Wednesday, August 12, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa saacadahii lasoo dhaafay kooxda Al-shabaab kala wareegay deegaanada kala ah Ceelbiyoodyo iyo Ceel Cali Xasan oo ka tirsan gobolka Galgaduud ee maamulka Galmudug. Taliyaha guutada afaraad ee qeybta 27 -aad ee ciidanka xoogga dalka Korneyl Saney Cabdulle ayaa warbaahinta qaranka u sheegay in ciidamada ay...
Madaxweynaha  Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa. Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa magaalada Addis Ababa kaga qayb gelaya shir saddex geesood ah oo ay yeelanayaan dalalka Soomaaliya, Itoobiya iyo Talyaaniga. Shirkan ayaa la sheegay inay hoggaamiyeyaasha saddexda dal ay ka arrinsanayaan dib-u-habaynta iskaashiga ka dhexeeya...
Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Soomaaliya, Gen, Biixi, ayaa sheegay inay qaateen qorshe ay kaga hortagayaan in Shabaab mar kale soo weeraro xarumaha ciidamada Dowladda iyo kuwa deegaanka. Taliyaha ayaa sheegay inay qibrad iyo waayo aragnimo ka qaateen weeraradii ugu dambeeyay ee Alshabaab ka geysteen degaanada laga xoreeyay, kuwaas...
Haweeney Soomaali ah oo da'deeda lagu sheegay 35 jir, ayaa meydkeeda laga helay suuliga gurigeeda oo ku yaal waqooyiga magaalada  Hyderabad, ee dalka India. Ninkeeda oo lagu magacaabo Liibaan Cabdi Cali, ayaa walaac ka muujiyay markii ay ka jawaabi weyday garaaca albaabka u soo garaacay. Aakhirkii waxa uu xoog ku...
Wasiirka Wasaaradda Amniga XFS Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) ayaa Magaaladda Belgrade ee Dalka Serbia Tababar ugu soo xiray Qaar ka tirsan Ciidanka ilaalada gaarka ah ee Madaxtooyada Soomaaliya kuwaas oo Muddo Afar bilood ah Tababar Sare ku qaatay dalka Serbia. Munaasabadda Xiritaanka waxaa goob joog ahaa Wasiirka Arrimaha Gudaha...
Taliyaha ciidanka Booliiska gobolka Banaadir Mahadi Cumar Muumin ayaa ku eedeeyay siyaasiyiinta hubaysan ee dowladda in aysan fulin amarkii kasoo baxay madaxweynaha Soomaaliya ee lagu xakamaynayay hubka nuucyadiisa. Taliyaha ayaa sheegay inay ciidamada dowladdu bilaabeen howlgal lagu xaqiijinayo amniga magaalada Muqdisho, sidaas darteedna aan la aqbali karin in magaalada Muqdisho...
The governments of Somalia and Germany signed a financial agreement in Mogadishu today amounting to 19 million US dollars for the recovery of Somalia's economic and business resources. This agreement, which is said to have been going on for almost two years, was signed today by Gargara, a branch of...
Dowladdaha Soomaaliya iyo Jarmalka ayaa Maanta magaalada Muqdisho ku kala saxiixday heshiis dhaqaale oo gaaraya 19 Milyan oo doolarka Mareykanka ah oo loogu talo galay dib usoo kabsashada ilaha dhaqaalaha iyo ganacsiga Soomaaliya. Heshiiskaan oo la sheegay inuu soo socday ku dhawaad laba sano ayay Maanta kala saxiixdeen hay’adda Gargaara...
Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in Jeneral Maxamed Siciid Xirsi Morgan, oo soo noqday wasiirka difaaca Soomaaliya xiligii dowladii kacaanka uu Laascaanood ka dagaalamayo. Morgan oo ay Somaliland ku eedayso in uu danbiyo dagaal ka gaystay magaalada Hargeisa iyo nawaaxigeeda, intii uu socday dagaalkii dowladii kacaanka iyo ururkii SNM, ayuu Wasiirka...
Puntland ayaa sheegtay weerarkii shantii bishaan ka dhacay magaalada Boosaaso ee lagu qaaday shirkadda Almacruuf, inay ka dambeeyeen kooxo argigxiso oo farriisin ku leh buuraleyda gobolka Bari. Taliyaha ciidanka Booliiska Puntland, gaashaanle sare Muumin Cabdi Shire ayaa caddeeyay ujeeddada weerakan inuu ahaa cabsi galinta ganacsatada magaalada Boosaaso, si ay lacago...