qayb ka ah ciidanka Kumaandoosta ee DANAB.
Ururka Gorogor oo ah ururka koowaad ee DANAB ee Turkigu tababaraan, qaybna ka ah shan kun oo ciidan ah oo dawladda Soomaaliya ay kula heshiisay dawladda...
Shirka golaha wasirrada Puntland oo maanta ka qabsoomay xarunta madaxtooyadda Puntland ee magaalada Garoowe ayaa looga hadlay arrimo ay kamid yihiin amniga, imtixaanaadka shahaadiga ah, Barnaamijka dib u habaynta iyo casriyeyenta Hay’adaha Dowladda Puntland, Dib u eegista xeerka kufsiga iyo Warbixinno kale.
Shirka waxaa guddoomiyay madaxweyne ku-xigeenka Puntland, Ahna Ku-simaha...
Ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa xilal Wasiirro u magacabay shaqsiyaad ay ka mid yihiin siyaasiyiin caan ah oo madaxweynayaal ka soo noqday qaar ka mid ah gobollada dalka Itoobiya.
Gedu Andargachew madaxweynihii hore ee Ismaamulka Gobolka Amxaarada ayuu Abiy Ahmed u magacaabay Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya isaga oo...
Ciidanka amniga magaaladda Burco ayaa xalay xabsiga u taxaabay wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo mudaba la raadinayey.
Sida wararku sheegayaan waaranka qabashada wariye Coldoona ayaa diyaar ahaa,isla markaana waxa lagu qabtay magaaladda, inkastoo isku dayey inuu ciidanka ka baxsado ugu dambayn waa la qabtay.
Coldoon ayaa marar badan sheegay in lala...
Dowladda Soomaaliya ayaa geysay qeybo ka mid ah Isgoys-yada muhiimka ah magaalada Muqdisho ciidamo cusub oo ah kuwa rabshadaha ka hortaga oo maalintii shalay la soo bandhigay.
Isgoysyadan lagu arkayo ayaa waxaa ka mid ah Dabka, Afarta Darjiino, Sanca, Banaadir iyo Isgoys-yo kale oo waaweyn oo ku yaalla magaalada Muqdisho.
Dowladda...
Iyadoo saacadihii ugu danbeeyay siweyn loo hadal hayay dibadbaxyo kacdoon Shacab ah oo la filayay in ay maanta ka dhacaan magaalada ayaa waxaa arintaa ka hadlay taliska Booliiska dowladda Soomaaliya.
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Bashiir Cabdi Maxamed ayaa sheegay in banaanbax in la qabtaa aysan wax weyn aheyn, hasse ahaatee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha cusub ee Boqortooyada Baxrayn iyo Dowladda Burundi ay usoo magacaabeen Soomaaliya Mudane Juma Axmed Alkaabi iyo Mudane Remy Barampama.
Danjiraha cusub ee Boqortooyada Baxrayn Dr Juma Axmed Alkaabi ayaa Madaxweynaha soo gaarsiiyay salaan uu ka...


















