Monday, August 17, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Dowlladda Iiraan ayaa sheegtay in ay si aan ula kaceyn ciidamadeedu u soo rideen diyaarad laga lahaa dalka Ukraine. War laga sii daayay ama laga baahiyay saakay saakay ayaa lagu sheegay in falkani uu ku dhacay oo  burburka diyaarada uu ka dhashay"khalad uu bina'aadam sameeyay ". Dadkii mas'uulka ka ahaa ayaa...
Dowladda Cumaan ayaa ku dhawaaqday in uu geeriyooday Qaabuus Binu Saciid oo ahaa hoggaamiyihii guud ee dalkaasi. Suldaanka ayaa dalkaasi xukumaayay 50 sano, isagoo sannadkii 1970kii Afgembi xilka kagala wareegay Aabihii. Muran badan ayaa ka taagan cidda badali doonta boqorka,maadaama uusan dhalin wax caruur ah, waxaana Sharcigga dalkaasi uu dhigaya in cidda boqorka ay...
Dowladda Kenya oo ayaa sheegtay in ayfoojignaan dheeraad ah ka qabaan weerarro kale oo uga yimaada xoogagga Ururka Al-shabaab iyadoo heegan buuxa galisay ciidamadeeda. Kenya ayaa ciidamo dheeraad ah oo isugu jira Boolis iyo militari geysan ama ku xoojisay ciidamadeeda ku sugan wadada isku xirta deegaanka Elwak-Kotulo iyo magaalada Mandheera iyo degaankaasi. Saraakiisha...
Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa waxaa ay u ambabaxeen magaalada Asmara ee Caasimadda dalka  Eritrea. Wafdiga ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ka sii sagootiyey mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka  Soomaaliya, waxaana la filayaa in halkaas ay wada hadallo lagu xoojinayo...
Muxuu ka dhigan yahay gantaalada IRAN ku weerartey Saldhigyada ciidamada Maraykanku isticmaalo ee Ciraaq ee aan cidna waxba ku noqon? Habeenkii xalay ayaa ciidamada IRAN oo ka jawaabaya dilkii Gen. Qassem Suleymani, waxay weerar gantaalo ah ku qaadeen labo Saldhig oo ciidamada Maraykanku isticmaalaan kuwaas oo ku yaala Cayn Al-Assad...
Wasaarada Gaashaandhigga ayaa xaqiijisay in 2 Xero oo ciidan oo ay ku leedahay Gudaha Dalka Iraq la wareeray, Maraykanka ayaa sheegay in Iran ay bartilmaameedsatay laba saldhig oo ku Irbil iyo Al-Asad, sidoo kale waxay sheegeen in ay waddaan qiimaynta khasaaraha ka dhashay weerarkaas, Sidoo kalena loo gudbiyay Madaxweynaha...
Safaaradda Mareykanka ee UAE ayaa maanta oo talaado ah soo saartay digniin dhinaca amniga ah, iyada oo uga digtay muwaadiniinteeda xiisadaha kacsan ee ka jira gobolka. Safaaradu waxay kula talisay muwaadiniinteeda Mareykanka inay galaan feejignaan amni oo heer sare ah isla markaana aysan dhayalsan qataraha amni ee ka jira bariga...
Saldhiga ciidamada ingiriiska ee Kenya ee la yiraahdo BATUK ayaa heegan buuxa la galiyay, kadib markii la xiray saddex nin oo u muuqday inay sahminayeen meelaha ugu fudud ee lagasoo weerari karo saldhigaas. Saddexda qof oo looga shakisan yahay inay katirsan kooxda Alshabab ayaa kasoo muuqday kaamerada qarsoon ee ku...
 Maanta ayaa lagu waddaa in la aaso Meydka Jeneraal Qasem Suleimani oo madax ka ahaa ciidamada Quds ee Iran, kaas oo uu Mareykanka ku dilay duqeyn dhanka cirka ah. Warbaahinta Iiraan ayaa sheegtay in meydka Jeneraal Qasem Suleimani la geeyay magaalada uu kasoo jeedo ee Kerman, halkaasi na lagu aasi...
Taliska Ciidamada Mareykanka ee Qaaradda Africa (AFRICOM) ayaa shaaca ka qaaday in Saddex qof oo u dhashay dalka Mareykanka lagu dilay weerarka Axadii ka dhacay xerada Camp Simba ee dalka Kenya. Dagaal-yahanada Al Shabaab ayaa weerar ismiidaamin ku bilowday ku ekeeyay xerada Camp Simba oo ku taala deegaanka Mandy Bay...