Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in uu diyaariyay kharashkii doorashooyinka, isla markaana aanu rabin in uu kursiga ku sii raago.
Madaxweynaha oo kasoo muuqday barnaamij gaaban oo France 24 kaga hadlaysay arrimaha doorashooyinka Somaliland, ayaa tilmaamay in xukuumadiisu ay diyaar u tahay in ay doorasho qabato.
"Dowladdaydu 10 milyan...
Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Soomaaliyeed Jenaraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay wajiga labaad ee howlgalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab iyo guulaha ciidanka dowladda ay gaareen saacadahii lasoo dhaafay.
Janeraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa ugu horeyn sheegay in wajiga labaad ee howlgalka ka dhanka...
Taliyaha guud ee Ciidamada Itoobiya Birhanu Julla oo la hadlay Warbaahinta ay maamusho dowladdu ayaa sheegay inaysan jiri doonin oo aan la arki karin isla markaana wakhtigoodii uu dhamaaday Ciidamada Liyuu Booliska ee ay gaar u lahaan jireen dowlad degaannada dalka Itoobiya.
Taliyaha ayaa sidoo kale sheegay in lasoo gabo...
A fierce battle between the Sudanese military forces and the RSF emergency forces is still going on in some parts of Khartoum, and the fighting is said to be spreading to the front areas.
The military forces that govern Sudan have started to use warplanes, and the forces are hitting...
Dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidamada milatariga dalka Sudan iyo ciidamada gurmadka deg dega ee RSF ayaa wali ka socda qeybo kamid ah magaalada Khartuum, dagaalka ayaana lasoo sheegayaa in uu kusii fidayo deegaanno hor leh.
Ciidamada milatariga ee maamula Sudan ayaa bilaabay in ay adeegsadaan diyaarado dagaal, waxa ayna...
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya uga qeybgalay shirka saddex geesoodka ah ee dalalka Soomaaliya, Talyaaniga iyo Itoobiya.
Shirkaan saddex geesoodka ah ee u dhaxeeyay Madaxda dalalka Soomaaliya, Talyaaniga iyo Itoobiya ayaa ahaa mid looga hadlay iskaashiga dhinacyada Amniga, dhaqaalaha,...
Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in ciidanka dowladda oo kaashanaya ciidanka Daraawiishta Galmudug iyo kuwa dadka deegaanka iney saakay si buuxdo ula wareegeen gacan ku heynta deegaanka Budbud ee gobolka Galgaduud.
Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya Cabdullaahi Cali Caanood oo goordhaw shir jaraa'id qabtay ayaa sheegay in ciidanka dowladda...
Prime Minister Abiy Ahmed held talks with his counterpart, Italian Prime Minister Giorgia Meloni and the President of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud.
Prime Minister Abiy Ahmed's meeting with the leaders of the two countries was about how to strengthen the tripartite cooperation.
The leaders also discussed how to strengthen their cooperation...
Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed ayaa wadahadal la yeeshay dhiggiisa, Ra’iisul Wasaaraha Talyaaniga Giorgia Meloni iyo Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud.
Ra’iisul wasaare Abiy Axmed ayaa kulanka uu la qaatay madaxda labada dal ayaa ku saabsanaa sidii loo xoojin lahaa iskaashiga saddex geesoodka ah.
Madaxda ayaa sidoo kale ka wada hadlay sidii...
Dowladda Cuba ayaa ka dhawaajisay in ay dadaal dheeri ah ku bixineyso sidii loo sii deyn lahaa labo ka mid ah dhakhaatiirteeda oo laga afduubtay meel u dhow xadka Kenya ay la wadaagto Soomaaliya.
Qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka ayuu madaxweyne Miguel Diaz-Canel ku sheegay in la sameeyay dadaallo...


















