Taliska Daraawiishta Jubbaland ee degmada Doolow ayaa soo saaray amarro cusub oo ku socda bulshada ku nool degmada iyo deegaannada ku hareeraysan, kuwaas oo lagu xoojinayo amniga iyo xasilloonida guud ee deegaanka.
War-saxaafadeedka ka soo baxay taliska ayaa ka koobnaa qodobo dhowr ah sida in Gaadiidka ku shaqeeya beeselka La...
Qareen Kenyan ah oo lagu magacaabo Phoebe Okowa ayaa Arbacadii loo doortay garsoore ka tirsan Maxkamadda Caalamiga ah ee caddaaladda (ICJ), si ay u buuxiso booskii uu banneeyay Abdulqawi Yusuf oo u dhashay Soomaaliya, kaas oo iscasilay isagoo xilka ka degay 30-kii Sebteembar.
Okowa waxay shaqada hayn doontaa inta ka...
Dowladda Boqortooyada Ingiriiska (UK) ayaa soo saartay warbixin cusub oo ku saabsan socdaalka Soomaaliya, taas oo ay muwaadiniinteeda ku wargelisay inay qaataan dal-ku-galka danabaysan ee Soomaaliya oo Somaliland ku jirto lakiin marka ay u socdaan magaalada Hargeysa looga baahanaan karo in ay markale garoonka ka qataan dal-ku-galka Somaliland, halka...
Madaxweynihii hore ee dowlada Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib mudo sanado ah oo uu dalka ka maqna.
Farmaajo ayaa waxaa si diiran ugu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho Xildhibaano, siyaasiyiin iyo qaybaha kala duwan ee bulshada...
Taliyaha qeybta guud ee ciidanka Booliska gobolka Banaadir Mahdi Cumar Muumin ayaa guddoomiyay shirka toddobaadlaha ee amniga magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho..
Shirka oo ka qabsoomay xarunta taliska guud ee Booliiska gobolka ayaa waxaa ka qeyb galay taliyeyaasha Saldhigyada degmooyinka gobolka Banaadir iyo saraakiisha sare ee ka howl gala gudaha...
Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta kulan gaar ah kula yeeshay Xafiiskiisa magaalada Muqdisho Safiirka dowladda Jarmalka u fadhiya Soomaaliya Sebastian Groth.
War kasoo baxay Xafiiska Raysal wasaare Xamse ayaa lagu sheegay in kulanka diirada lagu saaray xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhexeeya labada dal ee...
Shaqaalaha ka howl-gala garoonka caalamiga ah ee Aden Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa maanta sameeyay shaqo joojin, iyagoo ka cabanaya go’aanka shirkadda Favori ee maamusha garoonka oo dhowaan shaqada ka joojisay dhowr ka mid ah shaqaalahooda.
Wararka aynu ka heleeyno gudaha Garoonka ayaa sheegaya in shaqaalaha la ceyriyay ay gaarayaan...
Warar dheeraad ah ayaa laga helaya dagaal xoogan oo deegaano hoostaga degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ku dhexmaray ciidamo ka tirsan kuwa Macawiisleyda iyo kooxda Al-shabaab.
Ciidanka Macawiisleeyda ayaa weerar ku qaaday fariisin ay maleeshiyaadku ku lahayeen duuleedka degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, waxaana halkaas labada dhinac ku dhexmaray dagaal...
Afar carruur ah oo walaalo ah ayaa ku gubatay guri jiingad ah oo ku yaalla xaafadda October ee degmada Axmed Dhagax ee magaalada Hargeysa, kadib markii aabahood oo cadhaysnaa uu dab qabadsiiyay.
Carruurta oo kala ahaa saddex wiil iyo hal gabadh, oo dhammaantoodna ka yaraa da’da 10 jirka, ayaa ku...
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa si rasmi ah ugu dhowaaqay inuu mar kale u tartamayo doorashada madaxtinimo ee dalkaas ee lagu wado in ay dhacdo Abriil 2026, taas oo noqon doonta muddadiisii lixaad ee uu xukunka u tartamo, kaddib markii baarlamaanka Jabuuti uu dhawaan meesha ka saaray xayiraaddii...

















