Tuesday, June 2, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Taliyaha qeybta guud ee ciidanka Booliska gobolka Banaadir Gaashaanle Sare Mahdi Cumar Muumin ayaa guddoomiyay kulan looga hadlay amniga guud ee Caasimadda iyo ka hortagista falalka lidka ku ah amniga. Kulanka ayaa ugu horeyn waxaa warbixino la xariira xaalada amniga looga dhageystay saraakiisha ciidanka Booliiska, gaar ahaan falalkii ugu dambeeyay...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa soo saaray war-saxaafadeed uu uga hadlayo xaaladda bini’aadantinimo ee ka dhalatay abaarta dalka ka jirta, taas oo hadda saameysay ku dhowaad shan milyan oo qof. Farmaajo wuxuu sheegay in dadkaasi ay yihiin kuwo aan helin gargaar ku filan, isla markaana xaaladdooda ay...
Ciidanka gaarka ah ee Gaashaan, ee hoostaga Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), ayaa xalay fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Cumar Beere ee gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalkan ayaa lagu beegsaday horjoogihii Al-Shabaab u qaabilsanaa farsamaynta iyo diyaargarowga qaraxyada ka dhaca gobolkaas sida loogu sheegay war saxaafadeed kasoo baxay...
Agaasimihii hore ee Hay’adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, ayaa qoraal ku weeraray Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, isaga oo uga digay xaalad siyaasadeed oo uu ku sifeeyay mid gaartay xilli go’aan-qaadasho adag. Fahad Yaasiin, oo muddooyinkii dambe si weyn uga hadli jiray arrimaha siyaasadda...
Ciidmaada xoogga dalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ayaa howlgal qorsheysnaa ku dilay horjooge sare oo ka tirsana Maleeshiyaadka Al-shabaab ee ku sugan xadka gobolada Shabeellaha Dhexe iyo Galgaduud. Horjoogaha howlgalka lagu dilay ayaa lagu macaabi jiray Axmed Sheekh Cumar oo horay u soo noqday guddoomiyihii kooxda ee deegaanka...
Warar dheeraad ayaa laga helaya howlgal ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ku fashiliyeen qaraxyo miino oo ay kooxda Al-shabaab ku diyaariyeen deegaano ka tiran gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalkan ayaa waxaa si gaar ah u fuliyay  ciidamo ka tirsan guutada 7-aad ee qeybta 12-ka April, kuwaas oo burburiyay goobo kooxdu diyaarisay qaraxyo...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa wado qorshe ay gudoonka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka kaga dalbaneyso in xasaanadda laga qaado xubno ka tirsan Baarlamaanka oo lagu eedeynayo inay ku lug leeyihiin dilal maleeshiyo beeleed ka gaysteen qeybo ka mid ah gobolka Shabellaha Hoose. Xeer Ilaaliye ku xigeenka Maxkamadda...
Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa xukunno kala duwan oo isugu jira dil toogasho ah xabsi ciidan iyo sii deysmo kasoo saartay dilal argagax lahaa oo dhawaan ka dhacay degmada Wanlaweyn iyo Yaaqbariweyne oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose. Kiiskan ay Maxkamaddu kasoo saartay xukunada kala...
The Federal Government of Somalia has said it is ready to share the revenue generated from the electronic visa (e-Visa) system that it implemented in September 2025. Somali State Minister for Foreign Affairs, Ali Omar “Ali Balcad,” in an interview said that the government has responded to Somaliland’s complaints regarding...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay diyaar u tahay wadaagista dakhliga ka soo xarooda nidaamka dal-ku-galka elektarooniga ah (e-Visa) ee ay hirgelisay bishii Sebtembar 2025. Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda xukuumadda Soomaaliya, Cali Cumar “Cali Balcad” oo wareysi bixiyay ayaa sheegay in dowladda ay ka jawaabtay cabashooyinka Somaliland ee la xiriira nidaamka...