Monday, August 17, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Warbixino ay daabaceen wargeysyada kasoo baxa dalka Kenya ayaa saaka waxaa ciwaan looga dhigay in weerarka Al-shabaab ay ka fuliyeen deegaanka Lamu uu xiriir la leeyahay khilaafka u dhaxeeya Iraan iyo Maraykanka islamarkaana aargudashadii Iran ay ku hanjabtay ay tani qayb ka tahay. Balse afhayeen u hadlay Al-Shabaab ayaa beeniyay...
Wasaaradda Difaaca Mareykanka ayaa sheegtay in weerarkii shalay lagu qaaday saldhiggooda Miilitari ee gobolka xeebta ‘’ Lamu ‘’ ee dalka Kenya lagu dilay saddex ruux oo isugu jiray Askari Mareykanka ah iyo Labo ruux oo Qadaraaslayaal ah. Sidoo kale waxaa ay sheegtay in weerarkaa lagu dhaawacay Labo ruux oo Mareykanka...
Iyadoo ay sii kululaaneyso xiisada Diblomaasiyadeed ee u dhaxeysa Mareykanka, Ciraaq iyo Iiraan, ayuu madaxweyne Donald Trump ugu hajabay dalka Ciraaq cunaqabateyn ballaaran haddii ay xukuumaddu meel mariso qaraarka ama go'aanka ka soo baxay Baarlamaanka. Barlamaanka dalka Ciraaq ayaa ansixiyay qorshe dalkaas looga saarayo ciidamada ajnabiga ah ee jooga gudaha...
Qaramada Midoobay ayaa dhaleeceeysay weerarkii cirka ee Mareykanka ku dilay Qassim Soleimani oo reer Iran ah, waxayna caddeysay in uu jabinayo sharciga xuquuqda aadanaha. "Dilkii qorsheysnaa ee loo geystay Qasem Soleiman iyo Abu Mahdi Al-Muhandis waxay u badan tahay inay yihiin sharci darro isla markaana waxay ku xadgudbayaan sharciga xuquuqda...
Safaaradda Mareykanka ee Baqdaad ayaa ku boorisay dhammaan muwaadiniinteeda inay si deg deg ah uga baxaan Ciraaq. Arrintaan ayaa timid ka dib markii Mareykanku duqeyn ku dilay Madaxii ilaalada kacaanka Iran Qassem Soleimani iyo taliyihii malleeshiyaadka Ciraaq Abu Mahdi al-Muhandis. Xiisadaha sii kordhaya ee ka jira Ciraaq iyo gobolka, Safaaradda Mareykanka...
Tirada dadka ku dhintay duufaano xoog badan oo ku dhuftay badhtamaha Filibiin xilli lagu jiray ciida Kirismaska ayaa kor u dhaaftay 50 qof, sida ay sheegtay wakaalada wararka ee AFP. Dabaylaha Typhoon Phanfone iyo roobab mahiigaan ah ayaa burburiyay dhismayaal ganacsi oo badanaa ku yiilay jasiiradda dhexe ee Visayas, taas...
Diyaarad ay saarnaayeen in ka badan 90 qof ayaa waxyar un kadib markii ay kacday ku dhacday dalka Kazakhstan, ayada oo ay ku dhinteen 12 qof, halka in ka badan 20 kale ay ku dhaawacmeen, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta. Guddiga Duulista Rayidka ah ee Kazakhstan ayaa bayaan uu soo saaray...
Kenya iyo Soomaaliya ayaa la filayaa inay yeeshaan kulan xuduudeed ka dib weeraradii argagixiso ee ka dhacay Gobolka Wajeer saddexdii bilood ee la soo dhaafay. Wakiilka Gobolka Wajeer Jacob Narengo iyo kooxda amniga ee gobolka ayaa soo noolayn doona shirar wada-jir ah oo u dhexeeya bulshooyinka ku nool Kenya iyo...
Madaxweynaha dalka Eritrea Isaias Afwerk iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa subaxnimadii hore ee saakay ka degay magaalada Addis Ababa ee dalka iyadoo halkaas siweyn loogu soo dhaweeyay. Garoonka diyaaradaha ayaa waxaa ku soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed iyo xubno kale oo ka tirsan Golihiisa Wasiirada. War qoraal ah oo bartiisa...
Shirkadda Boeing ee sameysa diyaaradaha ayaa si ay dib ugu soo ceshato sumacadeedii macaamiisha waxaa ay shaqadii ka eriday madaxii shirkadda Dennis Muilenburg kaddib markii shilal is xig xigay ay galleen diyaaraddo ay shirkaddu laheyd. Guud ahaan marka la eego shilalka ay diyaaradani gashay muddo Shan Bilood ah waxaa ku...