Monday, August 17, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Saameynta milateri ee dalka Turkiga ayaa sanadihii dambe aad loo dareemay, waxaan ugu dambeeyay ciidamada Turkiga uu u diray dalka Libya iyo kuwii kasii horeeyay ee hawlgalka ku fuliyay waqooyiga dalka Suuriya. Turkiga oo sidoo kale kamid ah ciidanka Gaashaanbuurta NATO, saldhig aad u ballaaranna ku leh magaalada Muqdisho ee...
Kulanka Baarlamaanka Waddamada ku bahoobay Jaamacadda Carabta oo Shalayto lagu soo gaba-gabeeyay Magaalada Qaahira ee xarunta Dalka Masar ayaa laga soo saaray bayaan lagu taageerayo Dowladaha Soomaaliya iyo Suuriya. Bayaanka lagu taageeraya  Soomaaliya oo gundhig u ah  horumarka dhinacyada badan leh ee ay Dowladda Federaalka Soomaaliya  sameysay ayaa mar kale...
Raiisel wasaaraha Russia Dmitry Medvedev ayaa ku dhawaaqay in dowladda oo dhami ay is casishay. Go’aankaan ayaa noqday hadal yaab leh oo lasii daayay waxyar un kadib markii madaxweyne Vladimir Putin uu jeediyay Madaxweyne Putin ayaa aqbalay is casilaadooda,  wuxuuna uga mahadceliyay wasiirrada shaqadooda adag wuxuuna ka codsaday inay sii  shaqeeyan ...
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay adkeyneyso Amaanka  Macalimiinta Gobolka Waqooyi Barri kaddib markii ay bartilmaameed u noqdeen xoogagga Ururka Al-shabaab. Macalimiinta gobolka ayaa bilaabay in ay isaga cararraan deegaanka kaddib iyaga oo baqdin weyn ka qaba weerarro kale oo uga yimaada dagaalamayaasha Al-shabaab oo dhowr jeero oo hore ku...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka soo laabtay dalka Cumaan oo uu kaga qeyb galay tacsida Suldaan Qaabuus Binu Siciid. Madaxweynaha oo Suldaanka cusub ee Cummaan Haysam Bin Daariq kula kulmay Qasriga Saldanada dalkaas ayaa la wadaagay in shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ay la qaybsanayaan murugada...
Shirkadda DP World ayaa ku guuleysatay wareeg kale oo sharci ah oo ka dhan ah dowladda Jabuuti oo ku aadan dekeda Doraleh. Maxkamaa Xallinta Khilaafaadka Caalamiga ah ee London ayaa ku amartay Jabuuti inay soo celiso xuquuqaha iyo faa'iidooyinka iyada oo la raacayo heshiiskii 2006 ee DP World iyo Shirkadda...
Imaam u dhashay waddanka Uganda, oo ka mid ah wadaaddada ugu caansan dalkaas ayaa xiriirka loo jaray ka dib markii "uu guursaday nin uu u maleynayay inuu yahay haweeney", sida uu qoray wargeyska Daily Monitor. Sheekh Maxamed Mutumba ayaa argagaxay markii uu ogaaday in qofka xijaabka xiran ee uu u...
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in xoogag lagu tuhusan yahay in ay ka tirsan yihiin Ururka Al-shabaab toogasho ku dileen saddex Macalin degmada Gaarisa ee gobolka Waqooyi Bari Kenya. Iyadoo ay Taasi Dhacdey ayey Dawladda Dalka Kenya Heegan Galisay Ciidamada Amaanka,Isla Markaasna Waxey Arrintu U Muuqataa Mid aan Si Sahlan Looga...
Al-shabaab ayaa dilay 3 macallimiin dugsi hoose ah iyo dhaawaca hal arday, kadib markii ay weerar ku qaadeen  tuulada  Kamuthe, oo ka tirsan gobolka Gaarisa abbaara labadii habeenimo ee xalay. Al-shabaab waxay sidoo kale burburiyeen anteeno isgaarsiineed oo ay leedahay shirkadda Safricom intii uu socday weerarka. Sida boolisku sheegay, dableydu waxay...
Shirkadda DP World ayaa shaqaaleysiisay Ben-Menashe  oo ah sarkaal horey uga tirsanaan jiray sirdoonka Israa’iil, si ay ugu ololeeyaan maamulka madaxweyne Trump oo ka taageeraya dalabkooda ah in ay maamusho dekada ugu weyn ee Suudaan. Shirkadda ayaa saxiixday heshiis $ 5 milyan ah - oo $ 1.5 milyan oo doollar...